Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: HABAR GIDREEY MAXAAD XAMAR&NAWAAXIGIISA WALI ,U. JOOGTAAN MAAD BAXDAAN WAALA YAABAN YAHAYE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxog

Monday, January 08, 2001 - 02:56 pm
TO DHAMAAN HABAR GIDIR
HABAR GIDIREEY SOOW MOOGIDIN IN NIN
WALBAA KU NOQDAY DHULKIISII WADANKANA
XUDUUDO LAKALA LEEYAHAY XAAD KUDIIDEEN
INAAD DHULKIINII KU NOQOTAAN WAALAYAABE
MARKII HORANA WAXAAD NAGU SOO GASHEEN
DAAROODAA NA RAACDAYSAA HADAAN IDINKA
REEBNAYNA AXSANTU IDINKAMAANAN HELIN
EE ANAGII AAD NAGULA GALGALATEEN WIXII
DAAROOD IDINKU NACAY
MAANTA HAWIYE IYO DAAROOD UDAGAALAN MA JIREE
XAAD UNOQON WEYDEEN MAXAARAANTAANAAD RABTAAN
INAAD WALIGIIN NAGU HAYSATAAN OO WAXAAD ISKA
YEELYEELAYSAAN DAAROOD HAKU RIOONINA
IN NIN HABAR GIDIRA XAMAR NAGU XUKUMO OO AAN
UGU YEERO MADAXWEYNE NINDANBE OON XAMAR IYO
NAWAAXIGEED U DHALAN NA XUKUMI MAA

TO ABGAAL ,,MURURSADE REER XAMAR DIGIL &MIRIFLE
WAA AYAAN DARO ANAGOO INTAA FARA LE EG HADII
HABAR GIDIR RABTO INAY BAD&BERI DHU&DHAQAALE
NAGU GUMAYSTAAN DHULKEENII CARUURAHEENII NAFAQO
DARO INAY U DHINTAAN RAGNA AGOONTEENII INAY
SHAXAADAANN RAGA DHULKOODA KA TAAJIREY
ANOO KU HADLAYA MAGACA AFAR QOOBLE WAXAAN
KA CODSANAA DHAMAAN NIMANKA MATAL URURADA
BEELAHAAS HABAR GIDIR XAMAR KUMA DHALAN
NAGUMANA GUMAYSAN KARAAN BAABUURAA NOO KEENTAY
BAA BUURTOODII HALAGU DAAD GUREEYO HADAY DIIDAAN
YAAN LAGA YEELIN INAY XAMAR KURSI YAAL FARIISTAAN
OOY MADAXA NAGA GARAACAAN HADAAN SAAS YEELNO
OOY DHACDANA ALAYLEHEE DUMARAAN NOQONEE
HANA GUURSADEEN,,,,
NIN WALBAA TUULADUU LAHAA TARTIIB HAKU TAGO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALKACYO

Monday, January 08, 2001 - 03:46 pm
WAR ANAGAA (DAAROOD) XAMAR UGA BAXNAY BILAASH IYO BEEN OO NAGU TIRAAHDEEN DHULKA MA LIHIDIN 1991. BEENTAAS REER ABTIGEEY KAMA DAADEGTO MANA QAATAAN. SADEX ARIN MIDKOOD YEELA HADAAD RABTAAN IN XAMAR H/GIDIR KA BAXDO. CASIMADA HALOO RARO DH/MAREEB AMA GAROOWE, BAYDHABO, HARGEYSA,KISMAYO AMA QARANKA SOMALIYA LA YIRAAH HALA BURBURIYO OO GOBAL WALBA DOWLAD MADAX BANAAN HANOQOTO. ANIGU WAAN QABAA IN GOBALKA BANAADIR LOO DHIIBO REER BANAADIRI AMA MUDULOOD MASE QABO INAAD NAGA DHAADHICISAAN XAMAR DADKA WAAN KA XIGNAA. DAAROOD HADAAN NAHAY INAGAA WAXAAN KU SOO TIIR IYO TACAB BEELNAY RAG KALE UGA SOO TAGEY H/GIDIR MEELNA UMA SOCOTO. FIGRADAAS AH XAMAR H/GIDIR HAKA BAXDO U MALEYN MAYO RUUX ABGAALA OO WAX GARADA INUU QABO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murcood

