Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Daba dhilifka Egaal(ma Dahire Rayaale oo dad ku laayay Borama Maanta 01-11-01
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 09:47 pm
Xaguu gali doonaa danbiilaha daba dhilifka ah ee layidhaahdu Ma daahire Rayaale. Ninkaasi oo aslkiisii Ethiopia u dhasahay ayaa amar ku bixiyay in rasaas lagu furo dad si nabad galya ah u banaan baxayay magaalada Borama. Dabadhilf Rayaale welcome to the long list of war criminals that have sheded rivers of innocent Somali blood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khayr

Friday, January 12, 2001 - 12:01 am
Bismillaahi
Anigoon sheekada dheereynaynin ayaan haddana jeclaystay inaan kayara faalloodo wixii kadhacay Boorama. Waxa layidhaa LABAWAJIILE majecli anigu mana maqli karo sideedaba, Haddii Isaaq yahay qabiilka Dawlad soomaaliyeed oo loo wada dhanyahay diidan kolkii horena dhidibada usiibay wixii dawlad soomaali loo yaqaanay waxay rabtaba ha'ahaatee waxaa aniga ilaquman inay nifaaqa iskadaayaan ooy gobolladooda ku,ekaadaan, dawladnimada ay sheegaanayaan ayaga haku ekaato dadka kalana yayna uxoog sheeganin illeen ayagaba waa loo xoogsheegtay oo ladulmiyeye. Marka inaad adigana dad aad laaluushto iskuna dirto iskuna daydo inaad hoos keento dawladkusheeg geed hoos fadhido oo hal qabiiil leeyahay waa arrin aan la'aqbali karin. Qaran majiro dawlad majirto qolo walba ayadaa isu dawlad ah isuna qaran ah. Cidii ay rabto ayey keenasan ciddii ay rabtana way caydhin, sidaa awgeed dhulkiinna ku'ekaada waa haddad wanaag rabtaan faragalinta kadhaafa dadka dariska idiin ah. Lanasocda qabiil soomaaliyeed qabiil kale maxukumi karo suurtogalna noqonmayso qaran qabiil kudhisan waa wixii tii horeba laburburtay.
Qabiil walba asaga ayaa ismaamuli, majirto madaxwayne ayaan ahay oo dadkale ayaan utalin dhiigoodana daadin, dhiigayaga iyo dhulkayagaba waa noo qaali.
Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOOL@faqash

Friday, January 12, 2001 - 05:53 am
looool dorood maxa laga cabadsiyeey looool!!!

Two football teams in Borame played a game and their fans started fighting and shooting thus one got killed!

looo learn how to read English badowin fawqal bbadawin looooooooool!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-BURCO

Friday, January 12, 2001 - 07:07 am
horta aad baan ugu farax sanahey warkaa waa in la laayo gadabursiga, yaga ayaa daba dilf no1 ah , markii dagalad isaaqu ay socdeen watii aad habar awal daba dilif u ahyedeene, maxeydun iminka sameyn , dadweyn naha somaliland waxey didin arkaan in aad tihiin dad others ah oo aan isaaq ba ahyen anaku hadii annu garxajis nahey habar awal iyo habar jeclo waa walaaleeehen, aanu is leyno markasta laakinse dad wada dashey baanu nahey oo aan kala maarmine,markaa waxaad tihiin uun baa laidin tusi,

long live somaliland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saw qaylo

Friday, January 12, 2001 - 07:22 pm
massive uprising in Awdal(Intifaada)

The chickens came back home to roost. The war for the liberation of the great ancient united Awdal republic has already started. The war started by the barefooted Egal Maryaan will continue and won't stop. There is no government in Awdal other than the sultanate of Awdal, run by awdal elders, intellectuals and people.Egaal earlier envied the resilency of Awdalites. He can't do anything about it but, he vehemently opposed the establishment of Amoud University. when he felt Awdalites will be starting a number of developmental projects in Awdal, he immediately dispached his moryaan to star trouble.We will hold Egaal's criminal moryaan, who deliberately opened fire on Borama mosque and the peaceful demonstrators accountable of their criminal action.we will never forgive or forget them those who were behind this criminal act. Egaal's days and very short and for that matter, his down fall is imminent. His dabadhilif(Dahir Rayaale)will for sure be brought to justice, along with the legendary war criminal, the disgaceful Abdirahman Tol dooxeh. again the war for the liberation of Awdal has just begun. Stay tuned!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 10:25 pm
Hanoolaato Awdal!!!!!
Hanoolaato Awdal!!!!!
Republic of Awdal!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

araabi

Saturday, January 13, 2001 - 06:19 am
Ninka isku sheegay qaaqil ku xigeenka dawlada Isaaka ee dadka sida nabadgalyada u banaan baxayay rasaata ugu furay waa in maxkamad la soo taagaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Saturday, January 13, 2001 - 07:58 am
Dhammaan

