Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: KOL DHOW BOOSAASO BAY SOO TAABANAYSAA DOWLADDA CUSUB..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYR

Monday, January 15, 2001 - 08:58 am
LA SOCO ARINTAA EE DHEGTAADA RAARICI, TAANA WAXEY DHICI DOONTAA KOL DHOW..
WIIL CAYR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntland Army General

Monday, January 15, 2001 - 12:38 pm
Boosaaso waxaa imaankara ONLY: Col. Xasan Abshir & King Kong. If any CAYR fags come we will make sure they leave in their coffins to be buried in CAYRLAND a.k.a. Hell on Earth.

Puntland Army General

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Tuesday, January 16, 2001 - 03:56 am
War kan magiciisu yahay cayr,horta macnaha kalmada ma yaqaan?macnaha kalmadu waa sabool aan xoolo lahayn,allaylehe in aad u hadal egtahay mid ku koray wax la dhacay iyo wax la xaday,magacaan horta taariikhduu idiinku baxay ma taqaan awoowayaashaase ma kuu sheegeen,hadalkaagaan ka fahmayaa in aan laguu sheegin,magacaani waa sidii aan kor kuugu sheegay oo assalkiinnii baa ahaa cayr aan xoolo lahayn:Tan kale ee aad tiri dawladdu boosaasay u socotaa,Caydiidba markuu salbalaar dhisay wuxuu yiri boosaasaan u socdaa marka waa hadaaqdaa habaynkii maalintiina waa sarqaantaa oo marqaantaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUUFAAN

Tuesday, January 16, 2001 - 04:45 am
TO: CAYRBOY

HADII UU RABO INA SALAAD BOY INUU QAXOOTINIMO ISKU DHIIBO BOSAASO HADEE WAANU SOO DHAWAYNAYNAA ILEEN WELIGIIN ANGAA IDIN MAAMULI JIRNEE, SIDUU HORAY KUUGU SHEEGAY ABDIRIZAK CARYBAAD WELIGIIN AHEEDEEN HADANA HADII LA IDIIKUGU DARAAYO QAXOOTI THEN YOU ARE WELCOME, THE ARE ENOUGH REFUGEE CAMPS FOR ALL HABAR GIDIR IN BOSASO SO NO PROB.

THAT WAS TO CARYA QAXOOTI BOY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habargidir

Sunday, January 21, 2001 - 01:45 pm
to ,,abdirizaq
aan ku sharaxo bahwayn ta cayr waa hal yayada umada somali wa dad ilah u dhaliyay raganimo ay is kaga kaa celiyaan tagida bosaso naguma qadanayso ilbiriqsi
balse waxaan tix galinaynaa sharciyadii UNHCR,ta
oo dhigayay in aan lagu dulin dad ka barakacay dhul kodii biyo la,ana hayso waxaa ku sii dheer taana qoraxa ba,an oo ilaa yomul aqiro mas kaxda kaa dhalalinaysa
ma ogtahayna in madaxwanaha umada somali uu ku mashquulsan yahay sidii kaal mo bini adanimo loo garsiin lahaa darodka qaxotiga ku ah otanga and bosaso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOSAASO

Monday, January 22, 2001 - 02:52 am
Habadigir

war wax makuu sheegaa adigoo kale ma istaahilo in loo jawaabo, ee wax yar ayaan kulatalin lahaa Bosaaso intaad ka day sid bal ciyaalkaada maalin walba shanshanta u dhimaanya wax uqabo,

waxaa soomaalida ku maah maahdaa(DOQONI DAMBASKA KAMA KACDEE DAAMANKA AYAY LEEX LEEXISAA) daadoor iyo majeerteen tag dhulkiisii buu aday dhistayna Boosaasadaa shagaysona AIRcondition baa laga galaab qoraxda meesha aad idinka Geedaha hoostooda aad kagashaan, marka Kaatagnay ee bal adiga wax qabso oo DANBASKA aad ku fadidi kakac.

Cabdiqaadimna hada markuu xoodaa JEBBka qosto ayuu iska tagi doonaa idinkoo weli Danbaskaas fadhiya.

Marka haadaad rabtaan inaad qoxooti isdhiibta iska dhaafa GANUUNACA ee kor odhaha QAXOOTIBAANU ISDHEEBANY.

Walaahi waad iga qosli siisay markaad tiri Boosaaso ayaan ilbiriqsi ku qabankaraa war nin yahow maxaad isku qabtaa inaad wax isla hartay ideb baa meesha aadhada fadhidi ufdhidaayeen waan ogtahay mooryaantiina inay isku Tiraaho Puntland aad waa Qabrigaada DOONO.

MARKA JAQJAQDA INTAAD ISKA DAYSAAN ISQORA QAXOOTI AMA GEEDIHIINA ISKA HOOSJIIFA.

