    KADIYE | Friday, January 19, 2001 - 02:00 am SOOMALIYEEY IDINKA AYEY IDIIN TAAL WAXAAD KA YEELAYSAAN QAS IYO JAHAWAREERKA MAJEERTEENKU SAACAD IYO SUBAX WALBA UU KA WADO DALKEEN. MAALIN WAA SSSDF MAALIN WAA MAANFEESTO MAALIN WAA PUNTLAND MAALIN WAA CARTA MAANTA WAA BAAQA KISMAAYO BARRI WAA BAAQA WARDHEER BARRI DAMBE WAA BAAQA SOO CELINTA BOQORTOOYADII CUSMAAN MAXAMUUD BARRIGA KA DANBEEYA WAA MAJEERTEEN IYO MADAX MADOW BAA LA SIMAY WELCOME TO SOMALIA INTER Baaq Nabadeed oo ku socda dowladda kumeelgaarka ah oo ku saabsan xaqdarrada magaalada Kismaayo Thursday, January 18, 2001 Qoraalkani waa baaq nabadeed oo ku saabsan xaqdarrada ay dowladda KMG ahi ka wado gobolka Jubbada hoose siiba magaalada Kismaayo. Waa baaq nabadeed oo ay dadka degaanka Jubbadda Hoose ay codkooda ugu sheegayaan dadka Soomaaliyeed xaqdarrada laga wado degaankooda. Waxaan la wada soconaa in dagaalka sokeeye uu keenay khasaaro dhan kasta ah, dadka Soomaaliduna rabaan dowladda dhowrta danta dalka iyo dadka. Magaalada Kismaayo waxay ka mid tahay magaalooyinka dagaalka sokeeye uu burburiye tobankii sanno ee dowlad la'aantu jirtay. Haddba markii u dhamaaday shirkii nabadraadinta Soomaaliya ee Carta, laguna dhisay dowladda kumeelgaarka ah, waxaan fileynay in xaalka gobolka Jubbada Hoose siiba magaalada Kismaayo xalwaara loo heli doono, oo dadkii guryahooda loogu celin doono. Nasiib darro waxaa dhacday in dowladda kumeelgaarka ahi ku dhaqaaqday xaqdarro iyo inay sii fogeyso xaalka gobolka Jubadda Hoose oo markii horeba xumaa. Sidaas darteed dadka degaanka Jubbada Hoose waxay u arkaan in dowladda KMG ahi qaaday arrimo dhaliyey shaki, xaqdarro iyo in colaad lagu sii kordhiyo gobolka Jubbada Hoose. Dadka degaanka Jubbada Hoose waxay u arkaan in dowladda KMG ahi qaaday talaabo ay dooneyso inay maamul ugu sameeyso gobolka Jubbada Hoose, iyadoo gacan siineysa kooxaha qabsaday magaalada Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubbadda Hoose. Dadka degaanka Jubbada Hoose waxay doonayaan inay guryahooda iyo hantidooda laga soo saaray ay ku laabtaan oo ugu noolaadaan si nabad leh. Sida ku cad Axdiga Kumeelgaarka ee dowladda qodobkiisa 32 ee ismaamulgoboleedka sida hoos ka muuqata. Qodobka Lambarkiisu yahay 2. wuxuu leeyahay sidan: Gobollada waxay yeelanayaan ismaamul goboleed leh awood maamul oo ay arrimahooda gudaha ku maamushaan, si waafaqsan sharciga. Qodobka Lambarkiisu yahay 5. wuxuu leeyahay sidan: Goloyaasha Goboladu waxay ka koobanyihiin xubno wakillo ka ah degmoyinka. Qodobka Lambarkiisu yahay 7. wuxuu leeyahay sidan: Xubnaha Golaha degmooyinka waxa soo dooranaya wakiilo matalaya