Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: DAGAALKA KHABIILADA INTERNETKA GOORMUU DHAMAANAYAA ? !!!!!.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 11:27 am
dagaalka qabiilada internetka goormuu dhamaanayaa mase ogtahay wax walba oo aad ku hadasho in alleh kugula xisaab tamayo hana u maleyn waxaa halka kore kuugu qpran maalin saacad aad qortay adigoo maalinta aaqiro lagu soo hordhigi doono.
fadlan walaalayaal wanaag oo kaliya isugu sheega xumaana ka dheeraada .

asalaamu caleykum-waraxmatu laah.
somalinet waxaan ka codsanaa dhamaan new page in ay furaan kuwaana tir tiraan.wanaag iyo xumaan