    SICIID SHIINO | Thursday, January 18, 2001 - 06:15 am h/gidir imisa cadow ayaan leenahay dagaalkana ilaa goorma ayaan sii wadi karnaa? waxaa na sugahaya dhul masaafo dheer awoodna ma u leenahay inaan sii difaacno. mise dadka dagan ayaan heshiis hoosaad lagalnaa? xagga dibedda ethiopian. gudaha majeerteen. RRA.iyo waliba hawiyaha oo aan kalsooni badan ka heysan in eey inala dagaal galaan xitaa haddaan amxaaro weerar ku qaadno. muqdisho ilaa kismaanyo gacanta ayeey kabaxeysaa . warbixintan waxaa laga sugahayaa gudiga aqoon yahanada h/gidir oo jooga yurub iyo north america. waxaadna sii badisaan borobogaandada internetka oo lagu kicinahayo soomaali weyn. amxaarana looga hortagahayo si aan kalsooni ugu helno dagaalka. siciid shiino u s a/california |
    Anonymous | Thursday, January 18, 2001 - 06:27 am siilkii hooyadaa |
    wwwwww | Thursday, January 18, 2001 - 06:34 am Ma boon(adoon) baa wax iska dhicin |
    Ali | Thursday, January 18, 2001 - 06:38 am Ma h/gidir qoor madoobe ma dad baa is mooday |
    Cabdi Axmed | Thursday, January 18, 2001 - 06:45 am saciid shiinooy hooyadaa ma futaday kaa dhashay mise garac baa tahay. ka soo jawaab su'aashaa. |
    Ali | Thursday, January 18, 2001 - 06:47 am Ma h/gidir qoor madoobe ma dad baa is mooday |
    ZAKI | Thursday, January 18, 2001 - 06:47 am dhulkaan difaac idinkama doonayo. isagoo dhisan ayaad u timideen isagoo dhisana waad ka tageysaan. marka iimaansada dhulkiina asal aad ka timideen. mar walbana dhac iyo boob ha wadina. dadka wax ayeey qabsadeen-idinkana qori laga tageu ayaad mar waliba sidaan. ciyaalkiinana wax ha barteen kana dhiga hubka. si eey umadda ula qabsadaan. taas ayaana ah jawaab macquul ah kumana caayayo sida dadkan waxa eey halkaan kusoo qoreen. fikradaadana waa ay qaladan tahay . |
    XAMARI | Thursday, January 18, 2001 - 08:47 am Kolay waxaan filayaa ninkan mowduuca furay in uu la hadlayo rer tolkii(H/GIDIR) ma xuma in aad ta shataan balse anaga ha noo sheegin waxaad ku tashanaysaan,waxaan shaki ku jirin in aad lee dihiin cadow badan taasina waxaan filayaa in ay keentay firfircoonida saa'idka ah ee aad ka muu jiseen beelaha idinla wato magaca guud, tan kale Mogdisho anaga reer Xamar ah ayaa iskaleh waana u baahanahay qabiil xoogleh sida H/G in ay ilaa liyaan Caasimada Wadanka "" |
    RRA | Thursday, January 18, 2001 - 10:20 am H/gidir(contro qalool)(iljeex) AQLI XUMIDA WAA LA IDINKU YAQIINAY, CEEBTIINA MA AHA EE WAA CADADIINA |
    ILKA CASE | Friday, January 19, 2001 - 05:12 am RRA ugu horeyn waa in aan gacanta ku soo celinaa si aan uga guuleysano itoobiya iyo majeerteen. sida ugu dhaqsiyo badana waa in eey u hirgashaa. qatarta kismaanyana waa in laga bixiyaa. |
    shilke | Friday, January 19, 2001 - 09:59 am waryaa?..shino iyo others,maxaa ka jira in aad xalay ku riyootay iyadda oo lagu kala doorinsiinayo laba , mid foolxun oo jirfaxyo leh oo amxaaro, iyo mid qurxoon oo habar-gidir. illaa haddana go`aan ayaad gaari la`dahay kii aad qaadan lahayd taas ayaa keentay in aad sidaas u hadsasho yaah?. saaxiib,soomaaliya weligeed waxay lahayd hal cadow oo ah amxaar iyo dabadhilifkiisa,raggii laggaga cabsan jirey oo lagaga xishoon jirey af-xumi ha u quurin haddi kale..... |
    HASSAN | Friday, January 19, 2001 - 11:00 am firxad mooryaan iyo fool xumo ayaa soo socdee soomaaliyeey indhaha laraaca. habar gidir ayaana la sifeynayaa. |