Waar belo sheegga jooji Samaroon. Bilays baa rasaas ku riday dad dhagax tuuraya oo rasaas riday, hal qof baa geeriyooday. Waa nasiibdarro, ilaahayna ha u naxariisto qofkaa islameed ee halkaa ku geeriyooday. Qabiil layn iyo wax la mid ihi toona ma jirto. Waar adeerow cidina kuma gumaysto, cidina wax kuma yeesho ee tolaayda malaa yacniga ah jooji halganna ma jiro e.
Mr. Kahinna waa M/weyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda S/land. Ama jeclow ama ha jeclaan.

Haddaad rabto inaad Hawiye ku biirto, ku biir, marba midkiin Mooryaani sidii dameer bakhtiyay ha u gawracdee. Bal maxaad meelaad magac ku leedahay oo PM ka noqon karto intaad ka oroddo meel aadan sharaf ku lahayn ku geyn?

Waar Samaroon sowtii la odhan jiray tacliin bay leeyihiin!

Nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish

Saturday, January 13, 2001 - 06:15 pm
Saaxiibayaal saldanada awdaleey waan ka xunahay
waxa idinku dhacay iyo dhibaatada joogtada ah ee
la idinku hayo, isku tashada oo iska qabta
gardaran cadaanka ah ee la idinku hayo. Ogaada
nimaan shantu kaa celin sharci kaama celiyo,and let's bring back United Somali party. Ogaalada
inaan mar walba diyaar u nahay inaan wax wada
qabsano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wajaale

Saturday, January 13, 2001 - 08:15 pm
To Darwiish:

Aad baad u mahadsantahay Mr.Darwiish waanau ugnahay saaxiibadayada kuwa ay yihiin.Dulbahante iyo samroon waa dad walaala ah oo xidhiidh dheed soo lahaanjiray. Waxa kadhacay Borama waa uprising lagaga soo horjeedo daydayga cigaal iyo daba nacaska dabadilifka ah ee Rayaale. MR.Darwiish markii Idoorku xidhay Garaadkiina aad baan inii taageersanayn hadaan nahay samaroon. Hanoo biqin walaal samaroon dagaalka iyo nabadaba aad buu uyaqaanaa. Ciidamada Xoraynta Awdal waa heegan waxanay ku dhaarsanyihiin inay moryaanta Idoorka Awdal ka xoriiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, January 14, 2001 - 01:54 am
Wajaale

war hoy ha ku dayan nin tol badan leh oo Daarood oo reer koofur ah taageero ka sugaya. Adi reer woqooyi keli ah ayaad tahay, koofur isku koolayni waxkuu tari mayso. Sidaan kuu sheegay ku biir haddaad rabto koofur, laakiin xasuusnow inaad shisheeye ku biirayso. Haddii Sharafle Tallan ahaan lahaa Dhulos injirlow, Koombo oo dhan ayaa KMG kasoo bixi lahayd, Hawiyena kala orod iyo isdacweyn ayaa ka dici lahayd, meeshana waa lagu kala carari lahaa!. Maxaa dhacay markii Tallan la dhagray? WAXBA. Bisadi uma ciyin.

Samaroon dagaalla ma jiree, cidina kuma haysato ee cabashada jooji, mise cabashada iyo cuqdadu dhaqankiinay ku jirtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaaxlay

Sunday, January 14, 2001 - 11:06 am
Waar wuxu muxuu ku hadalayaa!!! waar ilayn reer Bucurbacayr isma maqlaan.War ilayn waxba kama xishoodaan. Waar saw taad kol Amxaaro ku carartay eed hablihiinii ad ka eebisayn.Saw taad anaga iyo walaalahayaga Issa isku kaayadirtiin markaad idinka iyo amxaaradii iska kaayo calinwaydeen waxana qaadi waydeen.Midgihii aad Dhulkoodii Hargeisa ad ka saarteen way inigu maqanyihiineh ogaada.Reer Bucurbacayr taarikhdiina kuma jirto geesinimo. Waxa taarikhdiina ka buuxda naagayn, fulanimo, daacad daro,gogol dhaaf, been, iyo insecurity.Ingriis way udhaamaatay, Amxaaro way udhaamaatay xagiid tagi doontaan.Yaad unaagayndoontaan.Afdheer beenta jooji.Quwadihii ad unaagayn jirteen majiraan.Anagu marka ugu horaysa waxan rabnaa inan dhisano "United Awdal Republic".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaaxlay

Sunday, January 14, 2001 - 11:22 am
Waar wuxu muxuu ku hadalayaa!!! waar ilayn reer Bucurbacayr isma maqlaan.War ilayn waxba kama xishoodaan. Waar saw taad kol Amxaaro ku carartay eed hablihiinii ad ka eebisayn.Saw taad anaga iyo walaalahayaga Issa isku kaayadirtiin markaad idinka iyo amxaaradii iska kaayo calinwaydeen waxana qaadi waydeen.Midgihii aad Dhulkoodii Hargeisa ad ka saarteen way inigu maqanyihiineh ogaada.Reer Bucurbacayr taarikhdiina kuma jirto geesinimo. Waxa taarikhdiina ka buuxda naagayn, fulanimo, daacad daro,gogol dhaaf, been, iyo insecurity.Ingriis way udhaamaatay, Amxaaro way udhaamaatay xagiid tagi doontaan.Yaad unaagayndoontaan.Afdheer beenta jooji.Quwadihii ad unaagayn jirteen majiraan.Anagu marka ugu horaysa waxan rabnaa inan dhisano "United Awdal Republic".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Monday, January 15, 2001 - 03:19 am
To. Burcaawi

Waryaa ma waxaad Soomaaliland u raadinayseen baad sugi kari weydeen oo hada durbaba bilowdeen inaad dad Soomaaliyeed oo dhulkoodii wax ka qabasanaya marba is hortaagtaan.

War dawlad ma noqon kartaan masuuliyadna ma qaadi kartaan caadifad iyo waali aan loo hubsan baad wax walba ku gashaan kuna burburisaan sidaad magaalooyinkiinii iyo maatadiinii u baabi'seen baad hada rabtaan inaad reer Boramena idinla qaybsado.

Waryaa nina xaqiisa ma qaadi kartaan idina maanta dawlad ma tihidin ee qabiil baad tihiin hadaan nahay Soomaalina waan idin aragnaa waxaaad meesha ka wadaan aniguna waxaan ahay qofka ugu horeeya ee ka qayb qaata sidii Boorame iyo intii kale aydin lahaynba laydin ka saari lahaa waayo Xaasidiin baad tihiin ka xumaada horumarka iyo Taariikhda Dadka kale ee Soomaliyeed.

Reer boorame hore u socda ogaadana nin gardarani iyo gaal midna ma guulaysto Dhulbahantena waa idin la jiraa oo dhiniciina naga daya mana qaadan karo xaqdaro iyo xad gudub lagu samaynayo dad walaalahayo ah oo soomaaliya.


G/Sare

Jibriil Bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, January 15, 2001 - 03:26 am
anigoo reer koonfureed ah kana soo horjeda kal goa dalka soomaliyeed waxaan ka xumahay sida waxuushnimada wasaqnimada cigal kula kacay dadka reer boorama awalba dhab kama aheen kala goida ee waxuu u jeeday in uu sidii reer afweyne kibro oo cajaladii siyaad barre ayaa u shidneed sida uu sheegay madaxweynaheenii aadan cadde xaqiiqdii wey soo baxday maanta hoosta ayuu kala socdaa in somaliland wax la yiraahdo aysan jirin lacagta magac soomaliyeed lagu soo tuugsadana waxuu siiyaa reerkiisa iyo dabodhilifyadiisa iyo quraradiisa rumka ah marka maxaa keenay in la yiraahdo dadka reer awdal aayahooda kalama tashan karaan dad shisheye ah iyagoon soo marin inna xaarxaarato inta wax lag qabtay habe yaraatee aysan jirin ninkii jarmalka aha lagu diley burco?waa siyaasad uu caan ku yahay oo uu rabbo in uu ku mideeyo isaaqa kala daatay oo qaarkood maanta xamar ku noqdeen somalinimo ka muuqato kan soo horjeeda waalida cigaal iyo maamul xumadesa iyo afxumadiisa qaarna cigaal meesha haba isaga tago ku yirrahden oo amxaro damacsan in ayka gataan hantidii qaranka soomaliyeed welibana jahwarerka soomaliya koonfurta iyigu ka danbeyeen sida dilkii talan oo sida lag warqabo cisman cato burcad uu lacag siiyey dileen iyo talyihii waardayihiisa ugu sareeyey ee la yiri nin sarqaansan baa diley oo gacan laguma haayo lakiin geesi soomaliyeed cid iloobeysa ma jirto in kastoo la gado oo laga gacnsareyo geesigu ma liico waxan taageero niyad ah u diraaya dadweynah soomaaliyeed ee midnimada aaminsan iyo tacsi murugo ah qofkii sida xaqdarad odeyga indhaha ceeryaamada ka saaran tahy oo waxuushnimada ah u diley isagoo fekrkiisa siyaasadeed si nabd ah u cabiranayey eheladiisa iyo asxaabtiisa ee reer awdal waxan idiin rajeynaya cimri dher iyo caafimaada somaliya oo hal wadan ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOL@FAQASH

Monday, January 15, 2001 - 07:42 pm
oohintu maxeey tarta????