Monday, January 08, 2001 - 05:43 pm
TO GAALKACYO
WALAALOOW XAAD SAAS U LEDAHAY
WAXGARADKA AFARQOOBLOO DHAN
AYAA QABA ARINKAAN WAANA SUURTOOBEE
IDAN ILAAHAY FIGRADAADAASNA MA XUMO
CAASUMADA HALOO RARO MAGAALOOYINKAA
KALE XAMAR ANAGAA LEH ANGAANA MEESHAAN
RABNO CAASUMAD KA DHIGANAYNA
LAAKII CABDIQAASIM KURSIGIISA HALA AADO
DHUUSAMAREEB HABARGIDIRNA HANOOGA YEERTO
HADII KALE TAARIIQDA WAA GALIN
BALAAYADA AY KA SHAQAYNAWHAYAAN
XAYSE KUDIIDAYAAN INAY DHUL KOODII
DHISTAAN OO CAMIRTAAN MADAAROODAY
KACABSANOOYAAN OO MAHA WAY ISKU
DHAJINOOYAAN
HABARGIDIREEY DAAROOD CAFIS KA DALAB
OO DHULKAAGA NOQDAY QARYOOYIN WAA HORE
DADKEEDII LA HALAAGAY DHISTA OO KU NOQDA
XAASE LOO DHAHAA HAABARGIDIR WAA BADAN TAHAY
SOOWTAN GEBIGOODIIBA XAMAR QAADAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Tuesday, January 09, 2001 - 03:30 am
Ha iska joogeene iska daaya Intii cadow cuni lahaa Cali ha beeseysto.
BY Harti-Abgaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CULUSOOW

Wednesday, January 10, 2001 - 05:05 am
WLEE WAALA YAABAN YAHAY SABABTA HABR GIDIR
SAXARAHEEDII KU DIIDAY XAA KAA BI I LAHAA
HADAY BARWAAQAD AY KOONFUR KU JAQAAYAAN
WAX KA OGALAAN LAHAAYEEN
MEESHA DAAROOD NAC DAAROOD WAALAL YAABAAYEY
MUGII HORE EE ILAYN SUUS AA KU KACAY
OO ABAAR IYO XASILOONI DARO U KEENAY
XAADSE KA RABTAA MUGAY ISKA SOO BUUFIYEEN
AYNAGU SOO HURGUFEENE
WALEE ANAGUNA INSHA ALAAH MUG DHAWAAN
IDIN BUUFAYNAA EE MEEL DAYDA
OO ISAAQ BAL ISKU DAYA ILAYN SOOMAALI
WAXAA IDIIN LAABAN DHULISAAQE
ILAAHAYN IDIN QABAY WAXYARAA IDIIN HARAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIMCAALE

Friday, January 12, 2001 - 10:32 am
HABAR GIDIREEY XAA XAMAR KUUYAAL
OOD NOOGU AMAR KU TAAG LAYHEE
WALEE AFAR QOOBLOOW LAGU BARAY
LAGAANA TAGO EE TASHO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NABADOON H.GIDIR

