Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Somali kala socotay taageerana ka quuso "HADDII"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 11:22 am
Hadaan mooryaan la qaban oo laga saarin dalka ay haystaan, daa nabadoodalbaan lasykasugayn.

Maanta markiina banaan baxa annaguna waa angu berri

Walaalayal
kala sooca Somaliwayn iyo Somalinimo
Kala sooca wadani iyo dawlad
kala sooca naf iyo nolol
kala sooca lahaansho iyo dhac
kadib baynu soomali yagleeli karnaa

Weli lama gaarin geediga nabadeed isagaase is muujin.
Nabadu iyadaa iskeeni marka la xaq qaybsado.