Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: DOWLADDII CARTA OO DUUFAAN IYO DABEYLO KU DHUFATAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR-IIDAALE

Monday, January 08, 2001 - 05:12 pm
MAADEYS ADUUN DADKUNA WEY MATALAYAAN

beesha raxanweyn- cadaa waheyn waxey ju calool fiyoow yihiin inaan colownee.
DOONI AY SAARNAAYEEN KOOXDA CARTE AYAA DUUFAAN IYO DABEYLO BADWEYNTA KU QABSATEY TAN OO AH GUULDARADII LABAAD.
1- WEERARKII XAQDARADA EE BALCAD
2- KALA QEYBINTII RRA
MUU USHEEGO UGU HOREYN DADKII UU KA DHASHEY DHIBAATADA AY KA WADAAN MUDISHO ILAA KISMAANYO
MUXUU SIYAASADDA DOWLADA UGU SHARXI WAAYEY X/CEYDIID IYO BEESHA UU KA DHASHEY QASKA IYO DHIBAATADA. WAA MAXAAY SHARAXAADA TEYEEGLOW.
HADUUSAN DADKIISA NABAD UUSAN KA KEENU KARIN
HA ISKA CASILO XILKAAS/
BAARLAMAANKANA SHARUUD LA'AAN HAKALA DIRO
DADKA BAARLAMAANKA MATALA DHAMAANTOOD GOBOLADA AY MATALAAN MAXAA LOOGU WADA DIRI WAAYEY.

WIXII CUSUB WAA LOO JOOGAA