"Fardo la isu fuushanyahaay maxaa la isugu faani"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madar

Wednesday, January 17, 2001 - 03:30 am
as a gadabursi we declare war on somaliland its keeping our independence from us we dont want to be part of somaliland, we want seperate states,

as for this drunken cigaal his days are over , and will never vote for him again, so please leave our country.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Wednesday, January 17, 2001 - 11:12 am
Jibril-bari

Faan iyo cayi wax ku tari mayso. Anaa ku leh waanad ogtahay. Ha arkin annaga iyo Samaroon buuqayaga. Isku reer woqooyi baannu nahay, hadday rabaan inay Koofur ku biiraanna ahlan wa sahlan. S/landse ama jeclow ama ha jeclaan. ama ooy ama ha ooyoin, ama ha la citiraafo ama yaan la citiraafin, way jireysaa weligeedna way jirtay. Annagaa xorriyadii u horreysay keennay(annaga iyo Samaroon)

Qaylada xaqdarrada ah ee Gadabursi wado, waan ka cadhoon waayo wax looma geysan, waxse is yeeli maynno. laakiin adiga sidii aan weligay ku yeeli jiray ayaan ku yeeli. Dhulka ayaan kaa qabsan! Waad ogtahay waxaan ka hadlayo! Burco, Caynabo, saraar, Ceerigaabo. Berri laascaanood Buuhoodle etc, in kastoo aanan bustooda waxba ku falayn, ilaa Majeerteeniya ayaan ku eryan, markaasaad wax garan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Friday, January 19, 2001 - 06:55 am
To. Burcaaawi

Waryaa aniga ilaahay baa ileh sidaada marba gaal ima dukhuulo Dhulkan aad sheegtayna sidaad ku timi waad ogtahay baryo iyo walaalow aan kula dego ee bal car sheeg waad uun hadashaane degaal qudha oo midka mida magaalooyinkaa aad ku qabsateen.

Hadana meel walba waxaad la taagantihiin waa lay dilay adeer ninka cabta ee ooya ee Soomaali iyo aduunkuba ku nacay waa Isaaq.

Weligeed lama arag qof dhulbahanta ah oo ciil qaba ninka ciilka qabaa waa adiga taasina waa taariikh hore hadeera waanu idiinku celin.

Mar labaad waxaad ka xumaataan dadka kale horumarkooda iyo taariikhdooda wanaagsanba.

Been,waali ,xaasidnimo iyo gaalo jacayl baa taariikhda idiinku taal.

G/sare

Jibriil Bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibuuti

Friday, January 19, 2001 - 07:59 pm
warya nimanka reer bucurbacayr hawkan ay waashiin.
waxkasta oy sameeyeen way ku fashalmeen 40 sano ee ugu danbeey. soomaali oo dhan way isku dirn.xabashi bay unaageeyeen.Dawlad aan jirin bay kudhawaaqeen cidina way ka rumaysanwayday.Waxan kula talin lahaa Idoor caqli yare wakhtiga ha iska luminina.waqooyigu wuxu ukala bixidoonaa afar.Suldanate of Awdal, sool, sanaag and Isaakland.Waaryaa Idoorka afyaqaan ee ku yidhaahda waar hadaalin.Waar Idoor yaa isgaadhay. Waa yaab halkay ay dagaalka iyo geesinimada ku barteen.Tulaw ma war criminal Mengistu ayaa wadna ka soo amaahiyay.Idoor afka nool wakhtigiinii wuu dhamaaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-Doorood

Friday, January 19, 2001 - 09:39 pm
looooool
Doorood=Jamcul DOORO=Wasaqda Xubnaha taranka ee labka iyo dheddiga ka timaadda.

Imagine MIDGAAN inta isasoo indha tiro adoo Nasab ah ku yidhaahda MIDGAAN.Ka warran haddii dhillo laga dhaansadaa inta dhaliga kuu xoqato ay ku tidhaahdo adaa dhillay ah.
Ka warran Hadddii Garac la og yahay inta soo indha caddeeyo adigaagii Meherka ku dhashay daalac kuu raaco oo ku yidhaahdo GARACA EEGA.
Ka warran haddii nin Aabihiis la aqooni ab kuugu faano oo adigaagi awowgaa la og yahay ku yidhaahda Ab-laawe.

