Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Somalinet.com iyo Somaliya (important)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NBC

Thursday, January 18, 2001 - 11:03 am
Maxaa ka dhexeeya Somalinet.com iyo Kooxdii Carta? mar uu cabdiqasim ka khudbeeyey Carta waxa uu yiri "somalida dadkoodii ugu waaya-aragsanaa" kuwii dowladdii siyaad barre la soo shaqeeyey ayuu ula jeeday "wax yar baa ka haray, waxaana aan ka walwalsanahay haddii fursaddani ina dhaafto inaan mar dambe somalinimo la arki doonin" mindhaa Somalinet khudbaddaasaa motivate-garaysay????

aniga waxay ila tahay somali kuwii ugu xumaa dhowr qof baa ka hartay inta ay joogaanna somalinimo la arki mayo.

somalinet surveys-ka iyo polls-ka ay qaadaan ma akhriyaan miyaa? mise sida uu cabdiqaasin xisaabta ugu liito ayaa iyagana ka daacad ah?

Nasiib xumada ugu wayn oo somalida haysata waxay tahay in dadkii ka soo baxay jaamicadaha caanka ah ee North America ay u shaqaynayaan jaahiliintii waddanka looga soo cararay iyagoo waliba og inay ceeb tahay.

so join this topic. what do u think is in between somalinet and DKG? do u think is unethical for the DKG to sell their (sheeko xariir)from the young, unexprienced media owners? do u smell like the Xiddigta October journal in Somalia back in the 80's?

Hey, somalinet, with all the respect, what is ur long term goals as the leader of somali home-pages?

take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

joe

Thursday, January 18, 2001 - 11:07 am
Hey NBC, thanks for a very important info. maybe somalinet should borrow a piece of your mind.
thanks again. I liked it.