Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: MAJEERTEEN BOQORTOOYADII DAAROOD YAA BAABI"IYEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAREEXAAN

Monday, January 15, 2001 - 07:03 pm
Boqortooyadii Daarood adigaa dumiyee aamus. Dulli yohow aan dadnimada laheyn. You never have a sufficent street-wise political mapping. Shut up and let us handle the situation for the sake of our great community. War maad Puntiland haddaad la baxday nafsaddaada ku kalsoonatid hadii aadan cid kale ku kalsoonaan karin oo innaga naga war sugtid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Monday, January 15, 2001 - 07:53 pm
lol@mareexaan
thankx waa picture rasmiga ah ee mareexaan, waxay aamin san yihiin in dawladoodii ee uu madaxda ka ahaa afweyne ay u dhaweyd boqortooyo uuna majeerteen dumiyay ama tusay soomaalidii kale in la rido afweyne ,ilaa haddana majeerteen dawladii meel ku haysto.
allow ummada caafi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI-CUSMAAN

Tuesday, January 16, 2001 - 09:30 am
WAXAA DUMIYEY QUWADII SIYAAD BARRE KICISEY HADDII AY KACAANA WAX CELIN KARA AMA U BABAC DHIGI KARA EYSAN JIRIN WAA RAGII HALYEYDII SHAALALEY OO KICYEY SIYAAD BARRE BAA DUMIYEY BOQORTOOYADA AAD SHEEGEYSAAN EE CALI YUUSUF KA DIB MARKII UU ISKU DAYEY INUU DHULBALAARSI KU SOO FIDIYO XEEBAHA HOBYO IYO CEEL-DHEER WAXAANA KA SHAQEEYEY JABKA GUMEYSTAHAAS SOO GUMEYSTEY QABILAAD BADAN OO HAWIYE AH SIDA H/GIDIR, XAWAADLE,IYO QEYB KA MIDA AH MURUSADAHA DEGA AAGAAS. WUXUU WEYDIISTEY NABADOON SHADOOR OO KA MID AHAA DUQEYDA WAAWEYN EE MAGAALDAAS ARINTAANA WAXAA LOO GUDBIYEY DUQEYDA ABGAAL OO UU KA MID AHAA HALEEYGA WEYN EE TAARIIQDA SOOMAALIYEED IYO TAN HAWYEBA MEEL WEYN KA GALEY HALYEY XASAN GEEDDI ABTOOW ALLAHA NAXARIISTII JANO KA WARAABIYO "AAMIIN".
MARKA DOQON YAHEY WAX MA GARADKA AH TAARIIQDA SIDAA ULA SOCO LABA MAR ABGAAL CISMAAN BAA SOOMAALI BADAN KA XOREEYEY BOQOR ISKU SHEEGA GUMEYSTAHA AH EE CALI YUUSUF IYO MAXAMED SIYAAD BARRE .
HADII AAD TIFATIR INTAA KA BADAN U BAAHAN TAHAY IGA SOO WEYDII WIXII AQOON LA'AN AMA FAAN MAJEERTEEN AH OO LAGUUGU SHEEKEYEY.
caamir23@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 16, 2001 - 01:39 pm
Cali maad iska celisaan habar gidirta aad leedahay waxbaan ka xoreeyay, arintu aa iska hadlaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous.kale

Tuesday, January 16, 2001 - 06:12 pm
Anonymous, ciyaar waa gelin dambe. Stay tuned.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Gidir

Sunday, January 21, 2001 - 12:01 pm
TO:ANONYMOUS.KALE


Baby I'm in
I Know who you're and where you're. You're no Mareexaan. If you don't stop calling yourself a ROYAL, I am gonna pay you a visit and help myself on your fat sorry arse. Got that stinky. Huh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Gidir

