    DHUL JACEYL | Sunday, January 14, 2001 - 03:45 pm ASALAAMU CALAYKUM SOMALIYEEEEEEY? CALI KHALIF GALARY WAR CALIYOOW MIYAADAN OGAYN IN REEER KAAGU KUU BAHAN YAHAY OO GAJO IYO REER SHEXDOODA INAY DILOOTAY OO REEER KA AAD KA DHALATAY UU NOQ DAY SIDA ADIGA LAGUU WATO WALIGOOD IYO ALA HOOOD? REER LASCONOOD IYO BUUHOODLE AYAA U BAHAN WAX U TALIYA WAXAA WALAY SHARCI LA AAAN OO KUWA MALIN WALBA IS DILA OO IS DHACA SHARCI DARO NADAAM DARO IYO LEEDHAR LA AAAN? SOMALIDU WAXAY TIRAH DAA TIISA DAR YEELA AYAA TU KALA DAR YEELA, CALI MA WAXAAD RABTAA INAAD U TALISO REERA TASHADAY SIDA ISSAAAQ OO ADIGA IYO ABAHA IYO AWOOW GA UTALIYA? PURTLADN IYO SOMALILAND ISSAAAQ IYO MAJEERTEEN WAXAY UKALA TALIYAAAN DHULBAHANTE REERKA AAD KA DHALATAY AYAY KALA HOGAMIYAAN ADIGANA MEEL ILAAH OGYAHAY AYAA LAGU WATAAA, DHULBAHANTE MEELAHA AY DAGAAN WAXAA KA TAGAN BIYO LA AAN SHARCI DARO DHAQAN XUMO WAXAANA WARAR KU SOO KHADAY DANYEERO IYO DONFAAARO FARA BADAN CALIYOOOW OROD TOLKAA UTALI WALALOW SIDAAS AYAA IGA TALA AH ISKA DAA WAXA AAD KU JIRTO CABDIKHASIM REEERKISA AYUU UTALINAYAA ABDULAAHI YUSUSF IYO CIGAAAAL WAKUWAAA CILMIGII AY BARTEEEN REERKOODA UGU TALINAYAAAN OO DOWLAD NIMO GAARAY, CALIYOOW REER KINIII AHAA SHULBAHANTE AHAA WAXAA WALIGOOD WATAY MAR SAYID CABDULE,SIYAAD BARE,ISSAAAAQ ,MAJEERTEEEN,SIYAAD BARE,CABDULAAHI YUSUF,MORGAN,CABDIKHASIM,IYO CID ALAALE IYO CIDII KALE OO DOONTO, MARKAA UTALI SAXIIB RERKAAGA OO MEEL FADHISI KOLEEY ADIGABA WAXBA MA DHAANTIDA HADAD DHULBAHNTE TIHIIN LUGAHA AYAA ILAHAY IDINKA FALAY, LEELKASE WUU TASHADAY GACAN MAJEERTEENA KUMA JIRA XAWAADLENA KUMA JIRO GACAN DAD KALE OO WAY TASHADEEEN WAABA KUWA KU DHAWAAQAY DOWLAD ISU TALISA OO IS MAA MUSHA IN ILAAH KA KENAYO DOWLAD WAYN... WASALAAMU CALAYKUM? |
    nin-yaaban | Sunday, January 14, 2001 - 07:16 pm war caliyoow reerka way dulman yihiin, bal wax u qabo, maanta mooryaan wax kaagama baahnee,atleast u tag oo u gee waxay isaga difaacaan doofaarada reerka soo weeraray. |
    Cali khalif galaydh | Sunday, January 14, 2001 - 10:52 pm Walaalayaal hore ayaan u soo arkay puntland &somaliland , ciddina kuma noolaan karto Cigaal ayaaba dhowaan ila soo hadlay oo i yiri caloow waan soo socdaa ee ma i qaabilaysaa, anna waxaan iri gurigaya oo ku yaal xeebta quruxda badan ee LIDO ayaan ku wada qayilaynaaye noo kaalay. |
    Hawd | Monday, January 15, 2001 - 03:52 am salaan, Waar Galaydh maxaad waxa iskga celi wayday , adeer horta sankii lagu jabiyay ka waran. Fulay xaar weyn sawtii ayay kugu tunteen afar yar yar oo ah reer puntland iyo somaliland. ma Tuke ayaad maciin mooday. adeer intaanan lagu bikro jabin hadaba ka fadhiiso suuqa..lol bye reer Dhilo |
