We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 04:26 am Amxaaradu, si ay isugu keen jabiso ayey nacas xun oo caado qaate oo aan waxbana ka xishoonaynin, aakhiradiisana aan u baqanin ayey waxay ka dhigeen, wakiilka qaramada midoobay u Etiopia u fadhiya qaramada midoobay, markaasuu iska hadlay. Wallaahay shaqooyinka qaarkood haddii malaayiin lagugu siiyana wax laga shaqeeyo ma,aha. Marka ilmuhu dhasho waxaa loogu duceeyaa alle ha ka dhigo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca intuba dhinac ayey ka mareen, dadkiisii, diintiisii iyo dalkiisiibaa ilaahay ku diray: Meeshaadiyo meel ka dheer. Waa munaafaq, gaalo la jireen ah, isagoo kalana haddii ay dawlad islaami ahi jirto tallaabo ayaa laga qaadi lahaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 04:28 am Nin maqlay oo aan yaabin lama arag.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 04:32 am Inta miyirka qabtaa in wax laga sheego u baahan, kan wax kalaa qaatey. Waa sunta keliya ee Somalida ku jirta, xitaa kuwa etiopia wada dega markii uu isagu meeshaa joogay bay kala dhinteen, oo qodxihii uu aasay baa wali yaalla.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 04:36 am Anigu kolley dhawr jeer ayaan arkay isagoo idaacadaha ka hadlayoo waligay hadal aan is idhaahdo midkaas ayaa la qaadan karaa ma,arag nin anbadayna halkuu aadey way ula ekoonaatey, sidaasuu dan mooday, hadduu nin rag ah yahay meesha uu maanta joogo wuxuu uga faa,iidayn lahaa dadkiisa laakiinse wuxuu danmooday isku dirka qabiillada soomaalida, iyo hub isugu dhiibidda
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 02:48 pm War ninkaasi wuxuu inoo sheegay wax ay Ethoipia tahay iyo waxay damacsan tahay iyo meeshay inaga taagan tahay anigu waxaan u qaatay nin kuu digey kuma dilin isagau waa nin soomaaliyeed xabashidana warkeedii ina sii ee maxaynu ka rabnaa innagaa talo inala gudboon tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 04:20 pm miyeydaan maqal in mar hore la isku dayay in laga takhaluso, waa dilkii la rabay in lagu cuno macalinkaan oo waxay ooga tageen nin dhintay ahaan. waxay hore isugu dhaceen jabhadaha Soomaali galbeed u dirira. i heard in uu u dhashay qabiiilka midgaha la yiraahdo ...even waxaan maqlay in uu yahay gaal...aaminsan diimo kale
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 01:23 am TO: Ali, wax waliba waa suuragal, kolley nin caadiya maahaha.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 05:18 am Iska daaya isagaa u aayi doonee, ma maqasheen inuu dhallinyaro soomaaliyeed uu ku xidhxidhay Addis-ababa oo uu yidhi way i dileen sannadkii 1996kii illaa iyo haddan ay u xidhan yihiin. Wax ay galabsadeenna ma jirto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 03:54 pm to Ali adigaa midgaan ah, waxii xun baa midgaah, qabiil midgaana ma jiro afkaaga suubso, ninkaan Itoobiya ayuu daacad u yahay, waana wadankiisii, bal adigu maxaad daacad u tahay, mooryaanimo iyo sida wax loo dhaco, markaad gurigaaga hagaagsato dad kale wax ka sheeg yaa ilmu Mooryaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 10:23 am Soomaaliyey abwaankii Sayid Maxamed wuxuu yiri: Nin aqdaamo ferenji ah Maantiyo abuurriin Ama aaladduu sida Ama awrtaba u rara Ama arigaba u qala Ama laba ugaarsada Ama uba ilaalo ah Ama uurka kala jira Ashahaado beeniyo Islaannimo ha lagu dhaqo Ilaahayna nama oran Anna ma oggolaan karo! Gaalkaas dil buu noogu xukuman yahay, waa in madaxiisa la keeno.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 12:56 pm geyiga soomaali baa leh geyiga geyiga soomaali baa leh daba dhilif shalaay isaga ayey ku dambeen. si kasta oo soomaali isaga soo horjeedana ama cadow kala dheereeyo. mar uun bey isu iman..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 11:21 pm Haayaay waar faqashti oo dhan ayaa meel isugu timii! Wax ayaan diliyaa ma tidhi?? lol Waar ma nin Gobti Sheikh ISXAAQ ka dasheey ayaad dili?? Good luck waxa adiiga iyo reerka qabsada baal arag! Cabdi Majid nin ragga dhe! Meelkasta ni Isaaq wa in madax laga diga!!! Somalia needs to stop supporting terrorist organisations like ONLf and other terrorists, Ethiopia must defend itself naturaly.