Masalooyinkaas waxa la mid ah.
In GUDABIIRSEY oo WACAL ah hooyadiinna Dhillo la yaqaan ahayd inuu isaaq caayo oo garacnimo ku sheego

-In Gudabiirsay (Gudo=siiil, Biirsey=biiris=garac) oo MIDGAAN la yaqaan ah weligiisna SAB ahaa uu aniga AWOOWGOOD BUCUR iyo BUCAYR ii tiirsho oo i yiraahdo adaa ka tafiirmay inta awwwoowgiis diido.

-In Doorood oo aan AB iyo ISIR lahayn uu dhashii sheekha caayo oo damco inuu xaarka uu huursanayo ku halleeeyo.

-Daarood wallaan loo hayn inuu jirey iyo in kale
Wallaan loo ogeyn meesha uu ku duugan yahay
_Daarood Waa isu Keen keen oo illeen beenloow markhaatigiisuu fogeeyaa ee waxa caddaynaya qabiilooyinkii la QARAMEEYEy 30kii sano ee ina dhaaftay oo ay ka mid yihiin.
Gaalgale, Uurarweyn, tuuryar, gahaylo, Muxumud and many more.

Goonbaartu waxay caasidaa mid aanay gaadhayne
Ma gudboona Gaarida sare iyo gibirta naaxdaaye

Waxa halkan ka caytamaa waa dadkii the last 200 years la Daaroodeeyey oo Illeen waa Gun iyo caadadeede is biday inay magac la siieyey nasab ku noqonayaan. Ma oga in hore loo yidhi

BAQAL FARDO LA MIRATAY DHIGGOOD BAY IS MOODDAA

Jibriil bari labeebka la yiraahdo waa ruux asalkiisu yahay qabiilada soo socota midkood.
Gahaylo, muxumud, uurarweyn, gacal muuse, tuuryar.

Shib dheh Tuuryartii ku dhashay wase ibnu nijaas yohow xaaraanta lagu dhalay ee baqtiga cunaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idoor yaqaan

Saturday, January 20, 2001 - 01:23 pm
Waar Idoor waa la ini yaqaanaa. Wakhtigii ad dadka beenta ad usheegi jirteen wuu dhamaaday. Aad baa la iniiga tegay intaad ka shaqaynaysayn idinka iyo amxaarado in umada Soomaaliyeed loo shirqoolo uu la baabiiyo. Docamentigii sheegayay inad Soomaalida u shirqoosheen waan haynaa. Umaydaan dhalan sir hayn. Axmad Yuusuf Ducaale fadeexadii ugalay waad ogtahay, imikana xaafada Idoorka iyoo wasiir ku sheeg u uyahay.Cigaal markuu Raiisal wasaaraha ka ahaa Soomaaliya wuxu iibsaday NFD, Djibouti iyo Soomaali galbeed. Waa la isbartay. Waxad tihiin dadka Soomaali ugu xaasidsan, ugu jaban, ugu jilicsan uguna fulaysan, uguna beenbadan. La ini baray reer Bucurbacayr. Waxa ini haya identity crisis waya waxaad ahaydeen baad inkiteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, January 21, 2001 - 06:52 am
Injirlow

Waxaad tiri sheeg dagaal aan meel kaaga qabsaday. CAYNABO. Deeqsinnimadaada ayaan ka yaabay!. So easy.

Waxaan ahay qabiilka keliya oo dal lahaan jiray keligiis, waxaan keenay calankii u horreeyay ee xor ah Soomaaliyi hoostimaado. Taariikhda been kama sheegi kartid. Markii hawiye kusoo cayrityay anaa ku nabad geliyay. Xataa xamar dhexdeeda markii lagu ugaarsanyay boqolaal injirlow ah ayaan nabad geliyay oo ka reebay hawiye cayrsanaya. Illeen abaal ma leh injirlow.

Haddaad S/land rabto iyo hadaadan rabin, way jiraysaa oo joogaysaa. Adiga iyo Gadabursi (qaarkood) qayladiinnu waxba yeeli mayso. Marka isku dirka annaga iyo Gadabursi ayaa waxaad tahay kuu caddaynayasa, markaasad weliba xaasidnimo cid ku maageysaa.

