Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Ethiopia waa bahal dadka cuna hadana inkira!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiitaale

Tuesday, January 16, 2001 - 05:51 am
Ethiopia waa bahal waana cadaw somaliyeed ama qolada lasocoto ama qolada kasoo horjeedaba maalin maalmaha kamid Somalia iyo Ethiopia marlabaad dagaal waa dhex mari doonaa.
mida kale ethiopia dad somali ah ayeey adeegsaneeysaa, sida Shaati-guduud,Morgan, c/laahi yuusuf
laakiin waxaan rabaa inaan ogeeysiiyo c/laahi yusuf iyo qoladiisa hadii aay weerar kuqaadaan Shaati-guduud iyo Morgan kismanyo ogaaada habar-gidir ineey Galkacyo idinku xasuuqi doonto mar kale waliba sacad galgacyo waa ii Puntland habar- gidir-na ragbaan usoo shirinayaa isma raacdo uadkeeysta waxa soo socda iyo final-ka dagaal ee somalia lagu soo gabagabeeyn doono