SU'AAL: aaway horta waxii VILLA aan idiinkaga soo taganay intaad soo jajabiseen baada hada deegaha hoostooda jiiftaan (IDINKA HORTA MABA IDIIN BANAANA INAAD HADASHAAN EE AAMU YAAN DADKA KUMAQALEE)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Monday, January 22, 2001 - 03:58 am
To:Qofka la Baxay Habar gidir,war adigu ma rag baa tahay mise dumar waayo magucu saan sheeko ku hayo wuxuu ahaa haweenay,hadii aad nin tahay waxaad u soo hadashaa sida raggu u wada hadlo ama u sheekaysto hadii aad haween tahayna kula hadli maayo waayo haweenka si gaara ayaan ula haasownaa,
Su"aal,horta markii aad majeerteen maqashaan maxaad u naxdaan? markiise aad harti maqashaan maxaad u dhididaan? markii aad Puntland maqashaan
muxuu qalbigu idiin rogmadaa?markiise gobolada waqooyi bari aad maqashaan maxaad u rixmataan? :::::::::......_____....::::::::_--_--

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habargidir

Thursday, January 25, 2001 - 11:29 am
to,,abdirizaq
jawaab su,aal
waa run taa waxaan ka naxaa nin kula wadaga somali hadana cadays tay musuq masuq qaran dumis daba dhilif cadaw
2-markii aan harti maqlo waxan u dhididaa anigo
tagan qaqarka cadaab ka aad ugu tala gashay in aad ku halag tid ,
3-marki aan aan maqlo puntl,, wxuu qalbiga i rogmaa waa tiiran yo qaran kana dam qadaa kala fogayn ta aad somali kala fogaynaysaan
tasoo dalil u ah in aad hormud u tihiin in somali lakala qay qaybiyo
3 waxaan u rixmaa in aan somalida nabada iyo samaha jecel kuna jirto wadaniyad in aan u ban dhigo qiyanada qaran aad caday satay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 03:52 pm
so what ahalu moryan, what can you do about that, if we intend to divide the country beleive you me there is nothing habar goojo or any body else can do about it, I tell you one thing,our intention is to put you abck where you belonged, in your place where you feel at home, you know where? yaa ahlu moryan I am talking about Wisel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye

Friday, January 26, 2001 - 04:43 am
lol all cayr ppl.
Arintaa waan idinku raacsanahay.

By Reer Ali Cusmaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed

Tuesday, January 30, 2001 - 02:43 am
To:Hawiye, cayr , habargidir....


Marka ugu horeysa magacyada qabiilka ah oo aad sheeganeysaa aad bey u fool xun yihiin.

Teeda labaad waxaan u maleynayaa inaad ku soo qaldanteen halkan ee nacnacdiina la aada meesha hawiyuhu ku doodo.

NO MORYAAN IN PUNTLAND TOPICS.......


LONG LIVE PUNTLAND DEATH FOR HAWIYE.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garabsare

Tuesday, January 30, 2001 - 03:57 am
meesha wxaa loo talagalay puntlaand
eenaga raali ahaada wixii raacsan in salaad ba.aaye iyo wixii carta lagu dhadhoobay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/LAND

Wednesday, January 31, 2001 - 01:56 am
habargariir


WARYEE HADDAAD WADANIYIIN TIHIIN, MAXAAD WADDANKA
U XAALUFISEEN, WALLAAHI BAAN KU DHAARTAY MEELAHA
DHUXUSHA LAGA DHOOFIYO, WAXAA UGU BADAN INTA AY
HABARTU KA TALISO, DAD BAAD GAAJO KU SHEEGAYSAA
SOO IDNKAA WADDANKII OO DHAN DIIRTAY MA AHA.
WADDANINIMO XUMMO HADDAY JIDHTO, DEE IDINKA AYAA
UGU LIITA UMMADA.
SOMALILAND DAKADEEDA CIDNA DHUXUL KAMA DHOOFIN
KADHTO, WAABA XARIG QOFKII GEED GOOYA, PUNTLANDNA
SIDAAS OO KALE AYAAN MAQLAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Wednesday, January 31, 2001 - 05:17 pm
To.habar gidir:ma ogtahay caqliga ilaahay wuxuu kuu siiyey in aad ku kala garatid waxa xun iyo waxa fiican,idinku hadii aad tihiin mooryaan maxaa idiin diiday in aad xataa mar qura ku fakartaan wax fiican,had iyo jeer waxaad ka sheekaysaan dil,dhac,kufsi,qaadicul dariiqnimo,burbirin,iyo intii uu rabbi nacladay hadana bal inaydaan xishoonayn waxaad rabtaan in la idinla sheekaysto oo aad ragga kaftanka iyo xifaalada wadaagtaan bal u fiirsada hadalkiinna ku arki maysaan nin isaaq sheegta iyo nin daarood sheegta iyo hawiyaha kale ma jiro nin aad isku ra"yi dhowdihiin ee ama si fiican oo asluubleh noola sheekaysta ama nac nacda nagala taga.