    BYCAGADHIIG | Saturday, January 13, 2001 - 10:54 am WAA ARIN MUDN XASUUS WEYN MAATADII XAMAR HAWIYE KU GUMAADAY ADUUN IYO AAKHIRANA LOOGA HARI MAAYO |
    YAMAYSKA | Saturday, January 13, 2001 - 06:02 pm WAA RUN YAA XAMAR DANBE U XIISOON AMA DABA MADOOBE QORIS MARIS AAMINAYA WAA XAWAYAAN KII ILAAWA QISOOYINKII XAMAR |
    qurac | Sunday, January 14, 2001 - 04:18 am wax la ilaawaa badane baltii xamar ilow ilaa layga xaal mariyo,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, |
    Anonymous | Sunday, January 14, 2001 - 08:22 am ilowshiyo warkeed daa!!!!!!!!! |
    WARSANGALI | Sunday, January 14, 2001 - 04:29 pm ASALAAMU CALAYKUM? WAX DAROOD LA DHAHO MA JIRAAAN XAMAR WAXAA KU DHINTAY MAJEERTEEN,OGADEEEN, IYO DHULBAHANTE RUN AHAAN TII DAROOD KALE WAXXBA KUMA SOO GARIN EE INAGA DAYA DAROOD NIMADA AAD NA DABA WADAAN WAA MEEL LAGA GUURAY OO LAGU KALA TAGAY, MAJEERTEEEN IMAAN LA AAAN AYUU UGU DHAMADAY ISAGA OO IS LEH SIYAAD MEESHA HALAGA SARO AAD IDINKA QABSATEENE THAT WAS THE LOW MENTALITY MAJEERTEEN OO KA DHAA DHAC SANAYD INAY IYAGA HAWIYE GUMAYSAN JIREEEN OO AY KA YEELI KARAAN SIDA AY DOONTO HADUU SIYAAD MEESHA UGA BAXO SIYAAD KA BAXAY MEESHA ADINKIINA NIMAN RAG AH OO HABAR GIDIR LA DHAHO OO IDIN TAQAANA AYAA CLUCH KA FARASIYOONAHA IDINKA BODAY OO CIRKA AYAY IDINLA AADAY KA XAAB XAABA HEE ANIGA MALIN WAXA LA SHEKAYSTAY MALIN NIN MAJEERTEEN AH WUXUUNA II SHEGAY IN ABIHII IYO LABA WIIL OO WALALKIIS IYO ADEERKIIS KULI AY KU DHINTEEN DAGALADII SOMALIYA EE SOKEEYE ISKA DAA ILMA ADEERADA ILMO AFTIYADA QABIILKANA WARKIINA WARKIISA DAAA MARKAA MAJEERTEEN HANOO SHEGIN IMAAN LA AAN AYAAD U DHIMATAY EE ILAAH HAKU CAFIYO HADII XAMAR LAGU LABANAYO CIDINA KAAGAMA HOREYNAYSO HADANA WAAD JOOGTAA EE NAGA BEENTA AAD NAGU AQRINAYSO. DHULBAHANTE:::: ADIGANA WAXAAD XAMAR UGU BAA BA DAY WAA WAAALI OO WAAD FUDU DAHAY OO WAXAAD TAHAY NIN DHULBAHANTE WALIGAANA WAA LAGU OGAAA WALIDA IYO MEEL XUMA KU DHIMASHADA WAA KUU CADO HADAD DHIMANATA WALIGAA WAXAAD IS MODAA INAAD GESI TAHAY XATAA HADAAD DHIMATO WALIGAA AYAA SAYIDKII CABDULE XASAN WAX BAAS KUGU AQRIN JIRAY BEEN IYO WAXAAN LA AQOOON GESI BAAD TAHAY HAKAA SAARTO KA XAAB HEE WAXAA KU WATAY SAYID CABDULE XASAN,SIYAD BARE, JAEERTEEN,ISSAAAAQ,CABDULAAHI YUSUF,CIGAAL,SILAANYO, CABDI KHASIM ADIGA NIN FUDUD AYAAD TAHAY OO FUDEED AYAA WAX WALBA KU DHAAFIN HADII NIN ABGAAL ISKA YAA YIRAHDO ARYAA DAROODAY WAAD ISKA ORDI ADIGA OON HUBSAN WAR WAA SIDEE NINKU DEE ABGAALE