Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: MADHICI KARTAA DAGAAL DAMBE OO SOOMAALI WEYN IYO ETHIOPIA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

teyegloow

Monday, January 08, 2001 - 05:37 pm
madhici kartaa dagaal dambe oo soomaali weyn iyo
ethiopian? haddiise kismaanyo ay soo weeraraan yaa difaaci doono? ma qabiil mise QARAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina.Said

Monday, March 19, 2001 - 11:51 pm
Waa laga yaabaa in Ethiopia isku daydo in ay soo weerarto dalka Sommaliya sababta oo ah cid ay uga cabsaneyso ma jiraan. Waxay arkeysaa in dadkii Somaliyeed iyagu iska soo horjeedaan. Waxa kala oo jira in Ethiopia ay ka leedahay xeebaha Soomaliya dana gaar ah. Sas darteed ayada waxaa danu ugu jirtaa khilaafkeena.

Amina Said