Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: KHAFAAL KA BILOWDEY MAGAALADA MUQDISHO...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIR JEEX

Monday, January 08, 2001 - 05:46 pm
LA YAAB
waxaa xaflad lagu dalacsiinayey ciidamadii ka soo qeyb galey dagaaladii 91 kii min xidigle ilaa G/SARE si loogu dhiso niyadda iyagoo ay ku soo foodleeyihiin dagaalka kismaanyo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan jidda

Tuesday, January 09, 2001 - 06:12 am
ciidamo aad u hubeysan ayaa qafaal ka bilaabey inta u dhaxeysa BAR UBAX ILAA WARSHADDII CAANAHA iyagoo raafayeyna ciidamo difaaca kana hortaga CORONEL SHAATI GUDUUD inkasta ay ciidan aad u balaaran qiyaastii gaarayana 3000 ay qab qabteen hadana waxa ay u badan yihiin qabiilka murusadahakuwa la qafaaley oo habargidirna dhar miletari ayey gashnaayeen iyo qabiilo yar yar waxaana la siin doonaa tababar hal usbuuc ah si ay ugu howl galaan dagaaladan cusub.3/xidigle ah nin kasoo dagaalamey dagaaladii mareykanka ceydiid ayaa dheegay in ay nasiib u heleen in ay maanta iyaga oo gashan dharkii ciidan in ay wax qafaalaan . mar aan suaal weydiiyey oo idinkana maxaad dagaalka uga qeyb gali weydeen? ma dowladdii ayuu yiri isagoo qoslaya...
waraka todobaadka ila qosol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ya kale

Sunday, February 04, 2001 - 01:06 am
lloloolololololol duqa waa iga ooysiisey laakin horaa loo yiri saruur xanaaqsan saleeman mood marki bada saleemaan ku le'edeen ayaa hadana saruur filinkaas lagu keeney ayadama geesiayaasha MUUSE SUUDI YALAXOOW si fiican u laxaajoon oo qeybo sacad ka mida ila hada meelahga muuse marayo nadiifiyaan