MUXUU SHEGAYAA WAR BAL UKAADI ORAN MAYSIDEEE WAAD ISA SII DAYN SIDII INAY WAX FIICAN KA HOREYSO SIDAAS AYAAD XAMAR UGU BAA BA ADAY OO QABIIL HAWIYE MASKIINTOODII MEELAHAA ISKA LUGAYNAYSAY AAAD UGU LAYNAYSAY HOTEELKII TALEEEX IYO MEELA KALE, DHULBAHANTE WALIDAA WAA WIXII UU MAJEERTEEN UUU KUGU DAGAAL GALIYAY MARKAYNU JOOGNAY DHOOBLAY INTAY MAJEERTEEN IYO OGADEEN IS QABTEEEN AYAA MAJEERTEENKII IDINKU YIRAHDEEEN ARYAA HARIT AHEEEEY DEE DHULBAHANTE OO DHAG LA QABTA LAHAYN ISI SII DAYAY ISAGOON WAXBA HUBSAN MARKAA DHULOS ILAAH BAA KU LEH, MORGAN WAXA UU WADAN JIRAY DHULBAHANTE AYAY AHAAYEEEN MAJEERTEENKANA DHALIN YARADOODA WAXAY KA GANACSAN JIREEEN XEEBTA KISMAYO DAKADA, IYO AIRPORT KA AYAY GANACSI WALAN DHULBAHANTANA WAXAY GEYEEEN XAGA IYO DAGAALKA SI AY U DIFACAAN KISMAYO. OGADEEEN::::: IYAGU WAA DOQOMO OO MEEL AY KU FIICAN YIHIIN MAJIRTO WAGII XAMAR LAGA BAXAYAY AYAA CUMAR JEES WAXA UU LA SOO FADHIISTAY AFGOOYE CIDAN AAD UFARA BADAN OO LAGA YABAY XOGOODA DEE WAKII DHAFIWAYAY AFGOYE OO DAROOD KII ILAAH DABA DHIGAY OO KENEY INUU KA QAADO HUBKII AY WATEEEN IYO BAA BURIHIII AY WATEEEN TEE WATII LOGA SOO BAXAY AFGOYE ISAGA DARTII ILAA CAYDID DHAR BAAXSHO KU DHUFTAY DHIBKI KASOO GARAY WAGAAA OGADEN IYO DHIMASHADII ILAAH BAA OGAAA HADUU CAQLI LEEYAHAY MUXUU ITOOBIYA U ADIWAYAY ILEEN MINGISTE WAAA MARKII UGU LIITAY HADUU TAGI LAAHAA MARKII MINGISTE UUU KA DHOOFAYAY WADANKA MAAN TA SOMALIDA REEER ITOOBIYA IYO RERKIISA WAY XOROBI LAHAAYEEEN MARKAA IYADA ITOOBIYA WAXAA KALA QAYBSADAY JABHADII TIGREEDA IYO ERITIRIA WATAA ARITIRIA XORNIMADA QADATAY MARK LA ISU EGO SOMALIDA ITOOBIYA ARETIRIA WAXAA BADAN OO DHUL BADAN SOMALIDA MARKAA NINKAA MAANTA WAXA UU WAX NA QON LAHAAA ITOOBIYA SOMALIYANA ISAGA AYAA U TALIN LAHAA TARIKHDANA WAXA UU KA GELI BAALKA DAHABKA WAR MUXUU GALAA WAKA NIN DHINTAY WIILKII SII DABA SOCDA OO MEEL U HAYSTO AAN JIRIN IYO WAX UU YAHAY WUU WAASHAY MALINTAA IYO WIXII KA DANBEEYEY JOORNALDU MA QORAAN CIDAHADU MA QORAAAN WAX YAQAAN CARUURTU XATAA MA TAQAAAN WUXUU INTAA DABA SOCON JIRAY CUNUG KA YAR UU CAYDIID DHALAY OO MARAYKAN VIRGINA TAXI KU WADI JIRAY MARKAA NINKAAS AYAA RERKA KU CAYARAY OGADEN LA DHEHO. MARKAA MAJEERTEEN WAANU IDIN BARANAY MEESHA AAD DADKA U XUMAYSAAAN IDINKA AYAA ADA EE ORDA QABTAA MESHAA IYADA WALEE IN LA IDINKU CADAABI. DAROODKA KALE HADAY ADAAN WAXBA KUMA JABNA DAGAALKII KHABIILKA AHAA WUU DHAMADAY RER WALBA IYAGA AYAA IS CUNAY ANAKA WAXAAN SAMAYSANAYNAA DOWLAD CUSUB OO LA