    COMMETATOR | Saturday, January 20, 2001 - 09:01 pm HABARGIDIR MAXAA TOLO U AH? WAA SU'AAL MACQUUL AH. WAXAAN ORAN LAHAA HABARGIDI WAXAY CIYAARAYSAA SIYAASAD CIYAAR WANAAG KU JIRO. DOWALDAN XOOLAHA KU HELA DADKAN UTUSA RRA IYO MJ IN AY YIHIIN ITOOBIYAAN WADAYAAL. WAXAAN U MALAYNAYAA IN MAXAMED NUUR GALAAL UU KU MAQANAYAHAY RUUSHKA SI UU XIRIIR HUBEED UU USAMEEYO MOGADISHO IYO AGAGAARKEEDA. MAJEERTEEN ITOOBIYO IYO MARAYKANKA CAAWINO KA DOONTAAN. WILL SEE WHO GET THE CONTROL OF KISMAAYO THE CENTER OF THE ISSUE. AS FAR AS RRA. H/GIDIR DOESN'T HAVE THE DISIRE TO KILL RAHANWAYN BUT TO BUT DOWN THE DOOROOD AS HOLE. C/LAAHI YUUSUF GOOD SCORE FOR MAJERTEEN FOR SETTING UP ANOTHER PROVIDENCE FOR DAAROOD TRIPE IN A SENCE IT IS DAAROOD REGION CONSIDERING MAREEHAAN IN GEDO AND AFMADOW AND KISMAAYO FOR MJ AND OJ. AS FAR AS MOGADISHO, SUUDI WILL BE ABSTACLE FOR HABARGIDIR TO PERSUADE IT'S MISSION ON THE KISMAAYO AND BAYDHABO. SO WILL SEE WHAT HAPPENS IN THE NEXT FEW DAYS. I WILL SAY LOOK SOMA ACTION FROM THE SON OF THE THOUGH GORILA FIGHTER IN THE LAST DACADE HUSAYN AYDIID. |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 02:43 am ANIGA WAXAAN ORANLAHAA NIMANKAAN KU HADLAYA MAGACA H/GIDIR NIMANYAHOW TALO XUMADII CEYDIID (WAAW) YAYSAN IDIN QAADIN OO INTA IDINKAHARTAY IYO INTA NAAFADAA MEEL URAADSADA, MIDA KALE NIMANYAHOW SOOMAALIDA QABIILWALBA DEEGAANUU LEEYAHAY EE MAXAA IDINKU DIRAY DEEGAANKIINII OO XAMAR UGU SOO CARARAYSAAN. |
    Hj | Sunday, January 21, 2001 - 07:25 am xabar gidir waa dadka ugu caqli xun hawiyaha. Abgaal wadanka waa ka xoogteen, daarood waa ka saarteen xamar.Dadkoodi waa ku dhamaadeen. Dowlad kuma maga caabin wadanka. Qof rumeysana majiraan iney dad yihiin badankoodu . Abgaal waa ina ka tala baxeen. Waqooyi wadan cusub bay noqotey. Marka waxaan ina odhan lahaa Daarood xukunka u dhiibta. Mareexaan wadan malaha qaranimadoodi dhamaatey Ogaadeen wali waxey umuuqdaan wali iney diyaar u aheyn iney somaali utaliyaan. Majeerteena waxaa umaleysaa iney ***Isaaq*** sugayaan iney soomaalida ku soo laabtaan.Marka qowad bay doonayaan iney wax kumaa mulaan. Sidey isugu duubanyihiin baad ka dareemeysaa, marka waa halis fadlan iska ilaaliya.Marka madax badan baan siin lahaa, laakinse Madaxweyne kama dhigeen. Dhulbahante waa daba dhilif aan ra'yi laheyn. Hadba cidii guusha wadata ayuu raacaa.Marka ayaga cid dhamiinata lama waayayo. Marka ayaga waardiye madaxweynaha uga dhigi lahaa. Warsangeli waa reer magaalka soomaalida oo dhan waa dad siyaasadaba neceb. Jecelna wadankooda Marka ayaga hadey layimadaan dad u adeega soomaalida ayaga aad baan ugu kalsoonahey. Leelkase waa dad wadaado ubadan diintana jecel Marka Madaweynaha ayagaan ka dooranlahaa Daaroodka. Ayah Yusuf (Mooge). |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 09:05 am h/gidir shalaayto maka qabtiin ishortaagii abgaal? maxaad ku hor istaagteen? isla saxsanaan tiinii iyo bur burkii hawiyaha maka qowmameysiin? hawiye kalsooni kama heysatiin.daaroodna riwaayad ayuu idiin dhigayaa. haddii uu maamul goboleedka jubbaland ku guuleysto kismaanyo gacanta ayeey kabaxeysaa .waxaana soo hari doona dhulka abgaal iyo h/gidir oo kaliya. hiiraana waxa eey diyaar u yihiin maamul gooni ah ama in ay ku biiraan JUBBALAND. |
    XUSUUS | Sunday, January 21, 2001 - 09:25 am cigaal iyo c/laahi yuusuf waxaan idin weydiineynaa sidaad u dhisteen maamul goboleedka anagana waxaan rabnaa sida aad ugu gurmateen raxan weyn iyo sida aad maamul gobaleedka ugu sameyseen. ileen hawiye isu talin waa. kalana tagi waa. hadaad ku guuleysataan kan jubbaland fadlan xamar soo mara nagalana taliya sida dowlad loo dhiso. hawiye ayaa kala fur furnay oo kaliya wax kalana maheyno. waadna mahadsan tihiin. |
