    Kismaayo Man | Tuesday, January 09, 2001 - 05:57 pm Salaan dhamaan, Kadib, markii la doortay Kol. C/llahi Yuusuf oo ah Madayweynaha Puntland, waxaa loo doortay inuu 2 wax suubiyo: nabad ka dhiso Puntland & Kismaayo laga ilaaliyo cadawga. Tan koowaad wuu suubiye. Tan labaad ma suubin oo Kismaayo maanta waa laheystaa. The Conspiracy Theory: Horaantii, dadweynaha Puntland ma la jiraan siyaasada C/llahi wayna ogaayeen markii la dooranaye in uusan waxqabad aan militari aheen suubineeyn. C/llahi 2 group ayaa doortay: 1. tuugo uu lacag siiyey 2. Cumar Maxamuud. Sababta tan labaad ay u dhacdayna waa tan: Cumar Maxamuud wuxuu ka xigsanayay qabiil ahaan Jen. Max'd Abshir oo Ciise Maxamuud ah. Markii C'llahi la doortay, wuxuu isdhahay Ciise Maxamuud ha ku jabo labada dhinac oo kala ah: doorashada & Kismaayo, oo ayaga u badan yihiin, laakin ka dhexeysa Soomaaliweyn. Waxaa run ahaan loo ogyahay in ciidamada uu wato Jen. Morgan ay u badadyihiin dhalinyaro Ciise Maxamuud ah. Insha allah, in the near future, Ciise will come to their senses and do what is right for their people, instead of fight blind wars for people behind faceless facades. Halkaa baan ku joojinayaa Mu'aamarada Kismaayo... Kismaayo Man |
    nugaal | Tuesday, January 09, 2001 - 08:55 pm walaalkiisa waad mahadsantahay beenta aad soo qortay reer puntland way ka gudbeen in la isku diro orod oo musqusha gal oo xaarka qurmuun oo kugu jira iska daadi cabdilaahi waa madaxwaynahayga waa dooran haddii aad rabtid xaqiiq dhulkii aad waxaa tahay cadawga qarsoon ee umada puntlan iy juba laand. ass------hoooooooooooole`. |
    weerar | Wednesday, January 10, 2001 - 06:52 am waryaa cusman maxamuud baad ilwdey kan sheekada soo qorow si fiican ee aawey reerqardhood ayagu ayagana waa inaad weerartaa. |
    wiil-bari | Wednesday, January 10, 2001 - 07:11 am weerarow waa runtaa nacala-qabuhu waa cusmaan maxamuud oo cudur puntland la yiraa ku dhacay, bal fiiri iyagoo dhan waa mid cuqdadi qaaxo ku noqtay oo qarcan iyo dhiig kar ku dhacay markii puntland la dhisay, mid hawiye isu dhiibay oo morgan caydiisa mushahar ku qaata, isla markaana boqor ay iyagu iyo siyaasi u yaqanaan, iyo mid siduu khamro ugu cabayey canada hadda soo toosay oo leh majeerteenow halay doorto, yaakhii dulkii alle ayaa nasakhay, bal wax kale ka maqal waa xanta cabdullahi, maxamed abshir, cumar maxamuud, ciise maxamuud, wallee horaa loo yiri cusmaan maxamuud waa naago , naagana ninkii ragga lagu diraa |
    Kismaayo Man | Wednesday, January 10, 2001 - 09:46 am aad iyo aad baad uwada adebdarantihiin, aniga information ayaan idin hor dhigay ee uma baahni cay & buuq so fuk off! cumar maxamuud maamul & magac baa maskada ka galey. insha allah, ciise maxamuud dhulkiisa wuu dhisandoona & Nugaal waxaan ka dhigi the next Singapore! Cumarow iska ilaali mooryaanta they're coming! kuligiin dambi baa iga liseen Kismaayo Man |