    abdikarim hassan | Monday, January 15, 2001 - 05:11 am TO DHAMMAAN S/C saaxiibayaal odaygu waa shaqo doon cidna dan kama laha. sidaas darteed maxaad ka rabtaan, maad odayga faraha ka qaadaan |
    SOOL BARI | Monday, January 15, 2001 - 11:12 am soomaali waxey tiraahdaa ciil qaboow cadaabta galhalyeeyga qarnigan 21aad waa galeydh. hadana mucaawinada ugu badan waa dhulbahante qeybta kale waa DH/MAREEB inaad hoos imaadaan waa balan.t |
    Dhulbahante | Monday, January 15, 2001 - 08:08 pm qurunle sool bari afka qurunka badan ha ku sheegan reerka, mooryaan yahaw. ali khaliif waa tuug aan reerna u maqnayn, cidina sugayn. dhulbahante waa puntland forever |
    Shirshoore | Tuesday, January 16, 2001 - 08:03 am somalidu waxay tiraahdaa nin laga adkaaday ama caytan ama habaaran. labada qolo ee meeshan ku caytamaya waa isaaq iyo majeerteen. midba hal ayaan ornayaa. majeerteen waxaan leeyahay: sida gabdhaha how hadlina markii siyaasada la idinkaga badiyay ayaad waligiin calaacashaan oo tiraahdaan daaroodoow hai laawin sidii xamar lai dinku galay.Anaga dhulbahante ahaan xamar nin baa nalagaga dilay nina waanu ku dilay hadeer na waanu heshiinay hawiye dowlad somaliyeed ayaanuna dhisnay laakiin adiga nin baa lagaaga wasay sida dumarka inaad wax wasto daaye nina kumaadan dilin kursigaad doonaysayna cidlaa lagaa mariyay markaa sida naagaha adigu halkaagaa calaacal. iidoor waxaan leeyahay adigu waligaaba dulmanaad ahayd inaad meel ka qayliso mooyaane ficilna ma samaysid hadeer na tii aabahaa ku noolaa ayaad adna ku noolaanaysaa.waligaana waa laguu talinayaa ama hawiye hakuu taliyo ama daaroode. |
    Shariif | Friday, January 19, 2001 - 04:40 pm Dadkan halkan ku faygaraya waxaan weydiinayaa horta Ninkaa odayga ah maxaad ka rabtaan? Ma waxaad leedihiin dawlad soomaaliyeedba looma baahna?mise waxaad leedihiin isaga ayaan ku habboonayn?Mise waxaad leedihiin dawlad waa loo baahanyahay ee tiisa ayaan ahayn mid sidii loo baahnaa ku samaysantay? Ninka qaba inaan dawlad soomaaliyeed loo baahnayn fekraddaa xabashida keliya ayaa kula qabta dad dunida ku nool'. Ninka qaba isaga ayaan ku habboonayn waxaa fiican in uu ciddii ka dhigtay raysal wasaare ka ashkateeyo ee aan isaga waxba laga sheegin. Ninka qaba dawladiisa ayaan sax ah ku imaan ha ka doodo inay si khalad ah ku dhisantay dawladiisu oo aysan sharciba ahayn laakiin aniga ilama habboona in ninkaa odayga iyo raggga kale ee la midka ahba loo gefo oo shaqo laga dhigto. Xataa haddii wax laga sheegayo sidii dad wax bartay aan wixii khaldan u tilmaano taladii lagu sixi lahaana aan ku darro laakiin ha laga waantooba in sidii bahalo wax cunida keliya yaqaan oo helay waxay cunaan aan noqonno. |
