Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Jaaliyadda SNF ee dalka faransiiska oo cambaareysay weeraradda Itoobiya taageersana dowladda KMG
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaaliyadda SNF ee Faransa

Sunday, January 14, 2001 - 11:25 pm
Shir ay isugu yimadeen jaliyadda SNF ee dalka faransiiska oo ka dhacay magaaladda Lyon 13 kii bishan janaayo xirmayna arrornimadii 14 ka ayaa wuxuu bayaan cad ku soo saray in dhamaan ummadda soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba ay iska kashadaan sidi looga hortagi lahaa daandaansiga iyo weeraradda jogtadda ah oo itoobiya ay ku heeyso gobolka geddo lalana gaaro tageero deg-deg ah mujaahidiinta beesha mareexan ee difaaca ku jira. Waxaa bayaanku intaas ku daray in jaaliyaddu ay taageersantahay dowladda KMG uguna booqeyso dhamaan ummadda soomaliyeed in ay taageeraan dowladda KMG.