Sunday, January 21, 2001 - 12:04 pm
TO:ANONYMOUS.KALE


Baby I'm in
I Know who you're and where you're. You're no Mareexaan. If you don't stop calling yourself a ROYAL, I am gonna pay you a visit and help myself on your fat sorry arse. Got that stinky. Huh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Sunday, January 21, 2001 - 01:39 pm
CALI CUSMAAN. WAXAA AYAAN DARO AH IN ADOO ABGAALA AAD DAD ISAGA KEEN DHIGTO. KIINA PHD HAYSTA IYO KIINA DAMEERKA WADA WAXAAD TIHIIN ISKU AQLI. TAARIIKHDA BEEN HA KA SHEEGIN. SIYAAD AWOOD ABGAAL XAMAR UGA BIXIN WAXAA NACAY UMADII OO DHAN WUXUU WAAYEY WAX U DAGAALAMA,MA FALAAR IYO QORIGA SHIMBIRA LAAYE AHAA AYAAD AWOODII SIYAAD KAGA SAARTEEN XAMAR? WAAN JOOGAY DAGAALADII MAJEERTEEN WUXUU U DIIDEY IN HUB LA SIIYO WAAYO WUXUU KA BAQAY INEY XUKUNKA QABSADAAN.AFGOOYE WAXAA U FADHIYEY CUMAR JEES. MARKUU ARKEY IN DAAROOD AANEY U DAGAALAMEYN AFGOOYANA LOO FADHIYO AYUU DALKA ISAGA BAXAY EE DAMEERLE ABGAALA XAMAR UGAMA TAGIN. OROD H/GIDIRTA CANSHUURTA KAA QAADA DALKAAGA KA WAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIIISH

Sunday, January 21, 2001 - 01:46 pm
BOQORTOOYADII DAAROOD WAXAA BURBURIYEY SIYAASAD XUMADA REER ADEERKAY,TAASNA WAXAAN U LEEYAHAY WAXAA HOGAANKA MAJEERTEEN UU GACANTA U GALAY WIXII KA DANBEEYEY ALA HA U NAXARIISTEE CABDIRASHIID CALI SHARMA,ARKE NIMAN QAARKOODNA SUUFIYIIN YIHIIN QAARKOOD ASKAR U WAALATAY XUKUN DOON AY YIHIIN SIDA ODAY DU,DAAYE,AMA SIDA AAD U TAQAANAAN C/LAAHI YUUSUF,WAR MAXAA NINKAN IDIN DABA DHIGAY SODON SANADOD BUU JAMHAD AHAA WAXAAN DHIBAATO AHAYNA LAGAMA FAA,IIDIN HADANA NAFTIIBAA KA SI SOCOTA OO WAA INUU BEESHIN GALAA.
MARKAA ILAA IYO INTA AYNU ISKA QABANAYNO NIMANKAAS AAN KOR KU SOO XUSAY BOQORTOOYADII SO NOQON MAYSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M/KICIS

Wednesday, January 24, 2001 - 06:40 am
Mareexaan Haddii xukunkii uu haystay loo qoonsaday,arrintaasna cidda bilawday la yayaqaanno,Wixii Daaroodnimo loogu beer laxawsadaa waa waxaan meesha ool!
Midda kale waxa qabiil lagu heli karo waxaaba aniga igala badan waxa qarannimo lagu heli karo!
Hal reer oo Daarood ka tirsan markuu wuxuu rabay waayo yaa Daaroodaheey inuu yiraahdaa daw maaha!
Daaroo haddaysan matali karin Mareexaan,ogaden,DH/Hante,Leelkas IWM.ma majeerteen uunbaa magaca dhaxal u helay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaali

Wednesday, January 24, 2001 - 04:16 pm
Marka arrinku siyaasad iyo talo ummadeed yahay weligeed Majeerteen baa daarood iyo soomaaliba marti uga ahayd ugana ahaan doontaa, markay dagaal iyo goob noqotana Dhulbahante ayaa marti looga ahaan jirey.Haddaba dhulbahante mar ayuu khaldamay oo taladii ummadda ee marreexaanku boobay ugu hiiliyeen oo yidhaahdeen waar bal aan tijiaabinno saw niman tol ah maaha waxayna nagu noqotay malexun iyo marreexaanba meel xun bay ku dhigaan, illeen nin kaa fog maba baratid, imminkaa cumar xaaji mar xabashi u gelayaa, mar cali mahdi hoos ordayaa oo mar c/llahi yuusuf daba gelayaa oo mar dkm kitaab u marayaa in uu daacad u yahay. si kasta ha ahaatee sannadkaa maanta ah Daarood iyo Soomaaliba Majeerteen iyo nimay wataan nimaan ahayn talada ma geyo ee midhkaa ogaada. Hadda C/llaahi isuma taliyo ee waa loo taliyaa waqtigii loo baahnaana dhammaatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal owner

