Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Waa in ay kabaxaan haraagii boonta iyo mooriyaanta kismaayo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

max yusus

Tuesday, January 16, 2001 - 01:30 am
waa in laga baxaa dadka guryahooda markaas dowlad
loodhanyahay layskugu imaado
habar gidir iyo mareexaan dhinac masaakiinta
ayey boobaan dhinacna waxeey leeyihiin dowlad aan dhisno
waxaay wataan kingkong iyo dhulbahante oo ninkiireeyo lajiro
kiinkoon waa nin aabihiis oola asin afweeyne
caleemo saarey xukun jeceel daraadii
hadeeynu nahay reer kismaayo maqaadaneyno waxaa ookale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shilke

Tuesday, January 16, 2001 - 01:46 am
haddii aad sida hablaha u heesto oo aad hoogayeey iyo baroor diiq dhulka iskula dhacdo,waxaa macquul ah in wiilasha la loodin waayey kaa dhegeystaan ooyinta oo ay guryaha aad sheegayso kuu banneeyaan si aad cuntada ugu kariso raggaas waayo waxaa haysa kuug la`aan.
kismaayo waxaa iska leh oo asli ku ah baajuunta inta kale waa kooyto.haddaba afka dhaabo saar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

THRIFTY BRO

Tuesday, January 16, 2001 - 09:43 am
TO: MAX YUSUS

Doqon iyo dockayer labadaba daanka lajabiya,war waxa laga hadlayo waa xaalada Eitobiya iyo Somaliya kolkii ay bilaabato dood ah Kismanyo waxaad doonto qoor balse hader jooji aflagadada;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UGAAS MAJEERTEEN

Wednesday, January 17, 2001 - 05:53 am
WAAR KISMAAYO WAAD HELIYE
RAGAADAN KA HELAYN HA U DHIIBIN
WACAD ALAYSAN ITOOBIYAAN BAD AY CAGA DHIGEEN KA BAXAYN