Iidoor yaqaane

War hooy ha iga caraysiin xuuxyahow wejiga sarsarani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tawri

Sunday, January 21, 2001 - 07:37 am
Dabadhilifka fulaha ah ee layidhaahdo Dhahir Riyaale isaga ayaa ka masuulah waxa kadhacay Awdal.Isaga ayaa ka masuula inu Cigaal cunaqabatayn dhaqaali ku soo rugu Awdal, Sanaag iyo Sool.Ninka(Cigaal) waxa magacyadoodii ay yaalaan meelkasta oo adoon ka ah. Cigaal dadkii faraha badnaa uu ku laayay Burcao lama ilaabin.Cigaal/Riyaale waa war criminals waxay laa yeen dad rayid ah. Wax haybada kuma leh Awdal qof kaliya oo amarka qaataa majiro. Wuxu u yimid magaalada inu Tawrada socota bakhtiiyo dad kana ukala qaybiyo jilib jilib. Nimankii Marykana ahaa ee rabay inay masaariicda ka qabtaan Awdal isaga ayaa is hortaagay. Sobtu maxay tahay Cigaal marabo inuu wax horuumar ehi inoo ka dhaco Awdal, nacaskani na mafahmaya. Marka horaba cigaal baa doortay dadka reer Awdal mamatilo. Ninkaa way udhamaatay waana inuu iscasilaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR BUHOODLE

Tuesday, January 23, 2001 - 09:45 am
long live samaroon nation,
i know you can handle iidoor alone
IN CASE YOU NEED DARAAWIISH WE ARE EVER READY BROTHERS. THIS IS PURE JIHAAD.ONE OBVIOUS FACT TO REMEMBER FROM HISTORY;
WHEN IIDOOR FIRE ONE BULLET, FIRE BACK TEN BULLETS.
IIDOORKU MA XISHOODAAN EE WAY BAQDAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Garxajis

Tuesday, January 23, 2001 - 03:20 pm
NOTICE to all Great Garxajis-Ther is no difference between Gadabuursi ,awal ,and habarjcello so don,t be confused.This is not what so ever our fight ,and we must take advantage of their weakness .Never believe ISSAQ unity ever again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hufan

Tuesday, January 23, 2001 - 05:39 pm
to.antidarood.waxaa ad afkaa soo marisey iyo cayda xun ee aad tirinayso waxey noo cadeynaysaa inaanad imnu xalaal aheyn, wasakh baa tahey waxan umaleeyaa inaanan edeb lagu barin,AYaaba edeb ku bari dee abahaa baa maalintiina mirqaansanaa,habeenkiina sakhraansanaaye. waxan ku odhan lahaa edebyeelo oo hacaayin umada eslaameed\.mida lake waxa la yiri ama wax fiican ku hadal ama iska aamus,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boobeh

Tuesday, January 23, 2001 - 06:18 pm
Thank you Dr. Boohodle Idoor wakhtigoogii wuu dhamaaday.Idoor-Reer Bucurbacayr afarta kasoo hadhay anaga ayaa ku filan. Ciday unaageeyaan majirto.Ingriis Qadhmoone mairo, Xabishi injirlay teedii baa cuslaysay. Cidkale oy u basaasaan majito. Already awdal way kaxorawday.Next target waa Sanaag. Kul hadii dabadhilifkii Cigaal(Rayaale) Gurigiisii markii laburburyay ay mooryaan Idoor ihi ay ku ilaaliyaan magaalada dibadiida. Isaga iyo cigaaltoona magaalada ma imankaraan. Labadooduba waa wanted.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Saturday, January 27, 2001 - 10:36 am
Waar kii sakhraankii ee Cigaal sawkan waashay.Wuxu ku dhawaaqay criminals SNM inu soo cailinayo ayuu ku dhawaaqay. Waa goorma taa micniheedu madagaal ugid cusubaa. Ninlii baxaya indhahaa casaada baa layidh. Arintii u Awdal ka sa meeyay iyo tii u lahaa anagu Amxaaraan xidhiidh baayac mushtaray la leenahay ee wax xidhiidha lama lihin Soomaali, waxa xaas udhan marka laisku geeyo waxay ku tusaysaa inu Cigaal waashay wax u isku falayaana majirto. maalmaha u sii joogayaa way tirsanyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, January 28, 2001 - 02:11 am
Dr. Buuhoodle

Xusuusnow inaannu Darawiish eryannay ilaa Iimey. Taariikhdu isma qariso, markaa maxaad cid kale ugu naageyn jilib ilka yar ah ayaa kaa adage.

Samaroon

Sidaan wax badan idiin sheegay, run ahaan waan la yaabsannahay waxa aad ka cabaneysaan ee la idin yeelay. War hooy qaylada an macnaha lahayn joojiya wax idiin tari maysee. Ma labada gaal ee waalan ee dalka iska soo galay si sharci darro ah ayaad u ooyeysaan? Ma laba gaal baa sidaa rerka Samaroon uga qaylisiiyay? Waxaad inay jannadii idin gayn lahaayeen! Markaasaad annaga na leedihiin gaalaa isaaq u naageeyaa!

