Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: NEW LAND FOR HABARGIDIR,, DEG HADA!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaxye

Friday, January 12, 2001 - 11:27 am
Hadii aan taariiqda soomaliyeed dib u eegno waa sidaan, magaalada Kismaanyo waxaa degenaa jiray qawmiyad kala duwan, sida shiiqaal, biyamaal, gaaljecel,ogaadeen, baajuun, iyo kuwa kale oo banan.. Sanadadii 1950s waxaa kusoo biiray majeerteen islamarkiina waxay sheegteen in ay iyagu leeyihiin magaalada kismaanyo waa yaab!
1966 markii ladooratay A/Rashiid, Majeerteen si xoog ah ayay u soo degeen magaalada kismaanyo,laakin hadii aad fiiriso baadiyaha ama dacalada magaalada wax majeerteen ah ma joogaan haba yaraadaane. Si kastaba ha ahaatee Majeerteen waxay iska dhaadhacsheen in ayagu kismaanyo leeyihiin, sababta oo ah waxay ka yimaadeen meel aan nafaqo lahayn, waa kii yiri adoogi majeerteen boowe bari lagaraysay!! Calaa iyo itixaal 1969 wadanka waxaa ka dhashay dawlad mariixaan ama daaroot isla markiib waxaa kismaanyo soo degay dhowr qows oo mariixaan ah, dhowr sano kadib waxaan maqlay mariixaanki oo uranaya Kismaanyo anagaa leh waa yaab kale, waa tii ay ku dhisteen dhowr filooyin, shaneemooyin, hotelkii cascasay..
ilaal iyo 1990 Kismaanyo waxaa xaaran ku haystay mariixaan.. isla 1991 USC ayaa ka saartay cidwalba. Intaas kadib Kismaanyo waxaa haystay ninkii xoog leh, Majeerteen waa u gooxaa, Mariixaan sidoo kale... Dadkii iska lahaay waa la,baaba,shay wax dhinta wax qaxa...
Hada iyo dan waxaa la doortay nin Habargidir ah
oo sidii kuwii hore ah, marka anigu waxaa dhihilahaay now is H/Gidir time, Habargidir waxay ka yimideen dhul qalal ah sida majeerteenka marka from now waa in Habargidir si xoog leh u soo degaan Kismaanyo berituna yiraahdeen war anagaa leh Kismaanyo wow.. Habargidir deg kismaanyo now..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JR

Saturday, January 13, 2001 - 06:59 am
MR. Yahye.

Runta ayaadka hadashay walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KISMAANYO

Saturday, January 13, 2001 - 07:58 am
beentaa majeerteen wuxuu yimid 75kii ayagoo qaxootiya waana ugurmanay.
ayagoo aad u dhibaateysan hadana anagaa leh ayaay keeneen. marka waad timidaye malihid .
ogaadeena kenya dib ugu noqda kismaanyo dhuun haku soo taaginee.
habargidirna noqda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed S.

Saturday, January 13, 2001 - 09:02 am
Kismaayo ??????????????????

anigu yaabaye meesha Kismaayo maxaa lagu haystaa, ilaa iyo hadda waa leysku haystaa,,,,ANNAGAA LEH,,,MAYA MAYA,,,AYAGA MA LAHA,,,,MAYA MAY,,,KA DAA,,,ANNAGAA LEH,,,HAA HAA,,,,AYAGA MA LAHA,,,

Kismaayo, walaahi waa meel aad u fiican hadii sidaa loo jecel-yahay in lagu noolaado.

1986 -dii aan aniga arkey dhowr maalmoodna joogay, cid degan ilaa hadda waxaan ka sheego ma kasi kari aan ka aheeyn in ey Somaali ahaayeen si fiicannna aan ugu qaatey ilaa,,,

Kismaayooy waa lagu xumeeyey waana ka xumahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJlady

Saturday, January 13, 2001 - 12:12 pm
Kismanyo, for your information reerkeegga wuxuu degganaan Kismaayo from 1928. Awoowegee oo halkaa ugu yimid reer tolkiis oo ee degaan uu aheed.
Aniga kismaayo ayaan ku dhashey long before 1975!
Taariikhdda baro, hana ka been sheegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 14, 2001 - 08:20 am
Daarod ayaa kismayo iska leh, iyagu haku heshiiyeen ama haku dagaaleen, Habar goojona meel wisil la yiraahdo ayay dhul kal ka leedahay, marka waxaysan shaqo ku lahayn in ay ka hadlaan waa gardaro, habar gaajona xamar bay damceen in ay la wareegaan wixii ka raacana waan la soconaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILKA CASE

Sunday, January 14, 2001 - 09:30 am
MAJEERTEENOOW OGOLAADA IN LA IDIKA BADIYAY WAA MAXAY OOHINTA RAG WAA KII ADEYKAYSTA, RAG HORTIINA HA CALAACALINA GOOD LUCK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaxye

Sunday, January 14, 2001 - 02:13 pm
Salaan kadib Kismaanyo waxaa leh( GIIR GIIR) Ama qawmiyadu isku jira, lakiin waxaa nasiib daro ah in ay maanta isku qabsadaan, Majeerteen, Habargidir iyo waliba Mariixaan kuligood waa dhul doon haba soo kala horeeyaano.
Soomaaliyay waxaan idiin sheegaa inta lays xaqdaa haka yaabin in cadaalad lagaaro..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuk u all Habar Guss

Sunday, January 14, 2001 - 10:40 pm
Kismaayo waxaa leh Majerteen and will continue to be. Habar Gedir waa lo' meelwalba dadka kula dhageesa because u ain't got no where to live. Mar Gaalkacyo, hadana Kismaayo. War Muqdisho baan idinka tagnee maa nadeesaan?

Kismaayo Forever a Majerteen City
Any objections will result by me resolving the situation at the end of the barrel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booteeye

Sunday, January 14, 2001 - 11:00 pm
YAHYE
Saaxiib, waan kugu raacsanahay, nin aanu saaxiibo nahay oo habargidir ayaa doraad ii yimid, waxa uu iyiri kismaanyo ayaan gurya ka gadanayaa, waan la yaabay waxaan ku iri , "waligaa ma ragtay ?", maya ayuu iigu jawaabay.
Arintu waa ninkii raaya, ayaa reerka u haraya, ee ilaahoow GIIRGIIR U MACIIN,
war ninyahow waxaanse la yaabay OGAADENKA waa caqli kaliya, iyagu dagaalka ma galaan , mar kastana waa joogaan, oo cid walba waa u qirsan tahay inaay kismanyo wax ku keeyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h/gidir

Monday, January 15, 2001 - 04:46 am
Saaxiib kismaayo madoonayno inaan xoog kudegno ee taas haka wal walin!
Mareexaan baad hadda is haysiin,mar horena Ogaadeen,Labadabana daaroodbaad isla tihiine maxaa adiga dadkiiyoo dhan kugu diray!
Soomaaliya hadda dawladbay leedahay Gobol kastana dadka degganbaa maamulanaya, inta dawladdu ilka kayeelanaysana xabbadda halla joojiyo nin kastana meeshuu hadda joogo haku ekaado!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuk all habar guss

Monday, January 15, 2001 - 12:30 pm
fuk u!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jplander

Wednesday, January 17, 2001 - 04:41 am
Ilkaya iyo iljeex inay dagaan Kismayo waa wax aan suurto gal noqon karin. Kismayo maahan sida Muqdisho, Marka ama Baardheere oo kale oo dadkii lahaa xoog looga qaaday. Ilkayar Kismayo hal guri ayay ku leedahay (Hotel Asasey) Gurigaasna dhulka uu ku fadhiyo nin Majeerteen ah ayaa iska leh. Oo Taliskii dhiigyacabka ahaa ee Afweyne ayaa ka xoogay umadii lahayd dhulka dabayaaqadii 1980s. Majeerteen Xoog ,Xeel, Maskax iyo Maalkiisa ayuu idinkaga xoreyn doonaa dhulkiisa. Maqdishan idin kaga tagnayee inan Dhuklkeena idinkaga tagno ah sugina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub

Thursday, January 18, 2001 - 09:28 am
haddii aad xassuusato waxaa jirta mahmaah caam ah oo ahayd "kismaayo iy kistaadda" waa maxay micnuhu haddaba?,aan kuu bayanshee waa meel nin kastaahi marti ka yahay oo aan cid cidkale u joogto ama ugu soo hagaagi karto aysan jirin,haddaba taariikhda ayaa ah kismaayo waa hooyga socotoda haba la soo kala danbeeyo.laakiin hadda waxay iilla muuqataa in la yiraahdo arladu waa arlo ilaaheey nabadna lagu wadda noolaado.ma diideen majeerteen let us go...waxaanna la oran doonaa kismaayo iyo al quwah."the rule of the jungle".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuloos

Friday, January 19, 2001 - 11:25 am
waxaan maqali jiray
hadaad noolaati wax walba waad aragtaa

maanta ayaa Habar-Digir sheegatay Kismaanyo

1. anigu dhulbahantaan ahay
2. ilaa awoowgaygii shanaad Kismaanyo ayey Ku aasan yihiin

3. Hadaad maanta KIsmaanyo sheegatid waad waalantahay
.
4. Majeerteen, Ugaadeen iyo Dhulbahante ayaa waligood deganaa Kismaanyo
5. Xoogaa Mareexaan ah waydeganaayeen

markaa walaal ha murmine orodoo dameerkaagii Ku noqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 09:54 am
dhulbahantaa kismaayo deggan ma maqlin, sida aad tiri wax walba waa maqlee eey tanna iigu cusubtahay
wlcome to the club,and enjoy the kismaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaloos

Monday, February 05, 2001 - 12:56 pm
Dhuloos
nacas baa tahay marka wax lagula sheekeeysto ma tihid,, waryaa aaway Gaaljecel iyo shiiqaal hadii aad reer kismaayo tahay? mise waxaa un maqashay kismaayo waxaa leh harti? abti waa habeenkii xalay oo tagay ,,,,,,,kismaayo is 4 gaaljecel and the rest (shiiqaal,coowrmale,baajuun,iwm).

Gaaloos.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR GADO

Thursday, February 08, 2001 - 11:58 pm
hadii aan nahay mas`uuliyiinta magaalada kismaanyo markii aanka wada hadlaynay qorshaha magaalada waxaan kasoo saarnay baaqaq fara badan ooyka mid yihiin..

magaalada kismaanyo oo ubaahan shaqaalo aad u farabadan.
waxaa looga baahan doonaa shaqaala gaarayo 2,6mio oo shaqaala ah 6sano oo soo socoto magaalada kismaanyo.

markii aan qiyaasnay cadadka dad oon heli karno yaa waxaan heshiis la galnay 13qabiil oo soomaali ah in ay shaqaale ka noqdaan magaalada markii aan u baahano kuwaas oo heshiis aan ku kala saxiixanay..

kadib waxaan u baahanay dad cadadkoodu dhan yahay 800kun oo qof kuwaas oon wafdi u dirsanay Rwanda & Brundi in aan markaan shaqaalo u baahano udoonan karno..

sida aanka warqabno Rwanda & Brundi wali wayka socotaa is qoridii shaqaalaha magaalada kismanyo..

marka waxaan idiin sheegayaa qolooyinkiinan arinta raqiiska ah isku eryanayo magaalada kismaanyo saad ugu baahan tihiin yay idiinku baahan tahay.

cidii rabto inay noo shaqayso waxaan kusoo dhowaynaynaa gacmo furan anaga oon wax sharuud ah ku xirin..

waxaa kaloo is qorid ka socotaa qorsha loo sameeyay magaalada Ceel_waaq iyo Baardheere mashaariicda ka bilaaba nayo in ay u baahan doonaan 10ka sano oo nagu soo foodleh shaqaalo gaarayo 2,1mio oo qof marka waxaan u malay nayaa intiinaan qoxiitiga ah iyo kuwa wadanka gudihiisa ku dhibaataysan iyo wadama badan oo dariska ah dadkooda shaqala aanta ah in aan qorshooyin u hayno mardhowna howshii aan guda gali doono..

waxaan isku ognahay sidaas iyo howlbadan iyo hadal yar...