Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: XAMAR H/GIDIR WIXII KA SOO HARA VIISO BEY U BAAHAN YIHIIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYR

Monday, January 15, 2001 - 08:44 am
HEER MATAAN HAMAR ANAGAA LEH BAL KA XAAXAABI MAR DHOWNA BALCAD MA SOO DHAAFI DOONTID WAXAANA KU SOO GELEYSAA HAMAR VIISO SIDII BERI HOREBA AAD NOOGU SAMEYN JIRTEEN ANAGA IYO SOMALIDA KALE.
MA KAC AMA JIIF ANAGU WAAN HELNAY WIXII AAN RABNEY.
BILILIQO, GURYO AAN LAHEYN, LAND CRUISER, IYO DUMAR FAQASHBA.

H/GIDIR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACAD

Monday, January 15, 2001 - 08:51 am
waan filayey inuu damacaada badan kuu geynayo Abgaal bal waxaad ka hesho wax ha iga siin.
Dab waxaa yaqaan nin ku gubtaye anigaa walaalkaa ahe bal i weydii dadkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KARANLE

Monday, January 15, 2001 - 11:02 am
waxaan u maleynayaa weli waano inaad u baahan tahay iyo daawo qabiirada maad weydiisid waxaan u maleynayaa inaad sida yaanyuur ilmahaaga afka ku qaadan doonto.
tan waatii uu mareexaan nimcadii uu ku jirey ku waayay.haddii abgaal uusan taaban weligood soomaalya laguma qashqashaadi laheyn.
NIN SII JEEDO SOO JEESO LAMA YIRAAHDO.
halaag iyo qax iyo in adiga fiiso lagaa qaado sidaan horey usoo aragnay wad dulmiga.
ha noqon shimbir weligeed halmar ayeey dab qaadey markiina gurigeedii ayeey ku gubtay.socod barad ayaad tihiine 21 jir qaan gaar ah ayaa maalmo ay wadanka uga saareene anaga hanagu dirin dadkaan adigana saacado yaan lagaaga saarin MUQDISHO.

TO. WAANO CEYR IYO DHAMAAN H/GIDIR//