    ALIF | Saturday, January 13, 2001 - 06:37 am waxa loo aasaasay ururka ALIF si looga xureeya dalka Awdal Cigaal iyo qawlaystadiisu dulmiga ay ku hayaan. Waxa ururka u halgami doonaa xoriyada, horumarka iyo madaxbanaanida Awdal.Sidi afweyne la iskaga dhiciyay waa in cigaalna la iskaga dhiciyaa. Kalidii taliye wakhtigiisii wuu dhaamaaday.Hurdada ka kaca. Dawlada Isaaka wax ictiraafayaa majiro yaan lagu daalin. |
    MJ | Saturday, January 13, 2001 - 07:14 am Naag aan qabo oo hoosteeda sidii ceel dhuro maxay caydeedu iga qaadi. Ilaah ka sokow Isaaq baa ku leh. Afweyne ayaa ku yiri gobol baan kuu samaynayaa balse ogow in Borama weli tahay Degmo Hargeysa laga xukumo. Degmooyinka kale ee gobolka waxaa leh ama dib ugu soo noqon doona dadkiii weligood lahaa ee Ciise iyo Habar Awal. Hy baa xukumi jirtey Seylac weligeed maantana way u soo socdaan ee bal ciyoon na suga. Ama xaar ama dhuus, waxa tahay inan gumeed midgaan ah marka Buugta waad tuuri oo baqtigii aad qali jidhey baad ku laaban. Seyid Maxamed waa kii lahaa Hilib Qurun ah Gudabiirseygii huursan jirey baa leh Ciisaha Baqtiga hiigahaya ee haadka qalanaaya ee Calaha haabuurka badan ka hiddiwaasaaya Iyana inay heer leeyihiin hubantidey weeye |
    Anonymous | Saturday, January 13, 2001 - 08:54 pm Ha ha !! Waar ma arkaysay waxa u ku hadalay ina Bucurbacayr. Naagaha iyuu Idoorka hal isbuuc uhayn jiray.Idoorka 90% waa midgo.Sobata ay Hargeisa dadka sharafta lahaa eed ka saarteen-Midgo ayaa iska leh. |
    Anonymous | Saturday, January 13, 2001 - 09:03 pm Idoorko waa midgo!! Idoorko waa midgo!!! Idoorko waa midgo!!! |
    Awdal man | Monday, January 15, 2001 - 07:24 am tawrada ka dhacday Awdal bisha january 11 keedii waxay ahayd dadka reer Awdal oo iskaxoraynaya sikhraanka cigaal. Hadaanhay reer Awdal qofdanbo oon kala tashanaynaa danaha Awdal majiro. Aayah awdal anaga ayaa iska leh. Cigaal iyo cidii kale ee isku dayda anay arimahayaga soo farigaliso dagaal baan kala horimanaynaa. Sikhraan cigaal wakhtigaagii wuu dhamaaday waxa kuleenahay take your dirty hands out of Awdal or else. |
    dawadeh | Saturday, January 20, 2001 - 04:49 pm Suldanda Awdal dhawaan ayay ku dhawaaqi doontaa xuriyadeedi. Waxana kuxigi doonaa gubalada Sool and Sanaag oo iyana xoroobi doona. Xaarwayeh toogii cigaal sacadii baa ka dhacday. Waa khayin gaboobay oo basaas ahaanjiray. Isaga ayaa gatay NFD, Djibouti iyo soomaali Galbeed. Cigaal waa tuug aan waxba isku falayn, wax ala wax u ka xishoonayaa majiro. Waa toban wajiileh waa jirjirooleh aan lahayn meel loogu soohagaagoh. |
    jofo | Sunday, January 21, 2001 - 07:47 am Haganka xaqah ah ee Awdal ka socda waan raacsan nahay.Hadaano nahay daka reer Awdal ee Qurbaha digin waxan maalkayaga iyo maskaxdayada oo dhan galinaynaa inu guulaysto halganka loogu jiro xoriyada Awdal. Hanoolato xoriyad doonka Awdal. |
    libaax liqe | Monday, January 22, 2001 - 07:15 pm Hordada kakacoo hubkiina gurta marhori waatii Baxsan tidhi.Geediga wadaay geediga waday. Halkaa dadaalka iyo gubonima doonka ka wada. |
    MJ2 | Thursday, January 25, 2001 - 07:45 pm reer puntland hiil iyo hoo yay idinla garab taagan yihiin si aad iidoorka isaga xoraysaan laakiin marka aad xoriyad heshaan sidii iidoorka ha noqoninee somali weyn wax la qaybsada. guuleysta. |
    Anonymous | Saturday, January 27, 2001 - 11:03 am Waad mahadsantay MJ2 tageerada ad ufidisay Xoriyad doonkaa Awdal. Halgankii wuu bilaabmay dibada iyo gudahaba waanu suconayaa. Dadka reer Awdal hidi ayay u leeyihiin xoriyad doonla iyo xoriyad jacaylka. Sakhraankii Cigaal reer Awdal, reer Sanaag iyo reer Sool way ka iibsanwaayiin inoo yahay dawlad. Waxay marhori wada arkeen ino yahay qabeel raba inu ku dhoonto magac dawladiid. Maqal sikhraan Cigaal qabiil dawlad manoqon karo. Waxan u malaynayaa inuu sikhraan sanaa markuu shalay ku dhawaaqay ina SNM tii u soo celinayo. SNM who? miyaanay ahayn danbiilayaashii/isbeertoola yaashii caruurta iyo dumarka layn jiray. Yaabka yaabkii ilayn doofaar abidkii madahiro. |
