    Othman | Thursday, January 18, 2001 - 12:06 am maadaama ay doorashadii puntland soo dhawdahay waxaa ila wanaagsan in dadka halkaan ku sheekaysta ay iska doortaan qof, kaas oo madaxweyne loogu yeeridoono wixii kadanbeeya maalinka ay doorashadu dhamaato! anigu waxaan soo bandhigayaa dhawr magac aneexo Keyse Sahal Wadani Badhan sayid Cumar Wiil-Qardhood Wiildhubahante sharmaarke Abdi Abdirisaaq Duufaan Darwiish A/waaxid Gaalkacyoos hanad wixii aan ilaawo ku dara anigu wali goáan magaarin ee adiga maxay kula tahay |
    Wiil-Qardhood | Thursday, January 18, 2001 - 01:19 am Cismaanow runtii waa fikrad aan ku qoslay waxaase iigu yaab badnaa sababta aad A/waxid ugu dartay. Waayo wadaadxumahaasi wuxuuba ka soo horjeedaa jiritaankeena reer Puntland. anigana iga saar dadka aad meesha ku qortay! S/C |
    WIIL-MUGUD2 | Thursday, January 18, 2001 - 07:39 am YOU HAVE FORGOTTEN ME OTHMAN, THAT'S NOT FAIR |
    reer mahad | Friday, January 19, 2001 - 12:30 am anigu waxaan doortay, abdulwaaxid maxaa yeelay waa nin daacad ah si kastaba haula foolxumaato aragtidiisa dadka kale laakiin waa wuxuu qabo ay ka dhab tahay........... |
    Kacaan-diid | Friday, January 19, 2001 - 04:46 am Since Othman forget to add my name to the list of candidates, I would like to declare my candidacy for the presidency of Puntland. (Somalinet version). I look forward to your support. thank you all. |
    Hanad | Friday, January 19, 2001 - 05:00 pm what are the qualifications b/c i'm only 18 lol...... Hanad |
    amina | Saturday, January 20, 2001 - 06:11 am i VOTE FOR SAYRUUKH FOR PRESIDENT AND DUUFAAN AS HIS VICE PRESIDENT SAYRUUKH ALWAYS IS WITH HIS AK47 AND DUUFAAN ALWAYS WITH HIS ARTIKELS AND FUNNY STUFF LOL |
    haber-jeclo | Saturday, January 20, 2001 - 06:42 am Man you have forgotten cigaal, remember that idoor also lives in puntland? so i suggest that u should add, (siilaanyo) maxamuude axmed maxamed. since the two regions that ur claiming are both settle by largely HABERJECLO. |
    Kacaan-diid | Saturday, January 20, 2001 - 10:29 am Hanad, Age is not the determining factor, in my opinion. Idiology is. If you are 18, and smart enough to lead the nation, then that is great. However, one has to be a true Puntlander, in order to become eligable for this position. I don't think it is a condition you can fulfill, if you are the same Hanad who endorsed Arta faction earlier. You still have chance to change your mind, if you denounce the enemy of the state- Arta faction. The choice is yours, son.. |
    Hanad | Saturday, January 20, 2001 - 07:14 pm Kacaan-diid, good observation, bro. i have to tell u that i initially support the Arta Faction because i thought some gov't was better than nothing. but now i'm at 98% against them, with a little bit of skepticism and hoping that King Kong, Xasan Abshir betrayed Puntland but they don't betray Kismaayo. i love that city. and the events in Gaalkacyo recently have truly angered me. we all hope for peace, insha allah. Kismaayo is the key. wabillahi towfiiq Hanad |
    Kacaan-diid | Monday, January 22, 2001 - 05:09 am Hanad, Well done. Welcome back bro. You have earned my respect, and more importantly my vote. From now on, I withdrew my bid for the office, and I will put my full support behind you. Go Hanad Go!! |
    Hanad | Tuesday, January 23, 2001 - 07:41 pm thanks man Hanad |
    Wiil-Qardhood | Wednesday, January 24, 2001 - 12:34 am Anigu waxaan u codaynlahaa gabadha magaca qurxoon ee diricda ah oo Aneexo layiraahdo. Gabadhaas magaceeda iyo sheekoyinkeedaba aad baan ujeclahay. Haddii kale Wadaadxume waayo isagu waxaa uu aaminsanyahay in aan "gaalo" nahay sidaas darteed ayay wanaagsanaan lahay in jaanis lasiiyo si uu noobaro diinta cusub ee uu haysto ee aan gaalada kanahay. S/C |