Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MA OGTAHAY AQRISTOOW INTERNETKA ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMOUD

Friday, January 12, 2001 - 01:40 pm
inaad buuxsaneyso dambigaaga aaqirana feylkaaga lagu horkeeni doono malaa iktiina kula joogto markaad xumaan oo idil qoreysid.
ka towbad keen xumaan waqtigaana wanaagana ku dadaal waxaad soo sameysay...
allahna dembi dhaaf weydiiso waqti walbaa waa towbad aqbalee

ilaahayow naga cafi waxaan horey u sameynay
adigaa dembi dhaaf ahe..
aamiin aamiin aamiin.