    cardoofe | Wednesday, January 10, 2001 - 03:32 pm Waad salaaman tihiin dhamaantiin waxaan u malynayaa cidii fadhi ku dirir ahayd waa is ku dhegentahay waxaan maqli jiray god sireed ha qodin hadii aad qodid na ha dheerayn in aad ku dhici doon tidna moogide. Aqyaarta waxaan taa u i dhi somali waa is raacday cudur maxamuud hajeclaadaan ama yaysan jeclaanin wax aan mac mac ahayn ay meesha ku haayaan ayaana is ka yar waxaan u malay naa lafaha yaryar oo daaroodka ama dhexdiina ah baad qamarji yaal is kaga dhigtaan . laakiin markay runta timaado waad og tihiin rag jilicsan baatihiin rag inaan idiin ku gu waco waa i gu qalad hadii aad rag tihiin ragaad wax laqaybsan lahay deen ama xoog haad wax ku maquun sa lahaydee sida raga qaar kii taa waa iga taa mida labaad mareexaan iyo cayr baa is ka leh kis maayo ninkii xoog lehbaana xaaja u socotaa majeerteen ama cumar maxa muud midkii sheeganaaya kismaayo is keena kala reebtada waad ogtihiin in aysan xabada idiinkaga dhicin wajigee waxay idiin kaga dhacdaa dabada iyo dhabarka adinkoo sii carara haya marka is kuud boor ha idinka saarto iyo been dhoo dhoob kismaaya dowlada baa joogta ee dowladiina meelka raaca shacab shrafleh noqda farafta ala idinka qaadye doofaaryahay hadii kale marna kiinya ku sii carara marna soolaabta. |
    Damabadoobe majeerteen iska dhigaya | Thursday, January 11, 2001 - 04:02 am War Ninkan Xaraanka ah ee la baxay Kismayo Man Waa nin Habargidir/ilkayar ah oo anaga iska kaaya dhigaya nin majeerteen ah. |
    RUN | Thursday, January 11, 2001 - 04:19 am kismaayo man SXB WAXAAD SHEEGTAY BEEN, MARKA HORE KISMAYO CUMAR MAXMUUD KISMAAYO MA DAGO, DADKA ASKARTA KA AHAANA WAAN UGU BADANAHAY, WAXA MJ ISKU DIRAY WAA DAD MAXMUUD SALEEBAN KU QARAABTA OO HADDAY DAGAAL NOQOTO XABAD LAGA ARAG, HADDAY MAAMUL NOQOTANA UGU BADAN DADKA, MJ-KII KALENA NUGU DIRAY ILLAAH AYAAD BEEN U SHEEGTAY HADDAAD TIRI C/LAHI C/MAXMUUD AYAA DOORTAY, MAXAMED ABSHIRNA WAQTIGAAN LA JOOGO MABA HABOONA IN UU NA HOGAAMIYO, WAAYO WAAA NIN DAACAD AH OO AAN QIYAAMADA FAHMI KARIN OO EHLU DIIN ISKA AH, DADKA UU LA GORGORTAMAYANA ILLAAH INUU JIRO MABA OGA. |
    Gaalkacyoos | Thursday, January 11, 2001 - 09:07 am to cardoofe haddii aad xoog haysid habar goojo la arki dooni, maxaa kaa cabaajinaya hadda, somalidu waxay tiraahdaa ciirtaada dhamaa caydaada yaqaan, marka iska caytan awalba cayr aad ahayde, bililaqo waa dhamaatay, idinkana edebtii ayaa la idinku soo celin. Majeerteena awalbaa laysku diri waayay, waxay ogyihinn mar kasta in ay ayagu is huran yihiin, habar gaajana waxay cumar maxamuud u caayayso waa waxay ogtahay in ay calool jeleec ka helayn, ama caytan ama ooy Cumar weeye waxa aad deriska tihhin haddaad xoog leedihiina waa laydin arki lahaa, marka aamusa yaa ahlu mooryaan. |