    dakhare | Sunday, January 21, 2001 - 10:16 am MAXAA U BAAHAN INAAN OGAANO ????/ waxaa laga yabaa aniga iyo inkaleba is weydiiyaan dadka la isku haysto ee saddex geesoodka ah ee beesha DHULBAHANTAHA oo qaybi ka mid tahay PUNTland, Somaliland, oo la leeyhay maxaa sababay arrintan? in Dh/bahante taageerada Isaaq diido miyay ka cabsanayaan? inay isbahaysiga HARTIDA ku adkaystaanse maxaa u diidey? Fagadhase intee in laeg ayuu awood ku leeyahay Isaaqa agtiisa mise Dhulbahante waxay ka liitaan Warsangeli oo taageerada Isaaqa diidey? Isaaqna sow madaayaan beerlaxawsiga khiyaanada ah ee ay doonayaan inay maruun hoostooda keenaan DHulbahante si ay aargoosiga la ogyahay inay samayn doonaan maruun u gaadhaan. dakhare |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 11:20 am HAWIYE WAAR AFARYOW DOQON EE HAWIYE, MID DAAROOD AH AYAA ISKU KIIN DIRAYAEE ISKA QABTA. WAAR NIMANYOW HAWIYE WIXII LAYDINKU SHEEGI JIRAY BAA CADAADAY OO CAQLIGU 12MIDNIGHT AYUU IDINKU SOO DAGAA. WAAR JARBAA LA'IDIIN DAGAYAA EE WAX ISKA QABTA OO NACASYAYOW HASHIIYA OO MIDOOBA. DHULKII WAA LAYDINKA QAADAY INTAAD XAMAR ISKU HAYSATEENE. WAAR HEEDHAHA HADDII MID HAWIYA'AH MADAX WAYNE LAYDIINKA DHIGAY CIDUUDOONABA HA'AHAADEE ILEEN WAA WALAWAYNE MAAD ISKA AQBASHAAN OO SOOMAALIDAKALE KA TOSHAAN SANKA ILEEN WAYDINKII AF-WAYNABA DABA SAFNAAYE. KANAABA IDINKA AH OO LABO SANO OO QUDH AH IDIIN TALINAYEE. WAAR HAWIYO TALADA ILAAH IDINKA QAADYE ASXAAN DAAROOD IDIINMA HAYO, ISSAQNA WAYDILA YAABAN YAHAY, RAXANWAYNA ASXAAN UMAYDAAN GALIN EE BAL IDINKU MIDAYSMA OO INTAAD XAMAR ISKU HAYSATAAN DHULKA KALE WAX HAKU WAAYINA. HABR GIDIRNA WAA ISLA HAWIYE KULIGIINA WALAWAYN AYAA TIIN EE HAYSKALA QAADINA, RAGIINANA HAYSKU DILINA. TALADANA WAA MIDKA SOCOTA WAAYA ARAGNIMO ISSAAQ SOOMARAY. MUUSE SUUDINA INTUU U HANJABAYO HAWIYE DHAXDIISA, MUU WAX U TARO HAWIYE UU DAAROODKA DHINAC WALBA KA QABSADAY ULA TAGO BAHAA BAHAA. CISMAAN CAATANA WAXA U SHARAF BADAN IN UU HAWIYE ISU KEENO UU SHARAFTA KA RAACO. MAANTA HAWIYE WAXKA WAYN ISDIL DHEXDOODA AH AYAA KU SOO FOOD LEH. WAAR NIMANYOW TASHTA OO KA HADHA SOOMAALINIMADA AAD ISU KAYNAYSAAN OO IDINKU ISU YIMAADA KOLKA HORE SI AAD DADKA KALE ISUGU KEENTAAN. HAWIYE ISSAAQ JABKIINA MA JECLA ILAAHNA HAYSU KIINKEENO. BAL NIMANYOW HAWIYE WAX ISU OGOLAADE IDINKU HADDII KALE "DAMEERBAAD AHAYDIIN AWALBA MAJEERTEEN RARTEE ISKA AQBALA IN LAYDIN GUMAYSTO". HABAR GIDIRNA ISKA DAAYA OO U HAYSTA DAGAAL GALIN IYO FIRFIRCOONAAN HAYDIKA DHICISO CADAWGEE. JAAW HAWIYE |
    5,ta gidireey | Sunday, January 21, 2001 - 12:05 pm ninka mawduucanfuray maahan nin habargidir ah ee waamid kuwa ruwaauadaha dhigijiray ah maxaa keenay in habargidir la cadaawayso annagu hadaan habargidirnahay cidna eed uma qabno wixii eed qabana hanoo yimaadaan angaa ka jaahilbixinaynee anagu kuma tashanno internetka ama fadhi kudiririrka ee waxaan leenahay hogaan golofulin iyo difaac intaba cidii soogardaraysatan kolay caano kama soohoreeyso ,walaalaheen hawiye dhibaato nama dhaxtaal haday nadhaxtaalana waxaa dhaliyay sida midkan qoraalka bilaabay oo kale anagu isuma haysano inaan dadka ka sarayno kana xoogbadanahay laakiin marka nalagu gardaroodo ayaan eebe ciidan kahelnaa markaasaan wixii dhibka waday eedsiinaa. |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 01:26 pm DOQON 5 ta aaway? ilaahna dhaalim uma hiiliyo oo dhaalimiin ayaad tihiin cid aad wax eed siin kartaana majirto. xusuusta raxanweyn.26kana dowlad goboleed ayeey dhisanayaan.marka caasimadaan heysanaa ilaashada leydiinkaga tagye. xamar hadduu dhulka kale ka fiican yahay isagana waa leydinku imaan.waqtiyada soo socda oo albaabada ayaa leydinka sii xiran. |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 01:45 pm QALDAAN QALDAAN QALDAAN HAWIYE BADNEYDE MUUSE SUUDI XOOW KAA QABAA? DUUDKA BUD HALAGAAGA DHUFTEE. ANAGA CIGAAL SHIIDAAD MAHEYSANEE XAAD ODEYGEENA AL-XAAJI MUUSE SUUDI YALAXOOW KARABTAA? AMASE JAADAA KUGU SOO KALA GO'AY? AROOY MAHAAN KA KUD HA HAWIYE BADNAANE. ADAA HAWIYE MUGOOW DOWLAD NOQDEY KA KUDEY. OO YIRI WAAN GOOSTEY. XAAD GOOSEE XAADSE KA AALEE? MINAAD NAGA TAGTEY XITAA HAWIYE HAWIYE AAD KU JIRTAAHE. WANLAWEYN DHULAA LAYIRAAHDAA MAAHEE DAD LAMA YIRAAHDO. ILEEN WAXA QALDAAN LAGUU DHAHAAYO AAD QABTAAHE. ANIGU CIDAAN EED KATIRSAAYO MA JIRTO WAX WALBANA AMAR ALEEY KU DHACEENE ALAHA ISKU KEYNA CAFIYO. ASALAAMU CALEYKUM WARAXMATU LAAHI WABARAKAATUHU. |
