Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: TO ;= H/GIDIR CASHARKII ERATEREA MID KADARAN AYAAD RABTIIN <<<->>>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAFARE

Tuesday, January 16, 2001 - 08:48 am
casharkii eraterea mid kadaran ayaad rabtiin.
si fudud ayaan gacanta ugu dhigi karnaa soomaaliya ee waa in eey dantooda gartaan tigree dagan U S A//
digniin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAALDILE

Tuesday, January 16, 2001 - 09:05 am
CINWAANKAADA HALKAN KU QOR KA DIB BAAD ARKEYSAA KII LABADEENA CASHAR QAATA MA JIRTO QABIIL HADADBA ADIGOO CADAW NO1 AH MEESHA KU JIRTO, HA IGA BAQIN WAA KELIGEY BAAN KUU SOO BAXAYAA HOOYADAA CAANAHAAD KA CABTEY BAAN KAA KEENAYAA.
kaliimoow@hotmail.com
hadaad cashar rabto ii soo qor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN YARE

Tuesday, January 16, 2001 - 10:16 am
waxaan digniin u diraa dadka soomaalida degan dibeda inay u sheegaan dadkooda iney u sheegaan inta goori goor tahay itoobiya anaa soo maray iyo qof walba oo soo maray waa uu ogsoon yahaya awalba dowlada ethiopian ka ayaa na jecleyd hadana iyada ayaa naga hortimid dadkiina haka soo baxeen wadanka. ogaada soomaali walbo oo dadkiisa joogo xaaladuna waa ka sii dareysaa
nabad gelyo amaana alah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAFARE-KILWE

Tuesday, January 16, 2001 - 11:40 am
waxaan nahay dhalin yaro wax ku soo baratay dugsiyadii sare iyo jaamicadihii soomaaliya. afka soomaaliga si fiican ayaan u qornaa uguna hadalnaa laakiin ogaada dowlad la'aan inta eeysan idinku dhicin nabadda ku dadaala dan ayeey idiin tahaye.
waxaan kasoo qalin jebiay
kuliyada inj
======= beeraha
======= caafimadka
79-84 kii
calanka aad gubteen shaaly ayaa kadanbeysa.
hana u maleynina kii UN ka.
san fransisco U S A

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

•••••• janjeer

Tuesday, January 16, 2001 - 12:38 pm
walsaal taffare anigu waxaan ahay nin aad u ••••••-dheer laakiin ragga wax kama raadsho laakiin haddii aad walaashaa tigre ii keeni lahayd wallaahi xunbo cad ayaan uga keeni lahaa,ee inta goori goortahay carradda raggii ka mas`uulka ahaanjirey ayaa jiifkii ka kacay ee ha illoobin raggii kuubaanka naaska dheer naagaha u maleeyey ,oo wax ka raadiyey ayaa weli nool ee "take care".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoonbir.

Tuesday, January 16, 2001 - 12:44 pm
walaal xasan yare,meesha ma taagta gabar yar oo eedadaa dhashay oo ithiopia u qaxday ee waxay taagan tahay qaran dhan iyo waddan dhan oo ay ku gabbood falayaan injirle-amxaar oo caalamka looga yaqaan "walking hungry"ama baahidii lugaynaysey,hadda amxaaradu soomaalida ku qaxday waxay ka faa`ideen ilbax-nimo iyo nolol cusub iyo xadaarad iyagga ayaa kuu baahan ee yur qaxooti-foqal-qaxooti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAFARE

Tuesday, January 16, 2001 - 06:47 pm
oromo iyo gidr godkaad gashaan leydinka daba geli tigre 8500 soldier and 4 helikopter and 3 mig 29 in BEIDOA. get answer.last news.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hiiran kings

Friday, January 19, 2001 - 10:23 am
tafare,waxaad hilmaantay in 45ooo.U.s.mariness ah iyo 75.tg.tank,18.apachi heliocopter,6 copras..and more F.B.I> boys has been doomed in mogadishu in the middle of the day 3.10.1992.so do you think hungery and skiny amxaar and daba dilif can face me.?.there is way in to somalia there is no way out.remmeber this.