War colaad taariikhi ahi weligeed kama dhexeyn Samaroon iyo Isaaq, nabad iyo walaaltinnimo ayey kuwada noolaan jireen. Daaroodse ma illaawin innaanu Sayyidkii jebinnay, dhulkoodii xoog ku qabsannay, afweynena jebinnay oo Hawiye ku niri bakhti wareen. Colaadooda waa la fahmi karaa, ta Samaroonse lama fahmi karo waayo wax looma geysan! War hooy orta joojiya. Bal sheega waxa la idin yeelay oo aad ka cabaneysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zeylici

Sunday, January 28, 2001 - 07:31 am
Waar samaroon dadkani ma aha waa Darood!!! internetka ateey jahilnimadood la so galeen!!!

Stop embarrasing Samaroon use your own name!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Monday, January 29, 2001 - 03:40 am
To. Burcaawi

War Daraawish iyo Ingriis baa isdalaye ha sheegan taariikh aadan lahayn adigu waxaad ku jirtay awrtii ingriika u rarayd dee awrta ma dirirto.

Horta maxaad marwalba Ingriis ama gaal isu moodaan oo aad u iloowdaan inaad dad Islaama tihiin dabadhilifnimada joojiya Shaley Ingriis Maantana Xabashi Huuraale.

Taariikhdiinii beenta ahayd way dhamaatey Soomaalina way idin baratay.

Soomaaliyi ha noolaato dabodhilifkuna ha dhaco.

G/sare

Jibriil Bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idoor yaqaan

Monday, January 29, 2001 - 03:47 pm
To Jibril Bari:
Afkaaga caana lagu qabay waar maxaad bartay ilma Bucurbacayr. 100 sanadood ay beenta Soomaalida Idoor caqli yara, maxishoodeh kasheegayay way dhamaatay.Dhankasta haday noqota cilmi, intelligence, sharaf iyo faraba waa ladhaafay.Waxa ay laqaylinayaan waxa weeyay wuxii ay danbiya galeen bay ugyihiin.Wakhtigii xisaabtanku unu bilaabmayna way ugyihiin. Ingriis ay unaageeyaan majiro, Amraara injirlay bay nafmoodeen.Waligay ma arag dad ka intelligence xun.Waa nimanka isku diyay inay afarta kasoohadhay dawlad Idoora aydhisaan. Dagaalkii an kula jirnay inaan la ictiraafin waan ku goolaysanay.Albaabkastana waa laga xidhay. Waar duulku saw isma maqlaan. Waxay kuhadli jireen ama ay qori jireen ma in la ilaaway bay moodeen.Idoor caqli yare waktigiinii wuu dhamaaday. Waa dadka ugu xaasidsan donida.Dhawaan waxay ishortaageen in Awdal deked laga dhiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halgame

Wednesday, January 31, 2001 - 04:18 pm
daba dhilifyada lasafan daydayga dawlada iskusheega cigaal sakhraan danbiga ay ka galayaan Awdal waa lama i laawaan. Ayaga iyaga iyo sikhraanka soo dirtay ayaa ka mas uula wixii Awdal kadhacay bisha Janiwaray(January) ay ahayd 11. Wad lasucutaan inu wakhtigii sikhraanka ay inyari kahadhay.Halganku halkaas ayuu kasocondoonaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 03, 2001 - 09:44 pm
Dabadhilif Rayaale wuxu ka baxsaday isaga oon cidih ogayn arimihi uu Awdal karidayna an meel la isula dhigin.Waxad moodaa is aamin la aanta ay shacbigu ka qabaan dawlad isku sheega ay cirka isku jareeri doonto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, February 04, 2001 - 01:22 pm
Jibril Bari

Ingiriis iyo Daraawiish oo kali ah ma dagaalamayn adna taa waad ogtahay. Askartii dagaalamaysay waxay u badnayd Isaaq iyo Gadabursi iyagaana maalintii u dambaysay ee la jebiyay sii eryaday isaga kuwii raacsanaa ee idinka u badnaa ilaa Iimey. Ninka watay ciidankii maalintaa eryaday daraawiish waxaa la odhan jiray aadan waraabe.

Ingiriis waxaannu ahayn Alliance, taasina waa mid ka mid ah istraatijeyida milateri. Haddii aad cadow la dirirayso cidii aad taageersan karto waad taageersan. Sayidkuna wuxuu taageero ka raadsaday oo ka waayay carab iyo Turki annaguna Ingiriis.

Middan gaalo daba orod. Shalay kii iisoo kiraystay Bayloodyo Rhodesian ah si aad maatadeyda u xasuuqdo adigu ma ahid miyaa? Galayr hadda inuu inta Faatikanka tegay asagoo gorof baryo la wareegaya inuu wadaadka kii hooseeyay u sujuuday ma ogid miyaa? Gaal adaa baryadiisa iyo aqoonsigiisu wax kula yahay oo qiimo kuugu fadhiyaa. Annagu annagaa isku filan.