    QANSAX | Monday, January 22, 2001 - 12:46 am Majeerteen cadow N0 1 |
    Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 09:06 am Hawiye WAXA AAN INIGU QABAA KAN SOO JAWAABAY INUUSAN AHAYN MID HAWIYE DANTIIS WADA LAAKIIN KA XUN GUUBAABINTA AAN KU GUUBAABIYAY HAWIYE ISKU DUUBNAAN. MUUSE SUUDI WAXA AANKU IDHI OO KALIYA, WAAR NACASYOW TOLKAA KA DHICI CADOWGA INTAAD ADIGU CADOWGA U NOQONAYSID. TAASNA WAA TALO MEESHA KU JIRTA AANAN HUBO IN MUUSE SUUDI UU SAN KA HOR IMAANAHAYNIN WAAYO ISBA WAA OGYAHAY IN HAWIYE DANI UGU JIRTO ISKU DUUBNAAN IYO LADAGAALAN SHISHEEYE. TAKALE, WAAR ISAAQ GOOSAY WAXAANUU KA TALIYAA WAQOOYI, LANA HASHEE DADKII LADAGANAA CIDAYDOONAANBA HA'AHAADEE. HAWIYANA WAX UMA HAYSTO, RUN AHAANA JABKA HAWIYE MAJECLA ISAAQ OO ADBA TAAS WAAD OGSOON TAHAY, LAAKIINSI NACASNIMADIINA, HADDII AAD ANIGU IDIIN TILMAAMAY OO AAN IDIIN SHEEGAY JABKA LA'IDINA MAAGAN YAHAY, MAXAAD IGU CUNAY? (WAA HADII UU HAWIYE YAHAY KAN II SOO JAWAABAY). HADDII KALESE NACAS YAHOW HAWIYE KAKAC FADHIGA OO ISU KEEN HAWIYE SI AY U DHACSADAAN DALKOODA. TAKALE, WAAR NACASYOW WAAN GOOSANAY ANAGU WAAYO ADAA TALO LAGAA WAAYAY OO ILAAHADANA TALO LAGAA LAYAHAY NACASYOW. WAAR AMA TASHTA AMA SIIDAAYA KUWII IDIN RARAN JIRAY HAYDIN RARTAANE. MAHADSANID |
    Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 11:33 am yaahuu ar qaldaan qaldaan qaldaan yaa weli hawiye hawiye aad ku jirtaa. war aniga nacas miihi qof wax loo sheegana miihi xornimadaan yartana aad heysato ninkii keenay waa dadka muuse suudi ka dhashey hawiye ka sokoow. idinkoo buuraha hargeysa ku jiro ayaan siyaad xamar ka saarey. si kasta haddaad goosatay ama horumar gaartay adiga ayeey kuu fiican tahaye. muusana cid uu cadow ku yahayna ma jirtee wax dantiisa ayuu ku hadlaa. haddaad garqaad tahay aqri wareysiyadiisa xaq islaameedna marabyee . adiga ama isaaqow balaayadan aad u jeedo oo aan aniga u jeedin aad i tuseyso xeey tahay iyo nacas nimadaan aad igu sheegayso. ma waxaad isleedahay daarood aa quwad weyn sameystay iyo gobolo . qatarna wuu kugu yahay.abgaal cid ku duulumaayo qofkii u yimaadana hadey caano kasoo horeeyaan welcome- xaqana ilaah waa ogyahay gardana majecla laakiin waxaad hilmaantay gabaygii aan kuu soo diray 88dii isaaqow. DALKAAGA DIFAAC DIIDI MAA ISAAQ KU DUULSE DOONIMAA. MUG DAMBANA BALAAYO HEY TUSIN MINII KALE DHEGTAAN KAA QANIINAA. ASS AADAADA YEEREE. WABULAAHI TOWFIIQ. CIDAAN U GAFEYNA MA JIRTO EE DEMBIGEENA ALLAHA CAFIYO AAMIIN.AAMIIN.AAMIIN. |
    D-Song | Monday, January 22, 2001 - 01:45 pm Hawiyuhu dhammaan way dhimanayaan. Habargidir la'aan ways dhiibayaan. Daarood dhankiis waa dhisanayaa. Isaaquna dhulkood way dawrayaan. Raxanwayn dhibkii way garanayaan. Majeerteen Kista waa u dhimanayaa. dhulbahantuhu asagu waa dhuuni raac. Abgaalkuna hadhiino waa u dhuranayaan. Ogaadeen dhadhamo waa u dhididayaa. Xawaadlana dhulwabi waa dhisanayaa. Leelkasuhu dhulciid waa udhiigbaxaan. Mareexaan dhagaxa iyo qarfaha waa ku ku dhimanayaa,dhakaas iyo kistana waa waa ku dhiiranaa. Murursade dhurwaa waa dhaga la,ayahay. Reer xamar dhankood waa quus dhabeen. Tigreeguna dhibyari waa u soo dhaceen. Soomaalina dhukooy waa inakaa hadaba. |