Friday, January 12, 2001 - 01:40 pm
RUNTII WAAN KA XUMAHAY SHAKHSIGA MOOWDUUCAAN FURAY MAXAA YEELAY SIDAAS AAD KU HAWOONAYSID QARAN IYO DADNIMO LAGUMA GAARO MAANTAY SOOMAALI MAJIRO QABIIL QABIIL GUMAYSTA HORANA UMA JIRIN DALKASTAA IYO UMADKASTAABA WAXAY LEEDAHAY CAASUMAD AY DADKA OO DHAN MABAD KU WADA DAGANYIHIIN ANUGU MAQABO IN MAGAALADA MUQDISHO QAWMIYAD IYO QOLO GOONI AH LEEDAHAY MAXAAYEELAY DADBADAN AYAA KU DHAQAN HABARDIDIR INTA KA JOOGTANA WAYKAMIDTAHAY INTA HARSANNA WAXAY KU NOOLYIHIIN DHULALKOODA IYO DEEGAANADOODA ADIGA MAANTAY WARKAN QORAY UMALAYN MAAYO INAAD MUQDIHO AMA NAWAAXIGEEDA GOONI USHEEGAN KARTO MAXAA YEELAY MUQDISHO WAA CAASUMADEENII CID CID KAXIGTA MALEH QOFKASTA AYAANA DAGI KARA LAAKIIN MARKII AAM AADAN YABAAL,AMA CALIYAALO KUUGU IMAADO WAX IDHEH, SIDAAS AYAANA JAWAAB KUUGUFILAN HADAAD AQOON IYO GARAAD LEEDAHAY ,DAAROOD KUMAGUMAYSAN HABARGIDIRNA KUMA KORDAGANA LAAKIIN IN KAMID AH AYAA CAASUMADA DALKOODII JOOGA CIDNANA MARTI UMA AHA WAXAANA DIYAAR UNAHAY KA QAYBQAASHADDA DHISMAHA DALKEENII BURBURAY, CIDINA EEDDA LAMA SAARI KARO MAANTAY SOOMAALI OO DHANWAA ISDISHAY EED AYAYNA KALA TIRSANAYSAA LAAKIIN WAX WALBAABA WAXAA KA FIICAN WALAALKAYGOOW II NOOLOOW ANNA II OGALOOW INAAN KUU NOOLAADO DALKANA AAN WADA DHISANNA ISKA ILOOW WIXII DHACAY CIDNA YAANAY GADAAL URAACIN WIXII DHACAY HADII KALE DAGAAL & COOLAADIN IYO ABAABUL WAXAAN JIRIN CIDINA KU GUULAYSAN MAYSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALAYAALO

Friday, January 12, 2001 - 03:43 pm
TO,NINKA LA BAXAY NABAD DOON
H/GIDIR
BACOW AAD TAHAY &DADQAL
DHULKANA WAA LAKA LEEYAHAY
CAASAUMAD DADKA SOOMAALIYEED
U DHAXAYSA HADAY JIRTO
XAAN DAAROOD XAMAR UGA SAARNAY
XAADSE DHULKIINII UGA SOO BARAKACDEEN
SOOMAAHAYN DAAROODAA NA GUMAYSTA
DAAROOD SUUS AAD KU NOQOTAY
IYO CAYAYAAN WAANA ISKA KAA SOO BUUFIYEY
WALEE XAMAR INAADAN ILA LAHAYN
ANA WAAN KU BUUFIN GOORAY NOQOTABA
CAASUMADA AAD SHEEGEENA
LA AAD DHUUSAMAREEB
DUQUNA WANBARTIISA UDHIG
DABAAL QABIIL QABIIL MAJIRO
WIXII HORE HALA ILAAWO
HADAAN WIXII HORE ILOWNO
SEED NOO XUKUMEE
ASAAD MADAX WEYNE ISMOODAY
NABEE WAA XAAL CULUS
XAYSE KUUGU TAAL
LAGU ILAAWI MAA LAGUNA CAFIN MAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabay

Saturday, January 13, 2001 - 12:56 am
Anigoo mas,uul qaran ah oo magacyo maamuus leh dad maxaysataa lama tirsado oo masaafuraye
iyagaaba malaggood galoon madax bannaanayne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run-sheeg

Saturday, January 13, 2001 - 10:29 am
abgaal,
habar-gedir ma rabtaan inaad ka saartaan xamar ama aad ku xakamaysaan sida mudug loogu haayo, waa inaad tababaro furmaya u soo dirsataan ilaa 500 oo wiil waxaa halkaas tababaro ka bixinayo ragii iljeex edebta baray, marka waxaan idin kula talin lahayn habargedir walaaloow wax kuma garato ee waxay ku gartaan marka sida dameerka aad u shaabugto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TUMAAYE

Saturday, January 13, 2001 - 10:42 am
TO RUN SHEEG
SAAXIIB WAAN KUGU RAACSANAHAY
INAAN ILJEEX WALAALOW AQOON
TABA BARANA WAA NOO SOCDAAN
MAR DHOWNA WAA ISKA SOO BUUFINAYNAA
SIDAAD USOO BUUFISEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNYE SAALIM