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 13, 2001 - 02:52 pm to: dhamaan mooryaanta futada madoow(cabdiqasab) iyo dameerahooda oo ka sii liita, sida galaydh, deeroow(doqonka doqomada),hassan abshir, buubaa,ismaan kaluun ,kingkong, saciid islaan. waxaan idin dhihi lahaa game 's over. ummada soomaaliyeed ayaa idin diiday waxba deriskeena wanaaga nala jecel ha eedsanina, kolay ma ogi goorteen soomaalidii idinla noqotay ethiopian, meel aad ka soconaysaan ma lahan kii idin soo dhoodhoobayna waan ka taqalusaynaa mar dhaw waad la socotaan in mar dhaw lagu dhawaaqi doono sodaf-tii jabuuti oo ay ka hawl geli doonaan dhamaan geyiga d'jibouti republic. xaqa ilaah baa la jira via somalia viva somalia-ethiopia relationship viva reer miyir qab.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 14, 2001 - 01:25 am To Duullane Durba ma aragtaa raggii Sayidku sheegay inay yihiin Akhdaamo ferenji sida ay ugu heellan yihiin difaaciddiisa iyakoo dadka soomaaliyeed dawladda kmg ee ummadda soomaaliyeed afxumo iyo cayba ku sii deynaya, Waxaa taa ka sii daran magac qabiil soomaaliyeed ayay ku faaninayaan.Haddaba C/majiid waa la yaqaan inuu yahay nin Habar Awal ah Allaana ka dhigay ee Isaaq iyo Habar Awaltoona kama dhigin.Markaa hadduu khaadim faranji yahay taa macnaheedu maaha in wax isku xidh ahi ka dhexeyso shakhsiyaddiisa iyo qoladiisa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 14, 2001 - 09:06 am DAMEERO BAA TIHIIN ISKA CIYA, ILEEN WAX KALE MA HAYSAAN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 14, 2001 - 11:10 am To: Shariif. Mahadsanid, waxaad la yaabeysaa mar mar hadalladii Sayidka Nin Amxaara mooyee intii edeg adduun joogta Islaameedku wuxu ii yaqaan ehelu khayrkiiye Qolyaha Amxaarada taageera iyaduna khiyaanto, hayska ununufeeyeen ciil uun bey u dhiman markay Soomaali iskuduuban timaaddo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 15, 2001 - 01:26 am To: duullane iyo Shariif, aad ayaad u mahadsan tihiin runtii waa sidaad u sheegteen, oo been maydaan sheegin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 15, 2001 - 04:58 pm horta baananka ayaa la so dhigey doqonkas qaldaanka ah somaliwen baanu dooneynaa danbe hadaan ka maqlo omar maxamuud iyo habr awal dabada ayaan kal ka gelin wryaada soo rac dadkiin duumahay eeyah ah oo waxbshidu adeegsato dalka somaali baa leh ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeyaa ha nooladen geesiyadii axmed gurey iyo siyad maxamd abdule xasan iyo dkmg waxuu damacsan yahy oo aan u fahmay wareysigiisa ninkaas in uu doonayo in ethiopia somaliya kal gooyso una faaideyo qabiilkiisa habrawal ee somaliland halkaas ku helaan wax walba la soo saari sidii loo saaray kuwii nayroobi fadhiyey ee mahabardu adeegsan jireen oo kale welee siyidkii baa ku sugay akhdamo ferenji dheh.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 15, 2001 - 11:08 pm proud hawiye, Hawiye ma tihide bal hadda cagta u dhig isma qarin kartide.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 01:57 pm whatever, proudhawiye or not you are in deep hole.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Supporter of Great Ethiopian state possibly federation with Somalia/Somaliland in the future! | Friday, January 19, 2001 - 03:32 pm Sayiidki ba taan yidhi iyo sayidki ba ta yidhi uun baad haysaan eh ina calacal xassan ma ILLAHAY ama nebigisa ayaad modeen????? Istaqfula dahaa waxaad tihiin gaalo siduu isagu ba gaal uu aha waayoo waxaad ka digteen nebi, Xaraanta doroodow iska dayaa iyo xasiidka iyo hinasida aad ka xinasden CABDUL MAJID wa nin taclin leh wu dadaleey adbaa dadaal bilash waxba laguma helo eh!!!!!!!! He did he his job and he is stoping onlf terrorist who used to be called WSLF and they used to harras innocent Isaaqs people but now you are nothing, whole of Ogaden is othing, big CERO is what Ogaden stands for they are paying for their past xaraan sinns!! Majid is helping you sorry asses, Ethiopia has changed and is now a friendly state to Somalis accept it or perissh that is my advice to you Cagdheer cagliyares!!!!
|