Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : JABHADDA UGU DANBEYSA EE KA SOO HOR JEEDDA DOWLAD KU SHEEGA CARTE """SOMALI BOOTO PATRIOTIC MOVEMENT""""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUNI-KUNI

Thursday, January 11, 2001 - 09:24 am
WAXAAN KA SOO HORJEEDNAA DOWLADDA BILOWDEY DHACA IYO BOOBKA EE CEYRKA ANAGO AH DADKA DEGGAN INTA U DHAXEYSA HURIWAA ILAA NUMBAR 4 XAMAR......

INTAA WAA KAFTAN DAD BAA RUN MOODA SIDA MAJEERTEEN OO UUN U HANQALTAAGA YAA KA SOO HORJEEDA DOWLADA HORUMARKA IYO WANAAGA SOOMAALI KA SHAQEYNAYSA..................
MA JECLIN NOOCAAS...............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadiroow

Thursday, January 11, 2001 - 12:52 pm
kuni kuni.lol bro!lol
aryaa qosol aad ilaridey.lol!lol
bro. dadkaas jiq aykutahay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAAMBO AMXAARO

Thursday, January 11, 2001 - 05:10 pm
dhakac dhakac dhamsalikoow caleemiyoow dhuc deeyaasey ka damdamoow daarshoow bax.
hady maqlaan ciidamada mujaahidiinta wey ku xirayaan taana ma'ogtahay.
waxba kama yaqaanaan markaas waxey u maleynayaan in aad dowlada wax kasheegeesid.