    5,TA GIDIREEY | Monday, January 22, 2001 - 02:04 pm WAXAA MARAGMADOONTO AH IN TAARIIKHDU WAX INNA BARTAY KAN AYSAN WAXBARINNA WAA DOQAN AAN GARANAYNIN ILAA USHA DUSHIISA LA KORKEENO, NIN MAGACIISAQARIYAY AYAA WUXUU YIRI RAXANWAYN MAAMUL BAYDHISANAYSAA ANGUNA XAMAR WAAN KUU FAARUQINAY MARDHAWNA WAAN KU SOOSOCNAA, NINKAASI HAL AYAN ORANLAHAA WAXAAD TAHAY NIN AAN TARIIKHDA LASOCON UMUL DIHASHADEEDA ILOOBI OGAA WAR HAADHE DAGAALKA SOKEEYE EE AAD SHEEGAYSO INAAD UBIRA TUMANAYSAAN SOO MAAHA KII SAGAASHAMEEYADII LAWADA OGAA SIDUU KU DHAMAADAY ANIGU HADDA MARABO INAAN WAX QODQODO AMA WAX HORAY UTAGAY SOO NOOLEEYO LAAKIIN NACAS ADOO KALE AH WAALOO SARBEEBAA HADII UU GARANWAAYANA DUSHA AYAA LOOGADHUFTAA WAR HEDHE MA WAXAAD ISKU HALAYNAYSAA AMXAARKA, MISE RAXANWAYN?, HADII SAAS AYTAHAY HAKU KADSOOMIN MAXAA YEELAY WAAN LASOCONAA INAAD KOLBA XEELAD ISTICMAASHAAN LAAKIIN ANIGA IYO WLAALADAY IGU BAHDA AH EE SOOMAALIYEED WAXAAN DIYAAR UNAHAY SIDII 90,SHAMEEYADII INAAN TAARIIKHBAAL DAHAB AH QORNO CIDII GARDARADA DHAAFIWAYDANA LA BARO WAXA AY TAHAY OO AY MUDANYIHIIN, BY- 5.TA GIDIREEY. |
    Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 03:40 pm HAWIYE MAXAAD LA GARIIRAYSAA NINYOW. TAARIIKHDA BEEN HAKA SHEEGIN MA QARSOONTEE. IN ISSAAQ UUKU JIRAY BUURAHA MARKII UU SIYAAD KA BAXAY XAMAR LAYSKUMA HAYO. WAXAAN SE KU LEEYAHAY ADNA WAAD OGTAHAY, SOOMALIWAYNA WAA OGTAHAY IN AF-WAYNE ISSAAQ JILCIYAY, HUBKII AADKU SAARTEENA ISAAQ BALIDOOGLE IDIINKA SOO DAJIYAY. ISSAAQ LA'AANTIINA HAWIYE WALI WAA LARARAN LAHAA. SHACABKII KASAARAY AF-WAYNE OO "LIIQLIIQANAYA" SOOMAALIYA WAARUNTAA OO WAXA UBADNAA HAWIYE HAANKASTABA HA LAHAADEE. ANIGUNA MA INKIRAYO TAAS, LAAKIIN NINYOW WAXA ANIGU KALIYA EE AANKU IDHI, HAWIYE HA MIDOOBO, HANA ISRAACO, TAASNA CEEB KUMA JIRTO AYAY ILA TAHAY ANIGA EE ADIGU XAGEED KA BOOD SANTAHAY. TANKALE EE MUUSE SUUDI, HADDII AAN IDHI, WAAR NINYOW BAHAA BAHAADA KALA TAG REERKIINA OO HAWIYE MIDEE, OO KAN HAWIYE EE LABADA SANO LADOORTAY TAAGEER SI HAWIYE U XOOGAYSTO MAXAAD IGU CUNTAY NACASYOW. WAAR TALADA ALLAH IDINKA QAADYE NIMANYOW, DULIGA ISKA QAADA OO SHEEKADII CAYDIID IYO CALI MAHDI HASOO CALININA EE WADANKA MIDIIYA OO KAGA BILAABA HAWIYE. MUUSE SUUDIGA AAD SHEEGAYSANA HADDII AYKA DHABTAHAY SOOMAALINIMADU, MUXUU AMXAARADA HUBKA UGASOO GURANAYAA EE UU U DAGAAL GALINAYAA CARUURTA SOOMAALIYEED UU QORYAHA U DHIIBAY. TAKALE MUUSE SUUDI MAANTA SHEEKADU MA TAAGNA EE HAWIYE OO DHAN AYAY SHEEKADU TAAGAN TAHAY. ANIGUNA WAXA AAN IDIN ODHON LAHAA HAKU HABSAAMINA XAMAR EE WADANKA INTIISAKALE EEGA. KAN SOO JAWAABAYAANA WAXA AAN FILANAYAA INUU YAHAY MID HAWIYE JABINAYA. TAKELE EE XAALADA QALDAAMIINTA, LAGA YAABAAN INAAN QALDANAHAY ANAGU, LAAKIIN HOWDAYMA LA'AAN ANAGA IYO DAAROOD (MAJEERTEEN MOOYEE) WAA ISNAQAAN. WAYSLA DAGNAA, ISKA GUURSANAA, IS DHEXGALAA, IS DHAQAN NAQAAN ISNA DILAA KANA HASHIINAA. HADII DAAROOD XOOGAYSTANA MORE POWER TO THEM CID AAN IDINKA AHAYN OO AY WAXKA QAADAYAAN MAJIRTO, ISSAAQNA MAANTA DAAROOD WAA IS YAQAAN DAGAALA WAA KUSOO WAAYO ARAGNAY LABADAYADA QABIILBA. MIDNA WAAKAA MAQANTAHAY QALDAAN MOOYEE HAWIYE WAX WANAAGIISA MAANTA RABAA MAJIRTO EE OGOW TAAS NACASYOW. ISSAAQ MOOYEE NIN KA GUBTA DHIBTA HAWIYE SOOMAALI MAJIRTO TAASNA HAWIYE WAA OGYAHAY. LAAKIIN ANAGU WAX MAQARINO, RUNTAANAN SHEEGNAA, IMINKANA ANIGU WAXA AAN HAWIYE U DHIMAY OO AAN AHAYN WAAR JAB AYAA LAYDINLA MAAGANYEE MIDOOBA MAJIRTO. HADDII KALE U OGALAADA DADKII IDIN RARANJIRAY HAYDIN RARTAANA ANAGANA SIDAAS AYAA NOO HOWLYAR AH. MAHADSANID |
    Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 07:45 pm mugga dacwadaada waxaan ugudbiheynaa barbaarta isaaq.mineey ku ceshan waayaan sidi kiiyaa duudka baakoorti kaaga dhufaa. aryaa waxoow sheegaayo arag .aryaa ma anaa daarood siduu kuugu hawoodey iigu hawoo karyaa. mase og tahay tabiinkoow isku keey taagey 26/1/91 inaan 26 maalmood ku kala baxnay. adigana tan iyo maantii inuu siduu rabo idinka yeeli jirey. xaadse la habaartamee wax leen isku sheegeynaaye xeey tahay iimaanka alla kaa qaad? yaahuu'e daaroodna waa ogyahay sidaan maantii u dilay inaan hadana u dilaayo minoow ii soo hawoodo .xow soo hawoohaa xowse iska aalaa . minoow korkeyga hilib lacuno saaran yahay inoow indhaha isqabto xamar ha usoo kudo waa mugoow inta kahartay aan ku dur duraayee. adigana qaldaan waxaan kuu sheegaa anigaad igu dhisan tahaye nabee minaad shihi laheyd daarood waan isguursanaa. waan isnaqaan nabee mug haroow idinku kala nixi lahaay. sidii yeeydii. laakiin anaa xagaad iga fiirsee oo waatan hadda qeylada kaa keentay. marka walaalow war iyo dhamaantiis balaayo dambe ha i tusin. umadaana barkooda san allaha isu soo xijiyo dagaal dambana nooma noqdo. haddow faa'iido lee yahay kapila halka uu ku dambeeyay waad aragtee. ninkii fidno rabo gurigiisa haddow soo dhaafo maaraa u balana. asalaamu caleykum. minaan qaldameyna haley cafiyo halaan hareynaa wax xusuusinayee. |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 03:21 pm HAWIYE INAAD ADIGU TAHAY HAWIYE UMALAN MAAYO. WAAYO HADDII AAD HAWIYE TAHAY TAARIIKHDA BEEN KAMA AAD SHEEGTEEN. ISAAQ DAAROOD KALI AH LAMA DAGAAL GALIN, DAAROOD HAWIYE IYO SOOMALI INTEEDAKALE AYUU ISTICMAALAY SI UU ULA DAGAAL GALO ISSAAQ. WAASE KU GUULAYSAN WAAYAY. HAWIYE SE DAAROOD KALIGII LAMA DAGAAL GALIN EE SOOMALI INTEEDAKALE OO DHAN AYAA LADAGAAL GASHAY DAAROOD AMA AF-WAYNE OO ISTICMAALAY MAGACA DAAROOD. HADDII AAD SE HAWIYE AHAAN LAHAYDA TAARIIKHDA INTAAS WAAD LA SOCON LAHAYD BEENA KAMAAD SHEEGTEEN. WAXA HADA HADALKAAGA IIGA MUUQDA INAAD IGU RAACSANTAHAY FIKRADA AH IN HAWIYE ISRAACO UU MIDOOBO. WAANAD KU MAHADSANTAHAY. WAXAKALE OO AAD MOODAA IN CADHO BADAN AAD U QABTID ISSAAQ, TAASNA ILAAH HAKAASAARO. WAXA KALE OO AAN KU ODHAN LAHAA RAG WAA DOODAA, DOQONA WAA DAGAALAA, ADIGU ANIGA CAYDAYDA INTAAD DHAAFTID, TAARIIKHDA DIB U SOO BAAD OO BAL II SHEEG WAXA ISSAAQ SOOMAALI KU SAMEEYAY EE MAANTA LOO HAYSTO. ANA WAXA AAN KUU TAATAABANAYAA WAXA KA MID AH WIXII AF-WAYNE UU KU SAMEEYAY ISSAAQ IYO MAJEERTEEN EE SOOMAALI WAYNA KU DAAWATAY KHAAS AHAAN HAWIYE: MAJEERTEEN: 1977 CIRO IYO CIIDANKIISII LALAAYAY - CEELASHOODII IYO BEELAHOODII LAGUBAY - HAWEENKOODII LA KUFSADAY LIISKU WAA DHEERYAHAY EE XUSUUS UQAADO INTAAS ISSAAQ: 1982 URUKII AQOON YAHANADA EE LAGU XIRAY MANDHEERA LANA TOOGER GAREEYAY (UFO) - 47 XEEBTA LAGU TOOGTAY, DIYAARADII LAGU GARAACAY, UDOYAASHEE LAGU XIDHAY W/GALBEED EE JEELKA LAGA JABSADAY, KUFSASHADII GABDHAHOODA IYO WALIBA BILIQADII HAWIYE BILILIQAYSATAY 1988. INTAASBA WAA QABNAA HADANA SOOMAALI WAYN OO NAGU DAAWATAY AF-WAYNE OO KANALA QAYB QAADATAY, HA U BADNAADO GUDIBUURSE, DHULBAHANTE, IYO OGAADEENE, MAANTA WAXBA UMA QABNO WAANA ISKA DHAAFNAY OO GUDUBIIRSE XATAA KAMAANU AAN GOOSAN, WAANA NALA DAGAN YAHAY DADKII DAGAAL NALA GALAY, WALIBANA XOOLOHOODII INTAAN U ILLAALINAY AYAAN IMINKANA SIDI ISSAAQ U DAGAN YAHAY HARGASA SI KA WANAAGSAN U DAGANYIHIIN IYO MAGAALOOYINKA KALABA. BAL NINYOW II SHEEG WAXAN ISSAAQ UU SAMEEYAY EE LAYDIINKA SOO DAAYAY ISAAQ, ISAAQ. BAL XININYO IS BADOO IISHEEG WAXAAN SAMAYNAY EE DANBI AH AANKA GALAY DADKAN ADOO POINTS IIGU SHEEGAYA. MAHADSANID |