Tuesday, January 16, 2001 - 06:25 pm
TAARIIKHDII KUWII MOORYAANTA LADHAHAAAY...
abgaaloow xamar idinkaa leh waan idiin qirsanahay laakiin h/gidir marka subaxdii dukaamada iyo meelaha lagu ganacsado dirbiyada iyo jaran jarooyinka ayeey jiifi jireen kuwaana waan layaabanaan jirnay xageey ka yimaadeen ayaan dhihi jirnay.tanagiisa uu baabuurta ku dhaqo iyo geedaha caseeyaha ayaa barshin u ahaan jirey ka kacmooryaan yahow ayaan dhihi jirnay markii dambe siyaad wadanka ka tagey waxay galeen guryihii islaameed oo ilaa maanta kama baxaayaan haddii ay dowlad noqdeen kuwaan weligood xalaal macunin miyaa?kaaga daran kii yimaad jeeble 'kirishbooy'iyo tuugo ayeey u badnaayeen kuwii oo dowlad noqday xageen ka galeynaa. waa layaaban yahaye. habar gidir kuligood kuwii oo sanadihii hore xamar joogi jirey abgaal ayeey u soo wada shaqeeyeen qaarna waxaa ladhihi jirey mooryaan yahay ka kac irida.odogoo abgaal ah ayaa dhihi jirey kuwaan feero adkaa. see ooy baakadaan ugu jiifaan.hadana xamar waxey u aheyd -JIDO- camaleeti kii oo yimaado waxa uu shaqo kabilaabi jirey garaashkoo yaa xasuusto xamarweyne cambaha lagu soo dejin jirey oo ku dhaganaa beertoo shaleemo afrika kasoo horjeedo dhinaceeda
markii loo socdo via eejito. see oo cambo u cuneena.
yaa nawareysahaayo kuwaan taariiqdooda unukaa heyno.
waa caasi garoobeen.
abgaaloow xaal qaata kuwii haddii idiin gafeen
uyukaana noqondoono haddii kuleelkii maantii daayo.
weli horteeda waxaa ka muuqato abgaal oo munishiibiyada u badnaa nabarkaas sii u qafaali jireen kuwii oo hudheyda ged gedi jirey.
iyo kuwii oo gaari gacanka.
nabarkii minishiibiyo la arko ka ordi jirey. unuka banaanka ayaan soo istaageynaa markaas sidii abgaal wax u galaayo.
kuwii sidaas loo galaayey miyaa hadda dowlad noqday.
yaa u noolaanaayo.
kaaga daran gaariga gacanka sii u wadaayaan uyukoo gaariga buuxo ayeey jiirada waxeey ku galaayaan 30-40 kmph.
hadana gacanta midig ama bidix meesha ay jiirada u galaayaan maahine tan kale ayeey deynaayaan .
markii gaari gacanka istoosiyo ayeey xoog usii soconaayaan
ar ku waanaa
ilaahey hanaga qabto unuka abgaal oo xalaal quudato ayaan is naqaanaa .
muriqiisa maalanaayo.
abgaalna waa ugu nimid abkoowgeey aa ii sheegay nabarkii xamar yimid abgaal aa isoo dhaweeyay aas yiri.
askartii talyaaniga oo xamar lakeenay aas ahaay.


nabad gelyo kuwa hadda dhahaayo xamar unukaa leh ma lihidiin xamar kooyto aad ku tihiin
dhul walbana ninkiisa ma mooga.
meeshii oo gaalka laga kiciyey ar ma iskaga noqotiinoo isagaa idin hureene.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAROOD

Wednesday, January 17, 2001 - 01:42 pm
TO MUNAY SALAMIN:
WAR WAXA KAN SIDA CAWAANADA U HADLA WAR YAA ADIGA AF SOMAALI WACAN KU HADAL AMA ISHA UN KA FIIRSO ,TAN KALE DOODA TAN GARAN MAYSID WAXA LAGA DOODAYO ,WAXA UN KU JIRTAA YAA XASUUSTO ,MA ARKINOO I.W.M WAXAA DOODAYO WAA HAWIYO DAAROOD
CAWAANTA MEEL KALE AYAAN DOOD UGU FURI DOONAA OK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNYE SAALIM