    Sahal | Saturday, January 20, 2001 - 01:18 pm walaahi baan ku dhaartee maanta waxaa kuu baahan reerkaaga, waa kuwa ugu liita soomaaliya xag social iyo xag dhaqaale mareexaan ka dib. war dadkaan aad daba ordaysid wax ka helimayside isaga tag waxaa horay ugu kufay taas jees iyo omar masale. ma isweydiisay xagee ku danbeeyaan. mid kasta oo reerkiisa ka carara saas ayaa u danbaysa. |
    q | Saturday, January 20, 2001 - 06:35 pm waxaan xamar tagnaa habar cismaan maxamud ah oo wiil mooryan ah ku horwasay inadeerked ka waran sahal taa. |
    Sahal | Saturday, January 20, 2001 - 07:39 pm waxaan ku leeyahay aniga adigoo kale ma ihi mana iga suurowdo in hooyadaa oo hooyaday oo kale ah inaan wax dadnimadayda ii quureen uun ii siyaadinaysa gunimo iyo maangaabnimo aan ka sheego. waxaan la yaabaa in marka aad fikradaada dhiibatid ay dadka qaarkood isugu qaadaan aflagaado iyo wax ka sheeg waalid iyo dumar soomaaliyeed, mise waalidka dadka qaarkood ayuu saas ula qiima daran yahay. allow sahal |
    ahmed | Sunday, January 21, 2001 - 07:49 am sahal, hadaad iska dhigaysaa ruux caqligala. anigu mataageersani cayda, hase ahaatee waxaad meesha kuqortey maaha fekradaada waabeen.waxkastoo oo somalinet kaqorto laascaanood, sida wariyaasha kumeerka kumaray soomaaliya soocadeeyeen, laascaanood waamagaalada uhoreysa soomaaliya, 10000 qof oo ilaa baydhabo kayimi ayaa usoo shaqotegey oo kashaqeeya. cali khaliif wuxuu soomaaliya usoo ansaxiyey 200 miliion oo dollar oo mucaawimo ah iyo aqoonsi. waxaa lagaaga baahnaa inaad kahadashid c/yuusuf iyo wuxuu baydhabo kaqabanayo, waxaan iskacad ineytaasi sababeyso iney mooryaankii bay kusoo noqdaan.Cali khaliif wuxuu soohooyey guulo faraban, soomaali badan oo aan reer laascaanood aheyna waateegarsanyihiin. ilaahey haguuleeyo. |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 08:32 am WARYAA CALI KHALIIF GALAYDH WALEE WAXAAD TAHAY DHULBAHANTE RASMI AH, HADBA KII KACA HOR BOODA SAYID MUHAMED ABDULE HASSAN AYAY HOR BOODEEN, WAXAY HOR BOODEEN AFWEYNE OO AY JAJUUS U AHAAYEEN, WAXAY HOR BOODEEN SOMALILAND OO AY KU HUNGOOBEEN, WAXAA AY BILAABEEN INAY WAX KU DOONAAN MAGAC DAAROODNIMO OO WAXAY HOR BOODEEN PUNTLAND, MAANTANA NINKAA WAALAN AYAA HAL DHEG WAX UGA AQRIYAY OO DOQONIMADOODA RABAAN INTAY KA SOO TAGAAN DEGAANKOODA AY XAMAR YIMAADAAN. ILAAHAY HA INAGA NAJEEYO QOOM JAAHIL AH.OO AAN LAHAYN MABDA'S IYO MEHERED AANAN AHAYN INAY FACOODA KABAHA U LEEFAAN, ANIGA WAXAAN AAMINSAN AHAY INAY DHULBAHANTE YIHIIN QABIILKA SOOMAALIYA UGU LIITA. |