    wiil-bari | Friday, January 12, 2001 - 04:51 am saxiib beenta iyonac-nacdu ha hartee, aan ka dhawaajiyo geesii majeerteen ee khaliif sheekh maxamuud gabeygiisii caanka ahaa ee hurgumo, ee uu ka tiriyey ka dib markii uu la yaabay caqli xumada iyo nac-nacda ay darbi kasta la taagan yihiin , waxa uu yiri. IS MOHLINTII CISMAAN MAXAMUUD IYO MALAHII BEENOW QAWSAARADII SHAARIBAHA MIIQI JIREY WAW MAKAAN DUMAY HADDAY REER TOLKOOD MURMAAN, IS MUTIXIYOOYIN MARKAY SHISHEEYAHA MUTAANA, REER MARTI XUMOOYIN. bal khaliif warkiisa fiiri, allow yaa yiraa cusmaan maxamuud majeerteen fidno gudahooda ka abuura, been ka shaqeeya, maalin waa cali saleebaan kuwo ay shaqo ka dhigtaan, maalinta kale waa cumar maxamuud, dashiishe, waa munaafaqiin, lakiin waa laga tashaday oo cabdullahi yusuf baa yaqaan sida loola dhaqmo, oo waryaara qurun yahow aamusa ayaa ku filan. |
    Hamar | Thursday, January 25, 2001 - 07:41 pm Omar max'ud damdamta meesha kala taga. C/laahi waa la nacay qaraar ayaa idin haya, dadkana waa wareeriseen Habargidir ayaad intaas dabada ku wadataan. C/laahi waxaad u heysataan inuu malag yahay. Sheekadiinii beenbeenta ahayd waa la idinku bartay, mardanbena dad ma qiyaaneysaan. |
    kismaayoman. | Thursday, January 25, 2001 - 10:56 pm to.moryantameesha wax kuqort iskadaayabeenta. |
    CANJEEX | Friday, January 26, 2001 - 12:42 am WAR YAARA WAA KUMA NINKA CISMAAN MAXAMUUD AFKA KU TAAGAYA?????? WAR NAJIS NAJIS DHALAY BAATAHAY MEESHA KALA BAX JAQ JAQDA IYO AFKAADA HUURADA LEH. WAXNA KAMA TAQAANIN CISMAAN MAXAMUUD, WAANA GARTAA INAAD MAANTA CAYSID ILEEN QARNIYO AYUU KUSOO XUKUMAAYEE. ADIGA OO KALE WAXA LOO JAWAABO MAAHA MARHADAY BOQORTOO YADII KAA AAMUS TAY OO AY KUU SOO JAWAABI WAAYEEN XAAR BAAD ISKU DARTAY MANA ARAG NIN SIDAADOO KALE UJIRAN OO MAJEERTEEN ISKA DHIGAYA. HADAA TAHAY MAJEERTEEN AMA MAXAMUUD SALEEBAAN MAADAN CAYDEEN CISMAAN MAXAMUUD, LAAKIIN WAALAGA YAABA INAA TAHAY NIN CUDUR KUDHACAY OO QABIIL WALBA WAA KASOO BIXI KARAA. HADII AAD MORYAAAN TAHAY LASOO BAXA WIIL-BARI WAXAAN KU DHIHILAHAA BARINA MATAAQANIDEE ORODOO XAARKA ISKA SOO DHAQ. ANIGA CUMUR MAXAMUUD BAAN AHAY WALAALAHA IIGU SOKEEYA WAA CISMAAN MAXAMUUD OO WAABA CURADKII MAXAMUUD SALEEBAAN WAXAAN XUSHMAD IYO JECAYL AHAYN INAGAMA DHAXEESO. EE ORODOO JAQ JAQDAADA XAMAR LA AAD. CISMAAN MAXAMUUD WAA BOQORTOO YADII DAAROOD ADOO KALENA MARKUU SAAS AFKA ULA GALO QOORTA AYAA LAGA GOOYN JIRAY MARKA HADA WAXAAD ISLEEDAYHAY CID KU ARKI MAYSO ISKA HADAL BAL CAR BANAANKA WAXAAS ULA SOOBAX WALEE FARJIRJIR WAXAAN AHEEN KUMA YAQAAN. WAXAA TIRI C/YUSSUF BAA AYAA CISMAAN MAXAMUUD AFLAGAADEEYA HADUU TAAS SAMEEYO WAA NACAS NIMO UMANA MALEENAAYI WAXAAS INUU KU KICI KARO. WAR NIN YAHOW ADOO KALE MAGACA NOOGAMA CIYAAREE ORODOO QURMUUNKAADA MEESHA KALA TAG. AFKANA ISKA SOO DHAQ MEESHA QARMUUNKAADA BAA LOOGA KALA CARAREEN. |