Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Sh/Hoose, Habaar gedir waa inay ka baxdaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DirGuy

Tuesday, January 09, 2001 - 01:42 pm
Baaqaan waxaan u jeedinayaa Habaar gidir. Si dhaqsa ah u sheega dadkiina iyo inta aad ka naxaysaanba inaad uga saartaan gobolka Sh/Hoose. Waa hadii aad wax maqlaysaan hadii kale waa la idin maqlaysinayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h/g

Tuesday, January 09, 2001 - 05:31 pm
h/g is the British Empire

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 05:53 pm
habar gidir,
waxay had iyo jeer isku daydaa sidii ay u tusi lahayd umada soomaaliyed ugu wada noolaan lahayd waanaag iyo is jaceyl balse dadka waxay u arkaan in ay tahay balaayo abuur. waxay ila tahay in qofka qoray arintan sh/hoose uu wado wax isku dir waqtiga aad joogto waa laga soo gudbay waxaan ku jirnaa waqtuigii dadka soomaaliyeed laysu keni lahaa isreeb reebkii ciyaaraha qabiiladu way dhamaadaan. waxii laga badiyey waa laga badiy,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Wednesday, January 10, 2001 - 05:28 am
Anonymous, ma waxaad leedahay Sh/hoose anagaa ku badinay lagana noqon maayo?
indha adkaa ma iljeexbaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Thursday, January 11, 2001 - 06:05 pm
SH/HOOSE xabad ayaan ku qabsanay hadaan dowlad noqonay kasii fiican sidii aan u adkeysan laheen kursigaan qofkii umaleeya DMG riyo ayeey ku jiraan.qofkii xabad ka baqaayow daba dhilif noo noqo aday dan kuu tahaye...