YIRAHDO WARSANGALI LAND FROM CERIGAABO TO BOSASO MAJEERTEEN IDINKANA MIDIINA QARDHO MEESHEDA KASII WADA ANAKA IDINKULAMA JIRNO PURTLAND DHULBAHANTE ISKA WATA MALINA NIN KA DILA SIDAA UN KU WADA MIDA XAMARNA HABAR GIDIR SIDEEEY DOONTO HAKA YEESHO MESHAY DOONTO HAKALA DHACDO. HADAANU NAHAY WARSANGALI WAXAANU GO AAN SANAY INAAN SAMAYSANO DOWLAD KU MEEL GAAR ILAA ANU DOWLAD WAYN OO SIDII TII ADAN CADE IYO SIYAAD BARE NOT TII CABDIRASHID OO KALE INAANU IS MAAMULNO FROM CERIGABO ILAA IYO BOSASO. SOMALIYEEY RER WALBA HA ISU SOO TALIY MARKA HORE HABAR? WASAALAAMU CALAYKUM? |
    Darod4ever | Monday, January 15, 2001 - 10:41 am Warsangaliali, waxaad tahay lax aan istaahiilin jawaab. You suffer from an inferiority complex. |
    Anonymous | Monday, January 15, 2001 - 03:53 pm Darod4ever meel ha uga dhicin warsangali, ninka waxa meesha ku qoray waan ku dhaaran karaa in uu Habr gidir yahay, arag hadaladiisa xagee ku aragtay nin warsangali ah oo dhahaya "TAQAANA" meeshii uu dhihi laha "yaqaan" marka erayaddada ha iska qasaarin, walaalahaa warsangalina ha aflagaadeyn. hadaba mooryaanka qoray haddii aad majeerteen "taqaana" iyo haddii kaleba waa lays baran, anagu hadafkeena markasta waa long term, low life ayaad ahaydeen waadna ahaanaysaan low life markii dagaalku dhamaado that I promise. |
    Anonymous | Monday, January 15, 2001 - 08:05 pm waxaa la ogyahay daarod inuusan isku daarod ahayn taasna cabdulaahi yusuf ayaa bilaabay M. Barre waa u marqaata fure 1978 magac waa giraa midayna waa halkeed. tan kale aduun dagaal kam dhamaado adugu tan Aadan maalintee nabadi jirtay. busland maan meel aad ku sunaan karto moog ee alow yaa ku yiraahda dhulka barwaaqda ah saaxiibo ku yeel forget long term yaa bustu kugu dhilin buslandne ama dhulkii boorka. |
    Darod4ever | Tuesday, January 16, 2001 - 07:35 am annonymous-ka hore, walaal marna ma damacsaneen inaa aflagaadeeyo gobta Warsangali. Ee ninka isku magacaabay sida baan uu jawaabaayee. Warsangali, are a people of class, tradition and who have along standing respect from all the Somalis who know them. I know that for a fact. The idiot above is misusing the name of a tribe, my intention was to address the idiot and not the tribe. Anonymous-ka labaada, darod waa mid, wixii ka dhex dhacana xeer Somali iyo sharaf bay ku dhameestaan. Unlike mooryaanta isma cunaan |
