Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: DOWLADA KMG OO QIRATAY INAY TAKULAYN U DIRTAY MALESHIYADA KISMAYO KATALISA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARMRK

Thursday, January 11, 2001 - 04:32 am
DADKA REER CARTA TAAGEROW KU QUUS QAATA, WASIIRKA
GAASHANDHIGA IYO WASIIRKA BIYAH, IN MAATADIINA
LA XASUUQO AYAY RAALI KA YIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Thursday, January 11, 2001 - 04:41 am
Sharmarke,

U malayn mayo inay raalli ka yihiin, ee iyana cidi wax kama waydiin arrimaha kismayo, iyana wax kama qaban karaan. Marka waa inay iska fiirsadaan, wixii la yiraahdo dadka u sheegana ay dhahaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yanbo

Friday, January 12, 2001 - 05:24 am
hggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggg

waa umaleynaayay dowlad ku sheegtu
arimahaanoo kale inay ku dhaqaaqayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

B/BUSLE

Saturday, January 13, 2001 - 05:13 am
ARINTAAS AYUUN AWALBA SHAKI UGA JIRAY?
NO ONE, THAT IS WHAT I THINK,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

¾¾¾¾¾¾¾¾¾

Tuesday, January 16, 2001 - 03:47 am
========='''''........
,,,,,,,,,,,,,[[[[[[[
]]]]]]]]]]\\\\\\

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Sunday, January 21, 2001 - 01:49 pm
fid nada kala baxa umada somaliyeed
d, dkmg u jedadedu ma, ahan in ay dagal huriso
war umada hafid naynina fadhi ku diri baad tihiine
cadeen ma haysaan in hub loo diray kis,,,