Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Somalinimo, muslinimo way dhinteen waxaana dilay qabiil
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Sunday, January 14, 2001 - 07:22 am
To dhammaan shacabka soomaaliyeed

s/c

waxaa ina heysata dhibaato aad iyo aad u
ballaaran, dhibaatadaas oo dishay ama ceel
ku riday nabadii, soomalinimadii iyo muslinamadii,
dhibkaas waa qabiil.

yaa daawo u haya qabiilkan xaaraanta ah ee
ina-kala xir-xiray,isku keen diray ina baray
is aamin la,aanta.

qabiilkani waxaa uu inoo diidan yahay
inaynu is aamino waxna wada qabsano
isla markaana dhisano dawlad xalaal ah
ummaddana ka saarta dhibaatada heysata.

yaa daawo u haya qabiilkan darxumada
ina baday.