    DARWIISH | Sunday, January 21, 2001 - 02:15 pm WALEE WAXAAN LA YAABANAHAY NIMANKII REER TOLKAY WAXAY SIYAASAD MOODEEN,WAR MA HADAY BAROOR IYO IN SDII DUMARKII LOO CAYTAMO AAD SIYAASAD MOODEEN. HORTA NIMAN YOHOW AF BAY IDINKAGA HADHAY EE WAXAA LOO BAAHAN YAHAY KOLAY MAR HADAAN WAX QORAYSAAN IN AAD WAX SAX AH SOO QORTAAN OO LAGA DOODI KARO BALSE HADAAD CALAACASHAAN AMABA AAD OOYDAAN ANAIGUNA INAADEERKAA BAAN AHAYOO CALOOL XUMADA KUGUMA FIIRSAN KARO MARKAA WAXAAN HADALKAYGII KU SOO KOOBAYAA WAR HOOY DAAROOD INTIISII KALE WAA HESHIISAY OO WAA MIDOOWDAY,IDINKAA TOLKII CIDLA KA TAAGANE SOO RAACA TOLKIIN IYO SOOMAALI WEYN. CALI KHALIIF WAXAA MARKA UGU HOREEYA SOO SHARAXAY DAAROOD OO DHAN MARKA LAGA REEBO INTA XUMAANTA KA TALISA EE ODAY DUDAAYE UU LAALUUSHO(C/LAHI YUUSUF),MARKAA SOO RAACA DADKAA FAYOOW EE WAX GARADKA AH INTAAD NIN ASKARI AH OO WAASHAY SIYAASI MOODAYSAAN. LONG LIFE GALAYDH. |
    Samatar | Sunday, January 21, 2001 - 06:49 pm aad baan u qoslayaa, yaa la raaca ?yaase mudan in la raaco?. war ninkii wax maanta ah ayaa mudan in la raaco. cabdulaahi yusuf ama ooy ama ogoloow wuxuu maanta u taliyaa si dimuqraadiyad ah one third of somalia ama 1 fourth of somalia population taasna fawdo kuma helin ama baryo waxa talada u dhiibtay dhamaan qabaa'ilka soomaaliyeed ee degan puntland. anigu garan mahayo waxaad leader u taqaan iyo dadka mudan in la raaco. haddii uu hoogaankaagu hayo nin aan meelna ka talin ogow adna waxaad tahay mid aan dantiisa aqoon oo hadba meeshii durbaan looga tuma isku qaada. kolay soomali baa tahay dhibkaagana waan ka damqanayaa, laakiin baladu waxay tahay haddii aadan ogolayn inaan kuu caqli celiyo. waxan ku leeyahay, adigoonan meel isku qaadin oo aadan wax ka sheegin ummad aayahooda ka taliya bal uun adi fowdada ka soo bax oo hogaan lagugu aqoonsado yeelo. |
    H/GIDIR | Monday, January 22, 2001 - 07:36 am Gartu Allay taqaannaa ee haddaan majeerteen su,aal weydiiyo:Ma C/Dullaahi Yuusuf baan Caydiid Xamar kula shirin oon ra,iisal wasaare waydiisan asna uusan uddiidin? 2.Ma isagaan shirkii Qaahira lahayn waa in Daarood labada jago oo ugu muhimsan mid lasiiyaa? Haddaba nimanyahaw gobannimadu maaha in sidii habar masayrsan loo hadlo ee sida isku dhaama nimanyahow wuxu waa adduunyee! Daarood iyo Hawiye ma dhex oollin balaayo hore oon ka ahayn middaad adinku dhex dhigteen! Adeeryaal gobannimadu maahan caytan iyo baroor! Aad baroorataane haddii wax laydinka bi,iyey war bayba idiin ahaan lahayd! Dhulbahate waa halbowlaha midnimada soomaaliyeed.Waa sixir furka u adeegayaasha xabashida ee doonaya soomaaliya in laga