Wednesday, January 17, 2001 - 04:46 pm
adiga daarood maxaad rabtiin?
baadiyaa la idiinka keenaa nabarkaas idinkoo ulo dhaadheer labad gacmood aad saaraheysiin dadka aad indhaha ka galeysiin waxna ma la idiin sheegi karo qofkii wax idiin sheego waa laxiraa kuwaanaa uyukana dhib badanaa.
nabarkii qof idinka dhumo waxaad leedihiin qofkaas oo shaar AZARO wata iyo suun BOB MARLEY
laakiin unuka farsamadiina waa niqiin.
siid u jeclaan jirteen lee.
koo dersin dersin uu qaadaa lee. 12 xabo kala nooca baladka koox kooxlee ududeesiin.
buurka tiyaatarka maxaa koo dhumaayo tilmaamay
arkuwaana ar dadkaana juqdii aad tiqiineen miiska joogtiinoo iyo geelii.
waxaa ka daran nabarkii baabuur aragtiin siid u ordeysiin waa dudeysiin weel furatay camaleeti.
baabuurka nabarkii idinka dheer yahay laamiga lama gooynaayo nabarkii soo dhawaado aad ku ordooysiin.
arkuwaanaa maxaa xamar isugu yimid.
afkeey maka tagaayi...taana ogow
daarood ma jecleen inaan wax ka sheego
laakiin usaa idaan daansadey

to. daarood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gibilcad

Saturday, February 03, 2001 - 11:44 am
TO: MUNYE SAALIM.

DAAROOD MAXAA KARABTAA MISKIINKA
MA OGIDOO WAXAA AROOSAY HAWIYE
SHIBNAGA DHEH HAWIYE AAS MASEERINE
AFARTA XABO OO GIBILCADDA YAAN LALAAYNINE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runshege

Saturday, February 03, 2001 - 12:13 pm
TO: MUDULOOD

WARYAARAHE INAGA SOO AFJARA
MUSHKILADA TAAGAN OO DHULKIINA
LA WAREEGA XUKUUMADISA SIDII RRA
IYO REE BALADWEYNE WAAYO DADKA ILAA IYO
HAATAN DHULKODI LAGA HAYSTO WAA UUN ADINKA
REERWALIBA WAXAA UDAN AH DEEGANKISA
DOWLAD DHEXENA WAXAA DANKU QABA
SOOMALIYA OO DHAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Daarood

Sunday, February 04, 2001 - 07:47 am
haddalka run sheeg ayaa muhiimadiisii sheegay, Mudulood ama Abgaal hadba kii aad jeceshihiin idinka ayaa Somali idin sugaysaa, Habar gidir ayaa idin duufsatay markii hore oo been iyo Daarood necayb idinku abuurtay, waan la soconaa waxyaabihii aad Daarood u gaysateen, waan ognahay in habar gidirtu aad dilka iyo kufsiga iyo dilka daarood idiin xilsaareen, iyaguna ay dad badan sii daayeen iyagoo daarood tusaya in ay xukun kaliya u daalamayaan, oo aysan cadaawad kale ku jirin, waanu la soconaa marin habaabinta la idinku sameeyay, kolay dhexdiina dadkii dadka xasuuqay waa dad fara kutiris ah, inta noolna waa la yaqaan, waxaad habar gidir kaga duwan tihiin ugu yaraan ma iinan xalaalaysan xollihii daarood sida habar gidir.
haatan iyo dan waan in aad habar gidir ogolaysiisaan nabada haddii ay diidaana aad bakaaraha weerartaan, meesha ay ku gadaan allabtii ay ka soo bililiqaysteen gobolada dalka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudul

Monday, February 05, 2001 - 04:44 am
xamar waxaa leh soomaali oodhan laakiin xukunkeeda waxaa leh cidii maamulkeeda yeelata arimaha gudaha iyo gobolka. iljeexna yaa lahadli kara murusadaaba joogee sow ma ogidiin in ay iljeex yihiin HIRAAB. yaan la qaldamin mudulood hadaan nahay habar hal xabo ayaa noo joogto ee ka leexda. nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 09:17 am
waxaa weli mashaqo eh kan oo rabo inow hadda isku taataabto h/gidir ,cidaas mugow hadda waa fiican yihiin,mugoo rabshada halaga dhaafo