Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: 3 kaladaran kala doorta!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Monday, January 08, 2001 - 07:10 am
Gardaro
Guuldaro
Gunimo
Nimanka xilalka waawayn uhaya Ina Salaad Boy oo kala ah:
Abdullaahi Boqor Muuse, Xassan Abshir Waraabe iyo Cali khaliif Galayr waxay ku khasbanyihiin in ay kala doortaan 3 kaladaran middood oo kala ah:

GARDARO
In weerarkii ay ku qaadeen Balcad iyo Gobolka Bakool uu ahaa midd gardaro ah iyagoo qiranaya in ay yihiin koox oo ay katanazulaan sheegashada beenta ah ee ay sheeganayaan in ay yihiin dawlad soomaaliyeed, sidaas dartedna ay caddaystaan beentooda. Taasi waa xal dhaw oo dadkooda ay kuwaydiisan karaan danbidhaaf.

GUULDARO
Maadaama ay ku guuldaraysteen in ay wax khasbaan oo waatan laga soo cayriyay meelihii ay damceen in ay ka bilaabaan hawlgalkooda ayaa midda kale ee ubanaan waxaytahay in ay qirtaan in ay ku guuldaraysteen in ay wax ku xaliyaan sidii uu hogaamiyahoodii hore ee Siyaad Bare uu wax ku xallin jiray oo ahayd in uu umadda khasbo, isla markaana ay isdhiibaan oo sidaas darteed ninwalba isagoo aan dawladnimo sheeganayn uu dadkiisii isudhiibo oo uu toobad waydiisto. taasna waa xal dhaw oo u banaan hadii ay dantooda yaqaanaan.

GUNIMO ama Bahdilnimo
Waxaa iswaydiin leh in Cabdulaahi Boqor Muuse oo laleeyahay waa "wasiirka" Difaaca uu ogyahay in Ciidamada Cayrku ama Ciidanka Kooxda Carta ay weerareen kooxda RRA-da oo aan iyagu wax dhib ah gaysan kaliya in ay diideen in ay u hogaansamaan Ina Salaad Boy, waayo markii lawaydiiyay dagaalkii Balcad ayuu waxa uu ku jawaabay "Gaalaal ha lawaydiiyo" marka waayaabee maxaa adeerkay kallifay haddii uusan waxba ka ogayn wasaaradii lagumagacaabay. waase yaabee keebaa wasiir ah ma Galaal mase Cabdullaahi Muuse Boqor( kingkong). Waxaan filayaa in Galaal yahay wasiirka difaaca ee dhabta ah ee kooxda Carta.
waxaase kale oo iyaduna dadnimo xumo ah in uu wali raali kuyahay bahdilnomada lagusameynayo ee ah in uusan waxba ka ahayn wasaaradii lagumaagacaabay.
Marka nimanka kayimid Puntland waxaa ubanaan in ay qirtaan in la bahdilay oo Ina salaad Boy soo bahdilay.
S/C
wiilqardhood.@.yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Monday, January 08, 2001 - 07:26 am
Salaan kadib.
Wiil-Qardhood adiganba salaan gaara ayaan ku salaamay .

waxaan filayaa mudo layguma arag netka waana layska fahmayaa.
mida kale arinkaan aad sadexda u qaybisay kulama qaad-qaadayo laakiin waa sidee yare extreemly ayaad u hadlaysaye. armay fiicantahay marka aad wax ka hadlayso inaadan cadaalada ka tegin,waan dhegaysanaayay Waraysigii Dr Shaarguduud wixii siyaasad ahayd uu kahadlayna caruurta ayaa fahmi karaysay.

nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cardoofe

Wednesday, January 10, 2001 - 03:52 pm
Waad mahad santahay saaxiib sida aad uhadahsay lakiin kuguma raacsani maxaa yeelay been tiinii baad meesha ku wadaa sida aan horay u idhi na 10 jeeroo kale mac macu xaytaree waa waxbana doofaar baa tahay dhowlada na baryo maaha waa sanka gelis
mah bar yahow wax dhoo dhoobaa wax is kula har waxaa laga yaabaa in aad dhowladaan aad dhaleecaynaysid
in aythay dad ilaahay noo soo diray oo cudur maxamuud cunaha qabta cunihiibaa waynaaday waana waynaa waligoode waxna ma ku guulaystaa waa rag jilicsane marka shacab noqda beentii waa la is ku fahmaye waxaad tihiin tala raac tale keen maba noqonkartaan ee fadhi ku mac mac leeya yaal edabyeesha taa waa iga talo intaa iyo is maqal danbe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garoowe

Thursday, January 11, 2001 - 05:32 pm
cardoofe rayigaaga dhiibo laakiin sidii waxiskuma falihii hacaytamin

waxaad sheegtay marka cayda laga reebo wax macquula halkalmaa ku jirta taasoo ah dawladu waa sanka galis

hadaba walaalo nabigi wuxu yir markaad diinta fidinaysid cashiiradaada ka bilow bal dawlada hotelka kasaar oo ayraboorka iyo dakada noo fur ileen reer baribaan nahayoo bad xirana nalama maqashiiyee

sacadkana soo qanci markaa kadib isu keen keen hadaan gabdha nahay iyo hadii kale markaasaan is baranaynaaye

wararkii ugu danbeeyey waxay sheegeen

alxaaj m.suudi oo sheegay shirka sanca inuusan kasoo qayb galayn

xuseen caydiid oo yiri mudane c/qaasin shirka haku yimaado [as a function leader not as a president]and last but not the least the democratically elected president of puntland

oo sheegay in reer carta uu kuli xabsi ku gurayo wixii maamulkiisa soo fara galiya