Thursday, January 25, 2001 - 06:34 am
majeerteen ukaadiya waligiin markay arintu wanaagsanaato ayaad masayrtaane. soomaaliya midnamadeeda dibaaloo soonooleenayaa, soomaaliyoo oodhana qofwalba oo soomaaliya qaybtiisaa lasiinayaa. khasab maaha haleydoorto. Ali Khaliif wil be daarood candidiate next election for the presidency. wakhtigii waaisbedelay cidina marti umaaha majeerteen iyo dhulbahante toona. hawiye iyagoo wadaxweynihii qaatey. ayay hadana caato iyo caydiid kadoodayaan sidee daaroodba ugujiraa dowlada. sowtaan iskuogeyn maaha indalka lagasaaro, gaalkacayana waykula deganyihiin. saaxiib riyaad walikujirtaan iyo sheekadii lixdankii. taas waalagayimi mashaqayneyso. sidanbey usocotaa arintu markaan anigu indha indheeyo sadexsano kabacdi, hawiye wuxuu soosharaxi c/qaasim. daaroodna Cali khaliif. waxaan filayaa inaad c/qaasim marlabaad dooraneysaan idinku. Am I wrong? The final will be cali khaliif vs c/qaasim.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 03:58 pm
cai cusmaanow ishaad faeta kagalisay.
taarikhda cid beeninkarto majirto waayo
waa waxqoran oola xafiday, waxaan jeckahay
inaan anigana rubac yar kasoo qaato jabintii taliskii cali yusuf si eey wax u bartan
buraashleydan soo habawday,
CIIDAMADI DHULBALARSIGA WADAY EE CALI YUSUF
WEYJABEEN WAXAANA LASOO QABSADAY XARUNTII LAGA
SOO DIRAY MARKII HORE EE UU KU NOOLAA CALI YUSUF
WAXAANA LAGU SOO XIRAY XAMAR MUDO KADIBNA MASKAXDUU WAXKA NOQDAY WAAYELNA WUUNOQDAY WAANA
LEYSKA SII DAAYAY WUXUUNA FARIISAN JIRAY WADADA
KADHAADHACDA FILA SOMALIYA EE AADA BAARLABANKII
HORE HALKAS AYAANA LAYSKAGA KAALMEYNJIRAY WAAYO
WAA BANI AADAM. halkeebuu ku dambeyay?
qofkii ey danikaheso hakala xiriiro taarikhyahan
ada .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Monday, January 29, 2001 - 06:12 pm
Cali-cusmaan iyo anonymous kor ku xusan

Taariikhda been ha ka sheegin. Ciidamadii cali yusuf waxaa jabiyey talyaanigii dalka qabsaday, dagaalkuna wuxuu ka bilowday markuu Keenadid u diiday talyaaniga mashruuc ay wateen oo ahaa, in ay Ciidamadii daraawishta dhinaca hobyo duulaan kaga soo qaadaan oo ay hobyo u noqoto dariiq furan oo looga gubdi karo galbeedka somalia.

Dagaalka sida aan kuugu sheegay wuxuu ahaa mid looga difaacayey soomaalida kale.

Waxaad ii soo cadeysaa meesha aad ka keentay wararka beenta ah aad meesha ku soo qortay!!!!!

Midda kale haddaad taarikh ummad dhan ka hadleysid taariikhda oo dhan ayaa la soo sheegaa, ee rubac iyo nus lagama soo qaato!! taasi waa hadaad macnaha hadalkeyga aad fahantay.