Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Ujeedada Dowlada KMG Waa Maxe Xaga Militeriga & Is Hubeynta? Ma Dagaal Xoog Leh Bay Isku Diyaarinayaan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ballistic Missle BM

Monday, January 08, 2001 - 09:59 am
S/C, Dhamaan

Aniga waan taageersan DKMG ah. Laakiin ayaamahaan shaki baa igalay. Sababtana waa Jen. Galaal oo loo diray Dalka Ruushka suu hub usoo qaado. Hub Ruushka laga keeno waa WWIII in Muqdisho waana lisku baa'baa. By now the KMG is mad cause they again lost another battle to the RRA. Message: Gabyow, Morgan & Shaargaduud are tools of Ethiopian military strategy to destabalize Somalia. Hadii hub la keeno, I say attack Itoobiyo and bomb the fukers!