    Anonymous | Saturday, January 27, 2001 - 11:49 am Waad mahadsantay MJ2 tageerada ad ufidisay Xoriyad doonkaa Awdal. Halgankii wuu bilaabmay dibada iyo gudahaba waanu suconayaa. Dadka reer Awdal hidi ayay u leeyihiin xoriyad doonla iyo xoriyad jacaylka. Sakhraankii Cigaal reer Awdal, reer Sanaag iyo reer Sool way ka iibsanwaayiin inoo yahay dawlad. Waxay marhori wada arkeen ino yahay qabeel raba inu ku dhoonto magac dawladiid. Maqal sikhraan Cigaal qabiil dawlad manoqon karo. Waxan u malaynayaa inuu sikhraan sanaa markuu shalay ku dhawaaqay ina SNM tii u soo celinayo. SNM who? miyaanay ahayn danbiilayaashii/isbeertoola yaashii caruurta iyo dumarka layn jiray. Yaabka yaabkii ilayn doofaar abidkii madahiro. |
    Anonymous | Wednesday, February 14, 2001 - 03:46 am ADIGA MAJEERTAEEN HAWIYAA HADHKA KAA SARAY OO WAXAAD TAHAYB HAD GEED WAAYAY EE BUSAARADDA IYO BOODHKA AAD U DHALATAY FADHI , GADUBIIRSI WAA DAMAEER AAN KU JOOGOO DHUUSADIISU WAXBA IGA QAADI MAYSO , CIGAAL BAAD CAATYAYSAAYE WALLE RAG AAN OGAHAY HADDII LAGUGU SIIDAYO WAAD HADL DAYN LAHAD . GUDUBIIRSIYAO HADDA GEDO U OOYAYSO MIYAAD GAADHI KARAYSA ISAAQ BAA KU GOWRICIYE . JIBRIILKAA WADDA GIIGSANBAA BAALKA KAA GURIYE GAAGABSO OO AAMUS YAAN GAADH LAGAA QABANE . |
    Idoor dileh | Thursday, February 15, 2001 - 08:14 am war ma maqlaysay wuxuu ina bucurbacayr. Goormaad geesinimo lagugu yaqaanay. waxa qudha eed ku xaantihiin waa been, naagayn iyo identity crisis. Maalin waxa tihiin yuhuud, meelin waxad tihiin quraysh. Yaabka yaabkii imikana waxad noqoteen amxaara injirlay. Wadnihihii ad ka soo qaadateen qacan ku dhiigle Mengisto iyaad mooday ina bucurbacayrow inad geesi tahay. Ragiino waa naagoh. Yaad u naagayn Mengisto way u dhamaatay eh. Idoor caqli yare xaarka isku xaji. Nacaladu kuway ku soo degtaad nabiyo moodeeneh! |
    MARKA BOY | Friday, February 16, 2001 - 08:46 pm TO; WALAALAHAY SAMAROON waan salaamantihiin Geesiyaasha reer samaroon ,salaan kadib aniga oo ah BIMAAL oo aad oogu faraxsan dadaalka ay samaynayaan reer awdal laakiin su,aashu waxaa weeye boqortooyadii BIMAAL iyo tii SAMAROON ma soo celinkarnaa ??????? haa maya when???????????? where??????????? how??????????? |
    Kowneyn the Bucur Killa | Friday, February 16, 2001 - 10:45 pm To: Midgaanka SaanyoRoon=Samanroon waryaa miyaadan maqal FALAADHI GILGILASHO KAAGAMA GO'DO BucurBacayr wuxuu ahaa midgaan Adinkuna waxa tihiin midgo Samaanyaha gurta oo waa halka magaciinnu ka kooban yahay Samaanyo+Roon=Samanroone Bucur wuxu ahaa nin idinka ah waxaana jebshey sheekhii Muuse Carre ee Kawneyn. Marka awoowgiin ha diidina oo dad aanu ahayn ha ku sheegina. Xaasid yohow dhuusada dabaylka ha nagala marin. Isaaq inaad u shaqaysaan oo guryaha u xaaqdaan baa dunida laydiin keenay ee Master-kiinna ka edebsada haddii kale 2hrs baan idinku qabsan sidii berigii hore |
    MARKA BOY | Sunday, February 18, 2001 - 04:31 pm TO ; NINKA ISAAQ WAAD SALAAMANTAHAY ,KADIB ANIGU WAXAAN AHAY NIN BIMAAL/GAADSAN AH RAGAN SHARAFTA LEH EE AAD U GAFTAY JAWAABTAADA MA GARAN HAYO ,RAG CAY LA ISKAGAMA CELIYO , MIDAKALE NIMANKAN WAA NIMAN DIR AH EE YAAD TAHAY ADIGU ISA SOO SAX WAXA AAD TAHAY MIDAKALE SAMAROONOOW CAY WAX IDAN QAADI MAYSO ISAAQ HADAY RAG YIHIIN DAAROOD HA ISKACELIYAAN SALAAMAA |
    Somali | Friday, February 23, 2001 - 09:27 am Reer Awdal waan idinku faraxsanahay saad u wada dhantihiin waxaad tihiin geesiyaalo aan rabin wadankooda in digteytar ka taliyo marlabaad waxay ila tahay inaad ku guuleysandoontaan xoriyadiina, kadibna aad soo raaci doontaan Walaalihiin idin jecel ee Soomaaliyeed ka hortaga reer Isaaq inteynan goosanin si aqli kujiro, waa iga waano Soomaali, Isaaq waxaa kabadan Dhulbahante dhulbahana waxaa kasii badan Gudabiirsi. |