    darwiish | Thursday, January 18, 2001 - 08:52 pm sidaad u ogtihiinba dhulbahante wuxuu soo saaray bayaan ay ku ayidayaan dowlada cusub.iyagoo marwalba somali doon ahaa ee aan ahayn xukun doon markaa meel majeerteen ku loolamayo aan ka warsugeen iyo meel idoornimo uu sheegtay.markaa miyaaney warkoodu cadayn oo ahayn inay somalinimo ka doontaan? DARWIISH>>>>>WADANI>>>>NOT A POWER HUNTER |
    runlow | Friday, January 19, 2001 - 03:04 pm Dhulbahante dadkooda ayey kamid yihii ee eed ha galin doqonyahaw. Tan kale taageerada dhulbahante waxba uguma taal reer Carata waayo degaanba ma wadaagaan. |
    Abdirizak | Friday, January 19, 2001 - 10:27 pm To. ninka sheegtay darwiish,waxaan ku leeyahay dhulbahante ma ahid,waxaana ka fahmay afsoomaaliga aad qortay,tan kale dhulbahante iyo majeerteen waa walaalo run ah,ujeedada aad leedahayna waa dhalinta majeerteen ha aflagaadeeyeen dhulbahante waana kaa diidnay,adoo kalana ima siro waxna iima sheego walaalkayna iguma diro ee orod ruufiyaanimada la aad meesha looga baahanyahay,harti todoba jirkooduna kuma fakari karo waxa aad fakartay,waxaadna tahay dhaan dhaan ee orod iska tag.... |
    Aadan | Saturday, January 20, 2001 - 02:21 am asalaamu calaykum walaalayaaal dhmaanttin walaalayaal marka hore aanu ilaahay ka cabsano oo dacaayada aanu iska dhaafno ,walaalayaal watuu abshir bacadle yiri (qabiil qadan badalay qorina helay baa qubaya dhiigeena) .marka walaalayaal arintan soomaaliya goorma ayay ka waantoobin.walaalayaal ilaahay watuu qur'aankiisa ku yiri(yaa ayuha naasu inaa qalakhnaakum min dakarin wa unthaa wajacalnaakum shucuuban waqabaa'ila litacaarafuu)marka walaalayaal in qabiilka la'isku dacaayadeeyo ama la'isku dilo looma sameeyninee waxaa loo sameeyay in la'isku garto.fadlan walaalayaal aaynu ka waantoowno arintan foosha xum.walaalayaal qabiil jano nama geeynayo .walaalayaal maanta waxaa qurbahan na keenay qabiil maantana wali waan daba soconaa .walaalayaal aayku ka waantoowno.ilaahay waxaan ka baryayaa in uu na'iloowsiiyo aamiiin. |
    hh | Saturday, January 20, 2001 - 06:06 am TO darwiish maxaad ula jeeda markad meeshan waxan kusoo qoraysid? ani waxaan ahay dhulbahante.. waxaan ku sheegayaa kala saar waxa jira iyo waxa melahas lala maro oo lagu shekeeyo.. wixii majeerten u dan ah waa u dan dhulooz sidoo kale majeerten. hady kuwa carta joogan isku dayaan inaan isku diraan labadaa reer been ayay isku sheegen anagaa cid kasta iska jecel iskana aamisan ha arkin shekadan yar ee ay wadaan waxaas waan ka soo gudubnay.. ee jooji topic gan nacas nimada ah ee meesha kusoo qoraysid .. horaa loo dhahay ciyaari waa gelin danbe VIVA HARTI!!! |
    Puntlander | Monday, February 05, 2001 - 06:03 am hahahahaha DHULBANHTE oo isku keey qoraayo oo anoo hadlin ii hadlayo waa yab walaahi waryaada DHULBAHANTIHIINA maxaa isugu keey dhajineeysaan soo idinka iga raacay ISAAQ ma aha ee ani i diiday inaa igu soo biirtaan doqomayahoow hadaa rabtaan ani inaan walaalkiin noqodo nagu soo biira oo DHULBAHANTE dhan Puntland ha sheegto ka bacdi aan heshiis nahay walaahi, inta uu isaaq idin gumeesanaayo ani wax aan isu nahay ma jiro waana idinkaas |
    Badhan | Monday, February 05, 2001 - 08:01 am hh, Nacaskan xun ee isku sheegay Puntilander waa Mooryaan futo qadhmuune ee hawsha meeshaada ka bro. |