    Anonymous | Wednesday, January 24, 2001 - 09:46 am QALDAAN QALDAAN QALDAAN.haa nin yahow hadaan is fahmi karnaa unukoona nala dhexdhexaadin. mugga ninyahow waxaan kuu sheegaa inaan weligeey kaxumaa in qof soomaaliya uu qof kale soomaaliya dhib gaarsiiyo laakin walaalow nimankaan 77 78 dhibkii dhacay dhamaan umadda oo dhan ayaa uwada shaqeynayey xitaa isaaq.marka walaalow ogow inaan ahaa kuwii ugu badnaa duuliyayaashii mig 21 raggii jabuuti ku dejiyeyna uu weli nool yahay marka haddaan kula qeybsan dhibkii dagaalka maxaa iskaga indha tiree?midda lamaad isku dhacii ogaadeen iyo hawiyaha hargeysa markaan fiirsan weyney ayaa sababey dagaal fooda lees darey markii uu dhamaadey dagaalkii 91 kii ciidamadii daaroodka waxey ugurteen xaggaa iyo goboladoodii laakiin halkan oo aan kadhaweyn dhul hawiye ayaad xusuuq aan naxariis laheyn kugula dhaqaaqdeen maadaama uu dhamaadey dagaalkii. intii kabad baadeyna itoobiya iyo jabuuti ayeey ugurteen taariiqduna waa been masheegto.welina waxaa nool hawiyahii oo maalin walba aargoosi loogu dhawaaqwy marka saaxiiboow yaanan wax sheeg sheegine intaa hanoogu kala ekaato . midnimo hawiyana meel majirtee. ogowna nin walbo meehii udana inuu raacayo oo idinkuba waad goosateen oo hawiye aad kacarareysaan ayaad utagteen haddaad intii aad dagaalka ku jirteen ku dhawaaqi laheydeen waxba uma arki laheyn. laakiin saaxiiboow nabad gelyo nin walbana gurigiisa iyo dhulkiisa allaha ku amaansado.haddana wixii hore iska hilmaan oo xamarba tii hargeysa kadaran ayaa ka dhacdey oo hawiye ku kala tagyey ismana aamini karo aamin dambana imaamaa oo waad aragtey weerarkii balcad labadii hawiye iskugu xigey ayaa isgaadaya . marka diirankii isku soo foorsho allaha naga dhigo daaroodow adigana xabad kaama maqnee minaad jab dambe rabto xamar usoo kud inta hadda idinka hartey ayaan fuuqsaahe. mahaad joogtana ha isku soo dhaafin wax badso wax beel ayeey leedahay sidaan aragney marar badan.taasna waa waano daarood ku socoto. ASALAAMU CALEYKUM WARAX,ATU LAAHI WABARAKAATUHU. |
    Anonymous | Wednesday, January 24, 2001 - 02:48 pm Hawiye Adigu seed yara tahay? Miyaanad fahmin waxa aanku waydiiyay? Adigu se cadhadaku haysaa yaykuu haysaa? Anigu waxa aad iila egtahay nin cadho badani u Hayso Hawiye iyo Daarood! Anigusu waxa aan ku waydiiyay waxa issaq sameeyay ee danbi ah uuka galay bulshada soomaaliyeed? Haddii aan taariikhda wax ka taqaan ninyow bul ii sheeg waxan QALDAAMIINTU kusamaysay adiga iyo kuwa laga soodaayay ISSAAQ waa goostay? Midkalana aan ku xasuusiyaa SOOMAALILAND issaaq kali kuma dagana ee waxa ladagan dadyow kale. Go'aanka goosashadana waalala gaadheen ee baladigu haddii aanku idhi howl ayaa idiin taal hadii aad Hawiye tahay oo waxa loo baahan yahay in hawiyo midoobo si ay u dhaliyaan quwad adag maxaad igu cuntay. Takale daarood u hanjabida intaad iska dayso orodoon Xamar sheekada kala tag oo hawiye midii qabiil maanta soomaali qabiilkale waxka qaadi karaa majiree. Ama waa lawada jabaa ama waa lawada noolaadaaye, daaroodna maanta hawiye waaka gobolada usameeyay nacasyow ee xoogeeyay. Adiguna usheeg kuwa kula wadaaga fikrada ah in Hawiye isku kalsoonayn. Hawiye waa isku kalsoon yahay marka lagareebo AFARTA tuug ee kali socodka wada ee ayka mid yihiin Caato, M. suudi, C/qaasim, Bood iyo kuwa lamidka ah. Real Hawiye, waakuwa dhakhtardoodii laga burburiyay iyo Scooladoodii, ceelashoodiina ka dhaansan la. Waliba baada laga qaadoo si guryaha loogu ilaaliyo. Markaa aniga hayla iman sheekada gaaban ee hawiye isma aamino nacasyow. HAWIYANA HA ISRAACO HANA MIDOOBO WAXAAN U JEEDAA AFARTA TUUG EE KALI NOOLAASHAHA WADA. HADII KALE HA OGOLAADO IN LA RARTO ILAA AAKHIRO. MAHADSANID |
