    JAMBAL | Friday, January 12, 2001 - 12:27 pm imisa habrood ayaa jira? aawase odoyadii? habar kuulena maxeey isku yihiin? |
    fan | Monday, January 15, 2001 - 09:39 am hhaaaaaaa!!!!!! wicked one, you really made me lough. Is there anyone who want to answer that question? |
    Dir | Monday, January 15, 2001 - 10:15 am Habruhu tira male, odayaala lama hayo. Habar Awal, Habar, Jeclo, Habar Yonis.Odayaashu waxay bilwdaan marka Habraha hoos looga soo dego. Iidoor abtir siinyo uu ku faano maleh. Hadaad ku tidhaahdid sidee u kala baxdaan, confuse ayaa ku dhaca.Sababtoo ah waa wax la isu keenkeenay. Mida kale maxaa Iidoorku had iyo jeer Soomaali isaga gooniyayaa.Markii gumaysiga lala dagaalamayey Engiriis ayay la jireen, markii danbena cuqdad iyo qudhun iyo angaa nala laayaa, iyo Daarood baa na laayey ayay ka dhamaanwaayeen. Hawiye waa muwaadiniin Soomaliyeed.Isaaq had iyo jeer wuxu ku dadaalayaa burburka Soomaali. |
    Qawdhan | Monday, January 15, 2001 - 11:48 pm Ninkaaga magaca Dir huwadey oo Isaaq iyo Hawiye u kala dabqaadaya, labadaa reer midna ma tihid, ee sheekada Garowe la joog. |
    JAMBAL | Friday, January 19, 2001 - 12:16 pm jooji baska. habar ayaa la hilmaamay tii koonfur jirtay. habarahana ugu dhibka badneyd. yaa garanaya? abgaal ka jawaab. haa waa h/gidir. 100 dhibcood ayaad ku heshay. ilaa hadda abgaal ayaa ugu dhibco badan hogaamiyayaasha kediska. 1 su'aal oo lahilmaamay ayuu ka jawaabay. |
    Anwar | Sunday, January 21, 2001 - 05:10 am Shalay buuba isku dirka isaaqu ugu darnaayoo wasiirka koowaad ku sheegoodii uu lahaa amxaarada baa la daandaan sanayaa war amxaaro,haday soomaali la dagaasho adna kuma dhaafeeyso oo soomaali bay kuu taqaa war waligey dad loo dhigo ma arkin awalba caleenta ay cunaan bay la aqli ahaayeen warsoomaali hadaad ka baxdaan way idinka raysan |