    CUNAAYE | Thursday, January 18, 2001 - 07:20 pm WALEE HAWIYOOW AMA MAGAC DAAROOD ISTICMAALA AMA YEELKIIN XAMAR DANBE XAARAAN INAAN IDIN AAMINO KALA BAX KUTUBTAA QABATAA NIN WALBA WAA YAQAAN CIIDIISA......................... |
    LULUMO | Friday, January 19, 2001 - 12:59 pm hawiyoow waa lagu arkaa waana lagu abaal marin daba madooboow hamoodin in lagu ilaawey sow maahid kii xamar goormaan soomaali isla noqonay goormaan islaan wadaagnay sowtaad dhidibada u siibtay 1991,,,,,, amxaaro waa ii kaa dhaantay waayo markaad la hartay mood iyo noole waxaan lahaa iyadaa i gacan qabatay i haysayna ilaa aan soo kabtay marka daba madooboow ilaahay amxaaro kugu salad oo kaa gooye taad geysateen intaad dhexdiinu is badeen ka badan ayaan idiin rajayn ana waan idin sugin ilaah tiisiina waa danbaysaa |
    JAAMAC | Monday, January 22, 2001 - 01:58 pm HADAL IYO MURTINA WAA DAAROODOOW ISMAQLA OO XAMAR KUNOQOSHADIISA DIIDA DIIDA DIIDA. HORTA DOQOMADAN HAWIYE EE MAR WALBA YIRAAH PUNTLAND WAA DHUL QARAX AH BIYO MALEH. AR HOOY MA ANAA BIYO KU WARSADAY? MA OGID MIYAA IN JUBADA HOOSE UU DAAROOD LEEYAHAY TAHAYNA MEESHA SOOMAALYA DAAYOO EAST-AFRICA UGU KHEYRAADKA BADAN CASIMADNA U TAHAY KISMAYO MA OGTAHAY IN GEDO UU MARO WABEGA JUBA SIDA LUUQ,BAARDHEERE IYO MEELO KALE MA OGTAHAY IN AAN LEENAHAY LABA BAD. BADWEYNTA INDIA IYO BADA CAS. WAALEE IDINKAA XAAR KU FADHIYA DAALIMIIN YAHAY. |
    Hassan | Monday, January 22, 2001 - 04:12 pm Waa yaab ragyahayow warkheyrkeyn waanu ka harnay waxaa la galay qarnigii 21aad,waad aragtaan waxa aduunka ka dhacayo,Xaqiiqdi waa arin naxdin leh in aan weli taaganahay darood iyo hawiye,waxay ila tahay in hawiye jirikareyn somalida kale la`aantood sida oo kale daarood waa la mid mana jirto magalo amaba tuulo ka tirsan wadajirka somali ka maaranta tan kale walayaal bedela dhawaqyada dadka kala erya,Mahadsanid |
    Madar Kicis | Wednesday, January 24, 2001 - 06:27 am Runtii waan qoslay markaan waxaad qorteen aqriyey! Waxaad ku gooddinaysaan inaadnan Xamar oo caasimadda soomaaliyeed ah ku noqonayn,ee labo middeed ujeeddaan? 1.Mawaxaad ujeeddaan madegaynoo baribaan iska joogaynaa,iyadoo dawladda korena naga dhaxayso? Haddaad saas ujeeddaan ma xuma oo degaanku waa nin iyo dooqiis.Hadday dani kuugu jirtana fadal haddii kalana meeshada iska joog.Annaguna ducaan idiinkugu daraynaa! 2.Haddaad ujeeddo dawlad dhexe oo Xamar laga xakumo ma hoos tegayo,Taas waxay ila tahay xamaasad unbaa kaa keentaye kaa dhab maaha! Maxaa dhacay markaad ra,iisal wasaarihii waydeen miyaad sidii Isaaq tiraahdeen waan goosanaynaa! |