dhigo jasiirado yar yar oo xabashidu midba mar farta ugu yeerto! Mashruuca ay qamaarkiisa dhigteenna maaha mid laga helayo!Sababtuna waxay tahay ama wuu guulaysan ooy soomaaliyoo dhani madaxa kor uqaadi sharaf awgeed.Ama wuu fashilmi markaasna waa mashruuc soomaali oo dhan kakhasaaray oo sidii kii daraawiishtaa gadaal laga garwaaqsan qaladkii lagalay! Majeerteen joojiya ku qaraabashada magaca Daarood. Cali khaliif waxaan kuu caddaynayaa inuusan xamar magan ku ahayn ee isagu amarka uu kabixiyo annaga hawiyaana shaqada uu ummadda soomaaliyeed u hayo aad baan ugu taageersannahay.Asaga iyo C/Qaasim wallaahi waa ii simanyihiin taageeradaan u hayo.Adduunkuna maanta uun maaha oo waxaad arki doontaa asagoo madax wayne isu soo taagay oon ugu shubnay codka. Maanta ninka asagoon qori wadan kumannaanka hubaysan dhex istaagey ee raba inuu wax uqabto waa geesi ee Allaha guuleeyo! Markaan qabiilkayga magaciisa ku hadlayo waan ogahay in soomaaligii damiir lohoo dhami sidaas qabo! |
    H/Gidir | Monday, January 22, 2001 - 07:48 am Isaaq haddaan usoo laabto,idinku waxaad tihiin gar maqaatayaal iimaanka la, oon gobannimo raad kulahayn! Nasan haddaad tihiin gaaladaad nici lahaydeene Nacalluhu kuwuu fuulabaad daba nashlayseene Noobaad tihiin aan qalbiga nuurba loo geline Isaaqoow ama dhulbahante xagxagta,ama ooya ama aammusa mashruuciinni marqaanka lagu dhex hindsay waa fashilanyahay.Waxba dagaal iyo waxba haka hadlina dagaal loomaba baahna marka adinku meelihiinna iska sii caytatama! Cigaal waxaa qaabilay Meles sinaawi waa ammaan Gallayrna golaha ammaanka xubnihiisuu la hadlay isgoo cod buuxa lehna waa gunnimo culuuntiinnay ka mid tahay! |
    Samatar | Monday, January 22, 2001 - 06:31 pm federalists won the game maanta waxaa guul uu soo hooyatay ummada soomaaliyeed ee nabada jecel. waana kuwa aamin san in cid walba degaankeeda si xor ah u maamushaan, waxaanse la yaabanahay kuwa ku fikiriyo in ninka jooga gaalkacyo ama hargaysa ama boosaaso ama baydhaba ee ku haysta wax walba uusan ku helin intii dawladii dhexe jirtay uu ogalaado inuu wadankiisa ka soo tago oo uu xamar uu yimaado oo intii deganaydba aysan si xor ah ugu noolayn maanta marka hore intaad degan tahay nidaami ka dibna ummadaha kale ugu yeer. kuwa ooyaya waxaan idin leeyahay tareenka qabso soomaalidii tagtayee, tareenka qabso qarankii dhaqaaqyee. haddii aad caytantaana kolay nina wax ka dhimi mayso, mar walba waxaa ciil qaba kuwa dulmiga raba oo ummaduna la fahamtay. viva somalia viva federalism viva puntland viva brotherly relationship with ethiopia viva intii horumarka jecel ilaahoow wadada xaqa ah tus inta marin habawsan oo waxaan wax ahayn ku daba dhintay)(arta group). |
