Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : AFAR FUUSTO OO SUN KU JIRTO LAGANA HELAY CALUULA BAY CAANO MOODEEN OO AY KU SUUXEEN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIRMA-QABE

Monday, January 08, 2001 - 08:51 am
SUN BAY CAANO MOODEEN OO INTA INDHAHA TIRTEY KU WADA SUUXEEN, KA XAA-XAABIYA ADINKAA KA DANBEEYEY SUNTA SOOMAALIYA LAGU SHUBEY HADANA ADINKAA UGU HORMAREY DHADHAMINTEEDA INTAAD ISLAHEDEN HAWIYAA KU DHAMAANAYA BAAD KU WADA SUUXDEEN ALLA MAXAA TAA IDINKAGA DANBEYN DOONA???.
WAXAA LA YIRI "GOD SIREED HA QODIN HADAAD QODIDNA HA DHEEREYN KU DHICI DOONTAA LAMA OGEE".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali1

Monday, January 08, 2001 - 09:09 am
Sxb, maxaad Hawiye iyo Daarood iskugu diraysaaa.hadaad waan goostay tidhi ,miyaad faraha ka qaadid dadkaan wali Somaalinimada aaminsan???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali-2

Tuesday, January 09, 2001 - 08:15 am
Anigaba hadaan aqoon u laheyn waxaas waan cabi sidey reer caluula u cabeen. ah...aah