bulshada degaannadooda. Haddba sida halkaan ka muuqata dowladda KMG waxay ka soo horjeeda oo ku tumaneysaa axdigii KMG ahaa ee lagu dhisay dowladda. Sidaas darteed waxaan ugu baaqeynaa dadka nabadda jecel oo Soomaaliyeed inay ka qayb galaan qoraalkan lagu saxiixayo baaq nabadeed oo ku socda dowladda KMG ah kuna saabsan xaqdarrada magaalada Kismaayo iyo gobolka Jubbada Hoose oo dhan. Qoraalkan lagu saxiixayo halkan hoose, waa baaqa la soo saari doono haddii illaah yiraahdo, waxaa loo gudbin doona dadka ay khuseeyso siiba dowladda KMG ee Soomaaliya, dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti, dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya, ururadda caalamiga ah iyo hayadaha warbaahinta siiba laanta af Soomaaliga ee BBC-da. Ugu dambeyntii dadka degaanka gobolka Jubbada hoose waxay doonayaan inay helaan dowladda u xaqsoorta dadka oo dhan, Waad mahadsan tihiin. Cabdiqaadir Salaad Cali (Longe) Stockholm, Sweden Baaq Nabadeed oo ku socda dowladda kumeelgaarka ah oo ku saabsan xaqdarrada magaalada Kismaayo Friday, January 19, 2001 Dadka saxiixay # Magaca Dalka 1 Khadar Abdirahman Farole Australia 2 Batun Hussien Nur = 3 Mahamed Abdirahman Farole = 3 Ayan Abdirahman Farole = 5 Naima Abdirahman Farole = 6 Abshir Abdirahman Farole = 7 Osman Abdirahman Farole = 8 Hussien Abdirahman Farole = 9 Samiro Abdirahman Farole = 10 Sahro Abdirahman Farole = 11 Abdi Ali USA 12 Yusuf Hashi India 13 Idiris Aydiid = 14 Maxamuud yasiin = 15 Maxamed Aadan = 16 Ahmed Adan Canada 17 Hoodo Abdi Abdiqadir Mohamed = 18 Abdullahi Hassan USA 19 Abdirashid Mohamed Ibraahin = 20 Abdilaahi Mohamed Ibraahin = 21 Abdirahman Mohamed Ibraahin = 22 Amina Mohamed Ibraahin = 23 Farhia Mohamed Ibraahin = 24 Hawa Guuled Mohamed = 25 Eng sacdi Daahir England 26 DR Abdi Ismail Ali = 27 ENG. Mohamed Bashir Isse Canada 28 Cumar Jaamac Faarax Waceys = 29 Osman Salah Samatar USA 30 Issa Aden Ahmed Denmark 31 Ahmed Aden Ahmed = 32 Mahamed Abdi Ahmed = 33 Ayan Abdi Ahmed = 34 Mohamed Said Ahmed USA 35 Abdullahi Abdirahman Farah Australia 36 Ismaciil Jaamac Canada 37 Abdullahi Ali Dheel Australia 38 Jama Mohamed Aw-Cali USA 39 Ahmed jama Guntiyare = 40 Mahamoud Abdalla = 41 Hussien Sharif = 42 Mahdi Shakiib Sh Mohamud = 43 Cabdirashiid Mohomed N.America 44 Jamaal Dheel = 45 Maxamud Dheel = 46 Jamaal Dheel = 47 Maxamud Dheel = 48 Maxamed Ganey = 49 Cabdirisak Cadare = 50 Bashiir Xiis Xirsi = 51 Xandule Cabdirisak Marayare = 52 Xasan Tuke = 53 Axmed Tuke = 54 Axmed Sh Xasan = 55 Liiban Bashiir Axmed = 56 Cabirik Xasan Colow = 57 Maxamed Dheel = 58 Mubaarak Dhiidhaco N.America 59 Maryam