    Abdi | Thursday, January 11, 2001 - 02:37 pm DACAWOOYIN BAA ISKU HEYSTEYE, MA WARAABA KU KOODEY?! Waagii baryaaba waa: waa kalee, dalkeenii muddada dheer dadkiisu meyd garaacayeeen, ee raqdiisa dawacadu qoodeysey, ma maantoo la islahaa goormuu ka soo reysan rifashadii dawaco, baa waraabe doonayaa inuu ku qaloonbiyo lafihiisii harey? Waxaaa iga dardaaran Amxaaro: Hogaamiyaasha Amxaarow, Soomaaliya waxey u baahan tahay kaalmadiina sey u soo kabato, balse uma baahna in aad xaasadnimo ruxdaan lafaheeda jajaban. Haddiise aad ku adkeysataan, in aad sii jajabisaan lafaheeda harey, ogaada jajabintaas fanfaniin lafood baa ku jiree, kuwaas oo u daran inay waxyeelaan hilibkiina ceeriin cunkaa. Marka war aashiin!, oo aashiin!! Hoosku waa labada galine, Sinaawow, ogow dalkani waxuu meyd yahay intii aad adigu ku timid madaxiisa midkaas, ee aad ka eegtey muruqaaga beyda loo garaacey. Haddaba wax ma jirto inuu dalkani soo meyd tooso, oo sababtaada istaago. Mar kaleetana magan uga soo noqotid Amxaaro haraadsan iyo Mingiistoo ku eryaaya. Waxba Soomaali oran maayo! |
    Neefoowkaniini | Friday, January 12, 2001 - 10:06 am ,,,,Waraabahaa haygu kaakicin Isagaasaa ehel u yaraha ege ee Cidiisuna Banaankaa laga maqlayaa'e ee Quraanyadaa yaaca ihi, Cayayaankan wax qaniina, riibiga iyo qaniinkii Ilkaha wada soofeysanayee Marsadii Muqdishana Geeddiga ku furtay,,Halkii Rabadaan Hotel,,Habeenna Balcad ku duulaanka ihi Habeenna Tiyeegloow!!!!!!.Waayagii waa kuwii iyaga ahaa ee Waayagii Kelyaha ay Carruurta Soomaaliyeed ay kala baxeen u suuq geeyay Talyaaniga iyo Europe....Way oo way waa yagii oo waayagii,, way oo way waayagii oo haddana shaar Muslin inoo soo xidhay!!!!!! ,,,,,Shalay bey ahayd Mareereey,,Waa Warshaddii Sonkorta lacagtii ay iigu deeqday Santuuqa Carbeed ee Kuweit ka wakiilka ahayd ,,,waa afar Boqol iyo Siddeetan iyo Shan Malyan oo dollar,,.. Waa Warshaddaan is lahaa adaa Africada madoow oo idil u qeybin doona sonkorta,,,Way oo way waa Mashruucii Mareereey ee Sonkorta,,,Dhaka yaraay Soomaalay Kii Shalay har cad lacagtaa intaa la eg la baxsaday inuu haddana ku gorgortammaa in Afar Boqol oo kalee malyuun in gacanta laga saaro,,.oo Dabeed Aqalkii uu shalay dumiyay dib uugu dhiso!! ,,,,ima galin imana galli doonto!! !!ee soomaliyeey runta isu sheega kiinii xunna iska qabta!!!!!!!~~~~~~~~~~~Idinkoon eed ruux kaloon kuu dan lahayn saarin...... |
    Anti iidoor | Friday, January 12, 2001 - 01:45 pm To neefowkaani iidoor waqtigaagii wuu dhamaadii Gaani is in Business as usuall waxaa lagaaray waqtigii lagu wasi lahaa |
    goobe | Friday, January 12, 2001 - 04:00 pm TO,,NINKA LA BAXAY ANTI IDOOR MAAHI IDOOR HADANA MA DOONAYO IN DADKII SHALAY NA BAABIYEY AY SHAARKA NOO SOO ROGTAAN WAAN DIIDNAY HAWIYANA WAX U DHISI MAYNO LABADOODA MARKAY NOQOTO AMXAARAA LAQAATAY WWAYO AMXAARO SAQIIRNA IGAMA DOOXIN HAWEEN IYO CIYAALNA GAWAARI KUMA JIIDIN HAWIYOOW WAA YEELKAA CABDI QASAB HAKAA CELIYO AMXAARO,,,,,,,,,,, |