Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Abgaalow Kaca dhulkii Doofaar Iljeex ahaa Gadataye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taakoow

Tuesday, January 09, 2001 - 02:46 am
socota…

Prof. Cumar Maxamed Xasan Gaalaguul oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed iyo asaasayaashii ururkii USC ayaa qoraal uu ka soo saaray dalka Talyaaniga ku bilaabay sida tan:

"Waxaa nasiib darro ah in maanta oo la joogo qarnihii 21-aad in hoggaamiye kooxeedka beesha Ceyr iyo xubno ka mid ah kooxdii Carta ay bilaabeen siyaasadda barakicineed ee ku wajahan degaanada Xamar iyo Xamar daye iyadoo waliba laga siisanayo guryahoodii qaaliga ahaa iyo goofafkoodii lacag been abuur ah oo ay kala yimaadeen dalka Malesia.

Lacagta xaaraanta ah oo ay dalka soo geliyeen koox ganacsato ah oo ay isku beel yihiin C/qaasim welina ku sii qulquleysa, waxaa dadka u muuqata lacagta faraha badan ee looga iibsanayo dhulkooda, hase ahaatee uma muuqato degaanka lagala wareegayo, waa wax maanta kula fudud oo berri soo celintooda dhiig badan ku daadan doono, naf badan iyo maal badan in loo huro u baahan doonto.

Xeeladaan waa tii lagula dhaqmay Ummadda reer Falastiin 1948-dii taasoo dhalaxsiisay degaan la'aan iyo dagaal joogto ah, nin beeso been ah kaagala wareegay gurigaada kaama gadan ee waa ku siray, Soomaalidu waxay ku mahmaahdaa "waan baahanahay bakhti looma cuno".

Haddaba baahida maanta jirta waxaa ka darnaan doonto inaad weyso degaan iyo meel lagaa doorto waxaadna ku qasbanaan doontaa inuu ku xukumo kii ku barakiciya. Waxaa tusaale idinkugu filan in Xamar lagu kordhiyay (Tuulo C/qaasim) oo ka daran tii lagu sheegi jiray (Booli Qaran) kaddib markaan aragnay siyaasadda degaameynta ee C/qaasim u daneyneysa beesha uu ka dhashay waxa aan idinkaga digeynaa inaydaan jasuurkiisa iyo goofafkiina iskaga bedelin lacag been iyo mid run ahba, una tabaabusheysataan sidii aad iskaga kicin lahaydeen kuwa idin soo kor degay iyo dhuuni raaca u adeega.

Sida aad ogtihiin Soomaalida badankood waxa ay nidaamsa-deen degmooyinkooda iyo goboladooda, waxayna iska ilaaliyeen in la soo kor dego idinkuna waxaa idiin furan inaad ku dayatiin.

Prof. Cumar Xasan (Gaalaguul).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-Abgaal

Tuesday, January 09, 2001 - 08:12 am
Uf baa lagu yiri anagaad isaga keen dhigaysaa Abgaal.
Hadan iska celina anagay noo taal hadii ann u dhaafnona waa inoo adiga waxba kaama quseeyaan waxaa nooga daran cadowga indhaha la' ee Majeerteen iyo xulufadiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL HARTI ABGAAL

Saturday, January 13, 2001 - 01:51 pm
kir aalagu yiri haku cayaarin magaca harti abgaal
sharaftiisa hana isku dirin walaalo isjecel.
waa aragti jirta. waana run in hadda inta goori goor tahay
nin doo qacey yuu na qixin
huu huu huu..

PROF. cadow magac isticmaala 5 qarni ayuu jirey hadana jiraa ee raali noqo.