Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: SU'AAL . YAA GARANAYA WADANKA 11 SANO DOWLAD LA/AAN KA JIRTO ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUD-KEDIS

Sunday, January 14, 2001 - 05:14 pm
waxaa su'aal laweydiiyey hogaamiyayaashan
cusmaan caato
muuse suudi
xuseen ceydiid
maxamed qanyare
shaati guduud
aadan gabyoow
morgan
c/laahi yuusuf
c/qaasin
cigaal
waxaana kadis lloogu qabtay xaruntanatinal theatre
waa wada qosleen.
waa lees fiir fiiriyey.
nin waliba timaha ayuu xoq xoqday.
markii suaahii qof ka jawaabto la waayay ayaa dadweynaha loo bandhigay sida caadada aheyd.
markaas ayaa layiri kaaga shaatiga guduudan ka jawaab.
shaati guduud ayaa xanaaqey. oo ka baxay kediskii.
mar dambena yaa la i soo wocon ayuu yiri.
waxaa jawaabta laga sugaa dadweynaha ilaa hada...

ah ah ah ah ah ahhhhhhahahahh