Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: DOOWLADA DIINTA IYO DUULAANKA!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANE

Wednesday, January 10, 2001 - 12:56 pm
Si kastaba halagu keenee, doowlad baa dhalatay,
sacabada ayaa loo tumay, qaarna mucaaradeen,
taasi waa talo iyo xaalkeede, waqtigaan la joogo
maxay ku sugan tahay doowlada cusubi? maxay qabatay?maxayse dhintay?(dalka)(dhanka heshiisyada)iyo (umadaba).