Iidoor-yaqaan

Tan aad i leedahay aqoonsi baa laguu diiday aday wax kula tahay, saa waxaad tahay ninka u barooranaya laba gaal oo waalan oo lagu eryay ee halgan baan dartood u bilaabi lehe! Ha ceebayn reerka aad sheeganayso ma tihide magacana ha ka dilin samaroon reer laba gaal daba orda ka weyne!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdal man

Saturday, February 10, 2001 - 09:14 am
Hanoolaado Halganka Awdal:
Kadar oo dibi dhal ma imikuu sikhraankii u yeedhay yuhuud. Wax aan suuruubin majiro najiska isku kaadsha isaga 80 tan jira ah ee looyaqaano Cigaal. So-call Idoor-land waxay ukala jabaysaa Awdaland/Sooland/saaagland/Togheerland. Majiro wax isku xidhi kara dhulka an soo sheegay.Jabhada xoraynta Awdal abaabul wayn bay ku jirtaa. Waxanay udiyaar garoobaysaa dhaqan galinta hawlaheeda. Long life the struggle for the independence of Awdal!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FardoJaan

Sunday, February 11, 2001 - 02:49 am
To All dadka aan dadkey sheeganayaan ahayn!
Alla munaafiqsaniidiin, war aakhiro diina ha ku seegina magacyadan beeenta ah ee aad lasoo baxaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halgame

Monday, February 12, 2001 - 03:23 pm
Halgankiin xoraynta Suldanada Awdal wuu bilaabmay wuuna socon doonaa. dadhilifyado ha isjiraan. Wakhtigii beentu wuu dhamaaday. Viva independence and liberty of the "Sultanate of Awdal".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 10:37 am
ina cigaal maa imikuu nin gay ah noo xil saaray walee waa yaab axmed ducaale waa qaniis ilaahayoow noo sahal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Seeflebood

Wednesday, February 14, 2001 - 04:52 am
Somaliland is the Somali superpower!!!

Just like the middle east superpower Israel we are hated because of our strength and superiority!

just like USA we are hated because of our economic dominance!

Somaliland hanolato faqash ha dhacdo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabe

Thursday, February 15, 2001 - 07:51 pm
Are ma maqalaysay midkow Idoor wuxi ku hadlaayay. Waxan u malaynayaa inu sikhraan sanaa. maya waxan u malaynayaa inu qaad ka dhirgay una garanayn wuxuu ka hadalayo.War hayay goormaa Idoor wagash ay geesiyo nuqdiin. miyaanay ahayn kuwii had iyo jeer Ajaanibka dabadhilifka u ahaa. Miyaanay mar quraysh sheegan.miyaanay mar Ingriis sheegan, Miyaanay mar sheegan reer binu hashim-Carab. Miyaanay imika of all people sheeganin injiray Amxaaro.Waan yaabnii ma yaabteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Friday, February 16, 2001 - 01:49 pm
Yaabe
Wax ma ogid! Wallaadan caqli u lahayn. Adeerow ha sheegan reerkan aad sheeganayso waayo waad ceebayn. War reerkii dalka u aqoon badnaa miyaan cidi ka noolayn? illayn waxay u egtahay in dameero keli ahi metelayaane?

Su'aal keliya inta halkan wax ku qortay ee reerkaa sheegatay mid ka jawaabi karaa kuma jiro,(waxaan weydiiyay shan su'aalood) sidaa darteed ma metelaan reerkan.

Samaroon run ahi aaway? Ama diida ama yeela S/land, taasi xaq baad u leedihiin laakiin haka yeelina in dameero idin metelaan!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xogagaal

Sunday, February 18, 2001 - 04:40 pm
Waxa cadaatay inu cadawga ugu wayn ay leeyiheen dadka reer Awdal/Sanaag/sool inuu yahay Cigaal. Si cadaana iyuu u hortaagan yahay in wax horomar ah in laga sameeyo sadaxda gobal een soo sheegay. Cigaal wuu kasoo horjeedaa in laga dhiso dikad saylac, Lughaya iyo laas qoray. Wa in ninkaa jihaad lagu qaadaa sidii Siyaad Bare oo kale. Slkhraan gaalka ah waa in lala dagaalamaa. That is the only language he understands.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tawri

Saturday, April 14, 2001 - 02:04 pm
Wakhtigii sikhraan Cigaal wuu dhamaaday. Afartankii sano ee u danbeeyay wax dhacay war uma hayo waayo wuu sikhraan sanaa. Long life Xoriyada Awdal/Sanaag/sool.