    RUNSHEEGE | Tuesday, January 23, 2001 - 10:41 am SAMATAROOW MARKAAD LEEDAHAY "ILAAHOOW",HORTA ADOO KALE ILAAHAY DUCO KAMA AQBALO NIN QORAYA"VIVO ETHOPIA" QABIILADA SOOMAALIYEEDNA CAAYAYA ILAAHAY WAA KALA YAQAAN QOFKA DIINTIISA CADOWGA KU AH IYO QOFKA DIFAACA,QOF WALBANA WAA KA ABAAL MARIYAA,MARKAA ADIGA DUCO ISKA DAAYE ABAALKAAGA SUG AAKHIRO. MIDA KALE SOOMAALI MA KALA MAARANTO WAA DAD WALAALO AH,ISKU MIDAB AH,ISKU DIIN AH,MANA JIRO XUDUUDO LA KALA DHEX DHIGI KARO TUSAALE HADAAN KU SIIYO LABAN MAAMUL EE LA YIRAAHDO PUNTLAND IYO SOMALILAND LABADUBA WAXAY DOONAYAAN INAY XAD IYO LABO DAWLADOOD U KALA SAMEEYAAN DAD WALAALO AH SIDA FOR EXMPLE (DHULBAHANTE IYO MAJEERTEEN OO KALE,OO DHULBAHANTE AY SOMALILAND TIRSANAYSO,IYO DHINACA KALE MAREEXAAN AMA OGAADEEN AMA MAJEERTEENKA DEGAN KISMAAYO IYO KUWA PUNTLAND OO LA DOONAYO IN LOO SAMEEYO LABA DAWLADOOD),HADABA MA WAXAA TALO AH IN GOBOL WALBA KELIGIIS DAWLAD NOQDO,KADIBNA TUULO KASTA DAWLAD NOQOTO,KADIBNA FALI KASTA KELIGII DAWLAD NOQDO. ANIGU WAXAAN AAMINSANAHAY IN QOF KASTA OO SOOMAALIYEED GARANAYO SIDA SAXDA AH LAAKIINSE DADKU AANAY XOR AHAYN MARKAA UMADA HALAGA XOREEYO TUUGADA XAARAANTA KU HAYSATA,SIDA INA YUUSUF YEEY IYO INA CIGAAL IYO SHAAR GADUD IYO BAHALAD SOO RAACA OO DHAN EE AMXAARO AY DABADA KA WADO. |
    PATRIOT | Tuesday, January 23, 2001 - 06:21 pm ADI MA KII DUCADA UMMADA UGA QAADAYAY ILAAH BAA TAHAY, FIKRADAADA DHIIBO ETHIOPIA SOO MA OGID INAY 60% MUSLIM TAHAY. MISE WAXAA KAA SHARQAMAYA OO KALIYA BEENTII ABDIQASAB IYO TUUGII SAAXIIBKIIS AHAA. SOMALIA VIVA PUNTLAND VIVA FEDERALIST VIVA XIRIIRKA ANAGA IYO WALAALAHEEN ETHIOPIA VIVA. INTII AFWEYNE SOO KORIYAY EE UMMADA CADAWGEEDA AH ALLAHA KA QABTO SOOMAALIYA. |
    Caloolyoow | Wednesday, January 24, 2001 - 05:30 am Daba dhilif nimo lagu faanayo oon lala dhuumanayn waa ayaan darro. Inaad Addis Ababa hoos tagtaan ceeb uma aragtaan,Muqdishase waa xad gudub! Waxaad kutaamaysaan Ilaahbaan ka magan galnaye, waxaad dembigaad naftiinna ka gelaysaan intuu la,egyahay ogaan lahaydeen hadduu meel maro qorshaha shaydaan eed qalabka lagu fulinayo aad tihiin! Niman meel aad mugdi u ah kusocdaad iila muuqataan! Qabyaaladdu masaasbey dadka aakhiradooda iyo adduunkoodaba uga indha tirtaa! War ma moogtihiin qorshaha Itoobibiya kuwa diiddan qarannimada soomaaliyeed utaageersantahay? Mase waxaad is leedihiin ku meel gaara? Ilaahay ummaddayada xaqa ha tuso! |
    Cagayare | Wednesday, January 24, 2001 - 04:36 pm Dhulbahante ab iyo isir uma laha in gaal u adeegsade ummad islaam ah baabi'inteeda. |