    dhulsoomaaliyeed | Thursday, January 25, 2001 - 08:12 am shirka gabyow, shaatigaduud, moorgan,inna xaaji masale iyo Axmaarada leeyihiin ceel barde .Gabyow haddii uu doonayo in dhul soomaaliyeed maamul maahan inuu amxaaro soo hagaamiyo dhulka soomaalida xorta ah meeshuu ku dhashay wali waala gomaystaa ee ha xoreeyo. shaatigaduud wuxuu fahmi runta waayo kadib markii majerteen yiraahdo Baydhabo majeerteen baa leh sida Kismaanyo. Morgan meel qaad iyo meel qarisa waa waayey waana waqti dheerasi wuxuu meesha u joogaa. Axmaaro waa wadani aan bad lahayn waana wadan dhul ka haysta soomaliya waana aarsi doon mana hilmaamin dagaalkii 1977kii waxayna doonasaa dakado, dhal ay gumaysato iyo dawlad soomaliyeed inaysan jirin dawla hadba ninkii aydoonto ayey farta ugu yeerina tiri intay soo martiday 1) cabdulaahi yusuf. 2) siilaanyo 3) caydiid 4) cumar xaaji yaryaroodka warkoodaa. intani ma'intay soomaali afgaran waayen bay axmaaro adeegstay mase waxay daba joogaan dantaada daba jiirna waa loo galaa |
    HAYBAD | Thursday, January 25, 2001 - 10:00 am MR ANONYMOUS (ISAAQ BRO) WAR MIDKAAGAN ISAAQ WAR AABBIHI WASAHAN DAAROOD EE HAWIYAHA ISAGA KAA DHIGAYA WARKIISA WAXBA HA KU FALIN NINKU WAA KU QATALAY MAR HORUUBA JAR KAA TUURAY WAR GOB HAWIYE WALAAL ISAAQ HADALKI IYO TALADIBA WAA KU FARAXDAAYE HAWIYENA QALDAAN KUUMA YAQAAN KUMANA YIRAAHDEE HA NOO GEFIN OO MIDKAAN DOOROOD EE KU KHIYAAMAY KHIYAANADIISAAD KU DHACDAY YUUSAN HAWIYE KUGU DIRIN SAGAAL DOOFAARAA ISKA DHASHAYE NIN HAWIYE AH WALAALKI ISAAQ WAA YAQAAN WAANA QADDARIYAA ISAAQ WAXAAN KU AQOON JIRAY CAQLI BADAN YUUSAN CADOWGU KU SIRIN HADALLADAADA QIIMAHA BADAN KA DEYSO NABADEY |
    NAASA HABLOOD | Thursday, January 25, 2001 - 11:22 am HAYBAD WALAAL MA WAXAAD MAQASHAY DIR IYO SHEEKADAAS? WAX DIR LAYIDHAAHDAA MA JIRAAN ISKU DADNA MA NIHIN WAXNA MA WADAAGNO EE HANA SHEEGAN XAAR YOHOW URAYAA WAAR ISKA AAMUSA HAWIYAA YIDHI ISAAQ BAANU WALAALO NAHAY WALAAHAY WAXAA I HAYSA IN AAN ISDILO IMINKA waar bal naftan yare isku kaaya xoqaysa eega naa orodoo soo maydho uskagbaad tahaye hanu gu soo liicine ANAGIIBAY ISKU KAAYA XOQEEN HUURO ORODOO WALAWEYNTADA LA JOOG ANAGA HANA SOO RAADSANE TAKALE HAWIYE MANA TALINKARO IN LOO TALIYANA MAANTA MA OGOLA MARKAA HADAAD LEEDIHIIN ADOON BAANU IDIIN NOQONAYNAA WAA OK WEEYE HADAAD KABAHA NOO BAALA SHAYNAYSAAN WAA OK WEEYE WAAR HARGEYSA 10BAALASHLE WAA LOOGA BAAHAN YAHAY 10BOOYSO OO DHRKA MAYDHA WAA LA RAADINAYEY WAAR HAWIYE WAYNU ISNAQAANAAYE HANA SOO RAADSAN |
    Anonymous | Saturday, January 27, 2001 - 01:21 am NAASA HABLOOD WAXA AANKA XUMAHAY MEESHAAN MA SOO GALAAN WAX KAA CAQLI LIITAA. HADDII AAD IS LEEDAHAY ISAAQ SUMCADA KA XUMEE OO HAWIYE XUMEE, TAAS SOOMAALI BADAN AYAA KU GUULAYSAN WAYDAY. INAANAD ISAAQ IYO REER WAQOOYI MIDNA AHAYN WAXA AADKU GARATAA SIDA AAD U TIDHI "BOOYSOOYIN" REER WAQOOYI WAXA UU YIDHAA "JAARIYAD". KA ADIGOO KALE AH EE AF XUMADA IYO MAAN GAABNIMADA LASOO GALAYA LINKA WAXA U HABOON INUU FAKARO UU IS EE GO HALKA UU JOOGO, QOXOOTIGA UU YAHAY IYO LACAGTA QOXOOTINIMO EE UU KU NOOLYAHAY. BOOYSADA AAD SHEEGAYSAANA WAXA AYQABATAA SHAQO XALAAL AH SIDAADA MA SUGTO JEEGA KA SOO DHACAYA DAAQADA EE DAWARADA LOO SIIYAY. MAHADSANID |
    HAYBAD | Saturday, January 27, 2001 - 08:20 am MR ANONYMOUS (INA SHEEKH ISXAAQ) HADDAAD GARATAY. NIMANKA HOWSHOODU WAA INAY DADKA ISKU DIRAAN MARKAY TAAG KALE WAAYEEN, MEEL AY KU CIIL BAXAAN BAY RAADINAYAAN KII DAAROOD EE KU LAHAA "QALDAAN QALDAAN QALDAAN" WAA KA HADDANA LA SOO BAXAY NACASKU "NAASA HABLOOD"-MAHADSANID |
    Anonymous | Saturday, January 27, 2001 - 11:30 pm HAYBE WALAAL WAXA WEEYE NIMANKAN LIITA EE WAX AY QABTAAN GARAN WAAYAY, EE AFKUUN AYKAGA HADHAY SI LAYIDHAA LAGARAN MAAYO. ANIGU SE WAXAAN QABAA CHANCEKA AY HEERKAA KU GAADHEEN WAXA SEEYAY INAGA MARKAAN MIDOOBI WAYNAY EE TALONA KEENI WAYNAY WALAAL. MAHADSANID |