Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: KU: MOORYAANTA RABTA INAY KU HADASHO MAGAC SOOMALIYA OO JIMCAHA MUDAHARAADKA RABA INY SAMEEYAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOORYAANDILE

Thursday, January 18, 2001 - 01:03 am
KU: DHAMAAN MOORYAANTA SOO ABAABUSHAY MUDAHARAAD KA LAGU QABANDOONO MAGAALDA DEN HAAG EE HOLLAND MAALINTA BERI AH, WAXAA NAGU MAQAALA AH INAAD RABTAN INAAD KU HADSHAAN MAGACA BEESHA SOOMAALIYED EE KUDHAQAN HOLLAND IDINKA OO KU MUDA HARAADAAYA WAXAAD UGU JEERTEEN JABHADO MUCAARID AH IYO ITOOBIYA WAXAAN IDIIN SHEEGAYNAA ANGA WEEYE DADKAA KU SHEEGTEEN MUCAARID IYO AMXAARO INTAAD DHULKEENII QABSATEEN TANI WAA DIGNIIN KU SOCOTA DHAMAAN DADKA SOO QABAN QAABSHAY BAROBOGAANDADAAN INAY KU HADLI KARIN MAGACO SOOMAALIYA OO AY KU HADLAAN MAGAC BEESHA CARTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daba dhilif garaace

Thursday, January 18, 2001 - 04:17 am
meesha loogama baahna daba dhilif amxaaro, qof kasta oo Soomaali ahna xaq buu u leeyahay in uu ka mudaharaado haddii dawlad shisheeye wadanka faragalin ciidan ku hayso.
Waxaad tahay nacas liita oo tabarxumo u gaysay in uu af hayeen u noqdo Ithopia.
Haddii dad kaa qabsadeen meel aad leedahay maad iska dhicisid ama la heshiisid adigoo Soomaali ah.
Nin aan kuu furi doonin yuusan kuu rarin.waa maahmaah soomaalim ah,waxaadna ku sdeexataa in aan taangi Itoopia leedahay uu san dhulka aad sheegaydso kuu qabanayn. Ma is waydiisay sababta ciidan itoopian ahi uga dagaalamayo gudaha soomaalia?
Itoopia waa dawlad danteeda ayayna ka leedahay soomaaliya,wayna u baahantahay dabadhifyo ay ku shaqysato oo ay u tusto in ay wax u qabanayso.
Itoopia waxaa lagu yaqaan labo Arrimood
1- Soomaali hub waa wayn ma siiso only rasaas,waayo waxay ka cabsi qabtaa in ayada lagula soo jeesto
2- Meel ay ciidankeedu ka dagaalameen oo dad uga dhintay kama laabato.
Sidaas darteed waxaa hubaal ah in Itoopia aysan soo dhaafi kari meelaha xuduuda u dhow oo ay hadda joogto,daba dhilifyada u shaqeeyaana ma laha awood ay ku qaadaan weerar wayn oo ay dhul ku qabsan karaan kuna difaacan karaan kaligood.
Haddaba qolooyinkiina ku riyoonaya Itoopia ayaa wax noo qabanaysa riyada ka toosa.
Isku xisaabtama ayaan idin oran lahaa,ciidamada itoopia cidna u danayn maayaan soomaalina waa isugu mid.
Marka wararka laga sheego ciidamo itoopia ah ayaa dhqdhaqaaq ka wada meelaha xadka ah,dadka dabadhilifka ahi aad ayay ugu farxaan ayagoo intaas naf ka dhiganaya.
Laakiin ma aysan fahmin in ujeedada itoopia ay tahay in kooxaha u adeega aysan is oran Itoopia wax idiin qaban mayso,sidaa darteed waxay kale jeeddaa niyad dhis iyo in ay sii fogaadaan oo aan soomaalidu is fahmin.
Ninkii isku daya in uu difaaco faragalinta Itoopia waa nin indhaha iska ridaya oo aan fahmin kala duwanaanshaha colaada soomaalida dhexdeeda ah iyo midda qotada dheer ee shisheeyaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Monday, January 22, 2001 - 04:22 am
To:dabadhilif garaace,War marka hore la bax magac fiican,garaacida wax kale ayaa loo yaqaan mana aha sheekooyinka ragga hana xumaynin hadalka, mise waxaad ka carootay mooryaan,war mooryaan waa magac caan ah oo loo yaqaan habar gidir,waxaana lagu badalay magicii ahaa habar gidir.tan kale waa khalad in aad u hadasho adoon naftaada wax u hayn naf qofkale leeyahay,mise waxaad rabtaa in aad barrito bililiqaysataan waayo tii xamar way dhamaatay,war hadii laydin nacay oo ummaddii idin wada nacday ma waxaad rabtaan in aad baryo iyo oohin isku dartaan si laydinku soo noqdo taasi waa calaacal tima ka soo bexeen in aad sugtaan gobolada diidan kooxda carta: