Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Fadlan ka jawaab hadii aad wax garad tahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xariri

Monday, January 15, 2001 - 04:42 am
Waxaa aduunka dal qura kuwada nool dad kala diin ah, kala af ah, oo kala midab ah oo hadan si nabad gelyo iyo is jecayl ah ku wada nool, hadaba ma kula tahay hadii inta kale laga midayn lahaa oo ay kala qabiil laga dhigi lahaa inay heshiin lahaayeen?


Waxa laga kula duwanaado qabiilbaa ugu xun!

xariri

xariri@hotmail.com