Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: "Dowlada KMG" oo weereri rabta SSNM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UnknownSources

Tuesday, January 09, 2001 - 02:46 pm
Waxay sheegeen warar xasaasi ah in C/Qasim uu damacsanyahay dagaal inuu ku qaado taageerayaasha SSNM ee gobolka Sh/Hoose. Waxay wararkaan qarsoodiga ah sheegayaan in Dowlada iyo qabiilka H/Gidir ay ka walaacsanyihiin dharbaaxo uga timaada dhinaca qabiilooyinka Biyomaal, Jiida, Surre, iyo qabiilooyin kale kadib ayadoo RRA-na ay dhinaceeda ka soo caabin doonto.

C/Qaasim iyo gaar ahaan qabiilka Ceyr waxay isku diyaarinayaan dagaal degdeg ah si aan gobolku farahooda uga bixin oo aysan beeraha iyo dekedaha u lumin. Waxaa la sheegay in gobolkaaasi yahay cududa H/Gidir ay isku haleynayso lakin xoogaga ka soo horjeeda ay si fajac leh uga naxsan doonaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Surre

Wednesday, January 10, 2001 - 07:06 am
Dowladda KMG ah waxeey ka sameeysantahay beelooyin kala duwan C/qaasim-na intaas ayaa madax ka dhigatay ee Ceyr/Habar Gidir , arintu mahan.

Laakiinse, waa in beelaha SSNM ee Biyamaal,Jiida,Surre iyo qeybaha kale ka dagaalamaan in ey Iljeex, dhulkooda boob ku joogaan eeyna ka dagaalamaan, si ugu dhaqso badan inta ey xalaaleysan. Soomalidana waxeey tiraahdaa << qofaan shantaada kaa dhicin, sharci kaama dhiciyo>>


Viva SSNM