Buubiye = 60 Cibaado Buubiye = 61 Jamal Buubiye = 62 Ashar Buuubiye = 63 Cabdiwali Sh. Maxamed = 64 Bashiir Siraaje Xasan = 65 Cadare Bashiir Xiis = 66 Liiban Adan Jaamac Biixi = 67 C/qaadir Adan Jaamac Biixi N.America 68 Maxmed Aney Axmed = 69 Cabdilaahi Aden Yusuf = 70 Jibriil Axmed Gurbe = 71 Maxamed Cabdi Biixi = 72 Cabdilwali Sh. Xasan = 73 Cabdiraxman Sh. Xasan = 74 Haboon C/laahi = 75 C/risaaq Sh. Ibraahim = 76 Hinda Sh. Ibraahim N.America 77 Cabdiraxman Sh. Ibraahim = 78 Foosiya Sh. Ibraahim = 79 Cabdinasir Gayre = 80 Bashiir Bastaani = 81 Cirmar Cali Biixi = 82 Yusuf Cali Biixi = 83 cabdirisaak cali biixi = 84 yusuf cali biixi = 85 fadumo aw aden raage N.America 86 Cabdirisaak Abuker Max,ed = 87 C/risaak Abuker = 88 Dr. C/nasir abuker = 89 Siciid Qorsheel = 90 Cabdixkiim Ciis Cali = 91 Mahdi Cabdirashiid = 92 C/laahi jeeri Cabdi Dheeg = 93 Burhaan Marayare = 94 Cabdifatax Marayare = 95 Haashim Cabdalle Awbaare N.America 96 Mohamed Muse Abdi Sweden 97 Maryan Adan Muse = 98 Abdiqani Mohamed Muse = 99 Farxiyo Mohamed Muse = 100 Amal Cabdi Mohamed = 101 Dahabo Adan Muse = 102 Xaliimo Adan Muse = 103 Fadumo Muse Abdi = 104 Farxiyo Adan Aluu = 105 Muna Adan Giirow = 106 Saciid Muse Abdi = 107 Suleiman abdi hashi Norway 108 Abdirahman Elmi Hashi = 109 Abdikafi Abdi Hashi = 110 Bashir Mohamed Egal = 111 Sharmaake Bashir Mohamed = 112 Ahmed Bashir Mohamed = 113 Hooda Bashir Mohamed Norway 114 Sacdiya Bashir Mohamed = 116 Faaduma Bashir Mohamed = 117 Farah Mohamed Egal = 118 Hassan Mohamed Egal = 119 Ahmed Mohamed Egal = 120 Abdihakin Ismail Saciid Sweden 121 Dahir Muse Abdi = 122 Abdi Haji Mahamed = 123 Mahamed Ali Farah = 124 Abdi Hassan Diiriye = 125 Abdirisaq Mahamud Hirsi = 126 Jamiilo Saciid Hirsi = 127 Mahamed Abdi Hassan = 128 Asha Abdi Hassan = 130 Mahamed Abdi Hassan = 131 Abdulahi Adan Shekh Doon Sweden 132 Faysal Adan Shekh Doon = 133 Baashi Adan Shekh Doon = 134 Deeqo Adan Shekh Doon = 135 Ali Sabtiye Omar = 136 Abdilahi Shire Ali = 137 Zuhayb muumin qalaf N.America 138 Fartuun Axmed jamac = 139 Sahra axmed Jamac = 140 Maxamed Salad Bare = 141 Sucdi Axmed Mire = 142 Xamud Sahal Warsame = 143 Maxamed Axmed Farax = 144 Shirwac Guled Sahal = 145 Mire Warsame Koshin-dheere = 146 Sharmarke Yusuf Ismaciil = 147 Xussen Yoyaan Xirsi = 148 Abdiraxmaan Maxamed Denmark 149 maxamed Faarax Ciise = 150 Osman max,mud Max,med = 151 C/qaadir Xaaji Jaamac = 152 Max,mud Qiilmawaaye = 153 Faarax Saciid Aw Yuusuf = 154 Cabdi muuse Shiil = 155 Maxamud Maxamed Emjey = 156 Max,med Cali Kaambo = 157 C/risaaq Jaamac Ciise = 158 Abdirisak M hussein Sweden 159 Jaamac Cali Warsame Denmark 160 Xaawo Aaden Jaamac = 161 Xassan Nuur Cali = 162 Warsame Xaaji Cali = 163 Qaadi Faarax xuseen = 164 Xasna Cali Diini = 165 Sureer Nuur Ali = 166 Xasan abshir Saalax = 167 Cabdinuur Xuseen Cali = 168 Cabdulaahi Muuse Xuseen = 169 Abdulakadir Yassin Warsame UK 170 Siciid Jama Ali Sweden 171 Farah Qasim = 172 Dr Mohamed Macalin = 173 Fadumo Jimcale = 174 Muxiyadiin Xassan = 175 Nagruma Maxamed = 176 Jasmin Ahmed = 177 A/nasir Hersi = 178 Anisa Haji Hassan = 179 Abdidahir Muse = 180 Amino cilmi = 181 Mohamed Ismail (dacwo) USA 182 Ahmed ismail (shan daqiiqo) = 183 Mohamed Mire (amore) = 184 Abdi Wali Ali = 185 Sahra Aabdi = 186 Ahmed Osman = 187 Falis Said USA 188 Mohamed Mohamoud Osman = 189 Mohamoud Osman Said = 190 Howa Ibrahim Osman = 191 Khadijo Mohamoud Osman = 192 Sumeya Mohamoud Osman = 193 Maryama Mohamoud Osman = 194 Muna Mohamoud Osman = 195 Jama Said Ali = 196 Kadro Osman Said = 197 Kadijo Dayib Sugule = 198 Axmed Xaji Maxamud Finland 199 Xassan Xaji = 200 Cali Xaaji = 201 Isamciil Maxamed = 202 Abdirashid ALi Yusuf Sweden 203 Abdirashid M Omar Holland 204 Hamud Ismail = 205 Faysal baafow = 206 maxamed cali jamac Sweden 207 xaawo ibraahin cali = 208 faysal maxamed jamac = 209 fartuun maxamed cali = 210 ayaan maxamed cali = 211 Mahamed Allore Holland 212 Liiban Mahamed Allore = 213 Kariim Mahamed Allore = 214 Yasiin Mahamed Allore = 215 Jasmiin Mahamed Allore = 216 halima isse mahamoud = 217 Nasir Mahamed Allore = 218 Abdi mahamoud allore Canada 219 Aida & Nadiir Abdi allore = 220 jasmiin abdi allore = 221 Maxamuud Cali Xirsi Denmark 222 Ayaan Maxamuud Cali = 223 Asmaa Maxamuud Cali = 224 Aasiya Maxamuud Cali = 225 Hawa Isse Mahamoud Belgium 226 Ahmed Mahamed Allore Canada 227 Khadra Mahamed Allore = 228 Abshir Mahamed Allore = 229 Mahamed Ahmed Allore = 230 Mohamoud Mahamed Allore = 231 Reihana Mahamed Allore = 232 Cadnaan Faarax Finland 233 Asha Ali Mahomed YarYare Canada 234 Yunus Anas Denmark 235 Maxammed Aden = 236 Cadiqaadir Cabdikariim = 237 Baashi Farah Baando = 238 Yaasiin Qiilmawaaye = 239 Saciid Farah Baande = 240 Coloow Xasan = 241 Cabdiqaadir Farah Boostaale = 242 Sh. Cabdalla Maxammed = 243 Maxammuud Qiilmawaaye = 244 Farah kuuja = 245 Mohamed Farah Isse Denmark 246 Faarax Abshir Ali = 247 Hodan Mahamed Yuusuf = 248 Barlin Ali Ahmed = 249 Guuled Mohamed Osman Belgium 250 Prof. Mohamed Ali Canada 251 Drs. Halima Yussuf = 253 Aden Ibrahim Diiriye Newzealand 254 Luul Aden Ibrahim Diiriye = 255 A/rahman A Ibrahim Diriye = 256 A/fatah Aden Ibrahim Diriye = 257 Kaltuun Aden Ibrahim Diriye = 258 Hawa Max'ed Abdulle Cawke = 259 Ali Axmed cali xoog. = 260 Xuseen Bayaxaw Afrax = 261 Xassan Bayaxaw Afrax = 262 Abdullahi Ibrahim Diiriye = 263 Maxamed Abdi Jaamac Afey = 264 Eng Gibril Mohamed Yusuf Sweden 265 Abdulee Jama Hasan Kuwait 266 Mohamed Cadaawe Barkhadle Finland 267 Said Mohamud France 268 Mohamed SH Said "dhag jacaafe" USA 269 Ismaciil Dirir Yusuf England 270 Abdi-Salam Ismaaciil Dirir = 271 Abdi-Aziz Ismaaciil Dirir = 272 Faduma Ismaaciil Dirir = 273 Fardowsa Ismaaciil Dirir = 274 Caasha Ismaaciil Dirir = 275 Khadra Ismaaciil Dirir = 276 Madiina Ismaaciil Dirir = 277 Abdirizak Ismaaciil Dirir = 278 Suleman Ismaaciil Dirir = 279 Mohamud Shakib sh Mohamud USA 280 Abdiqadir Shakib sh Mohamud = 281 Abdiwahab Shakib sh Mohamud = 282 Abdirizak Shakib sh Mohamud = 283 Yusuf Yasiin Buux "Shitaar" Sweden . Print Email Copyright © Somalia Inter 1997 - 2000 |
    Anonymous | Friday, January 19, 2001 - 11:00 am Kolley anigu qofna kama garan |
    Anonymous | Friday, January 19, 2001 - 12:55 pm No-93=94 H/WADAAG ASLIYA burhaan/ c/fitaax waan idin salaamay. waa wiil aad isku xaafad aheydeen. halkaan ayaana magaciina ka gartay.haddii la noolyahayna waa leys arki doonaa. dhibaatadana hadda jirta allaha naga saaro. AAMII AAMIIN AAMIIN. Tan kale 247 Hodon waan ku salaamay/ waa wiil ilaa foomfoorii isku galaas aheydeen Dugsigii Sare ee Bartamaha Xamar 82-85 nabad gelyo ayaan idiin rajeeyay dhamaantiin . |
    IFTIIMIYE | Friday, January 19, 2001 - 01:12 pm longe aniga ma fahmin cinwaankaaga iyo qoraalka isma waafaqsana. |
    Kismaayo Man | Friday, January 19, 2001 - 03:20 pm make some sense dog kowdii waxaad tiri Majerteenka waa dhib badan yihiin. hadana waxaad leedahay xaqdara ayaa ka socota kismaayo. make sense walaalkiis, hadaanu nahay MJ marabno boqortooyi BUT self-governance. Puntland lee noo daaya. peace out. Kismaayo Man |
    Jubbaland | Friday, January 19, 2001 - 07:13 pm Kadiye adiga ma moryaan baa tahay mase marexaanki uu adeegaayey? Kismayo waxay ku dambeyn dadkii ee deggaan weligeed uu aheed. Sidaa uu xalaalsato xoolo Islameed baad cay Majeerteen ku dhumaneeysaa, yaa hudhud. |
    JAAMAC | Saturday, January 20, 2001 - 04:25 pm NIMAAN SHANTAADU KAA REEBIN SHARCI KAAMA REEBO. DAAROODKA XALAASHA AH EE AAN U SHAQEYN HAWIYE IYO DOWLAD KU SHEEGA CARTA,WAAD TAQAANIIN SIDAAD HADA KA HOR KU SOO CESHETEEN KISMAAYO. HADDII KALE BARYOOTAMA OO BAL ARKA IN H/GIDIR BARYO WAX KU LEEDAHAY IYO IN KALE. ANIGU WAXAAN IDIN LEEYAHAY SOMALIYA WAAN AQAAN WAXAAN SOO GALAY DAGAALO BADAN WAXAANA UGU DAMBEEYEY KII MARKII CIIDANKII UN KA JOOGAY KISMAYO AAN KU QABSAN JIRNEY IYO KII BUUNDADA KAMSUUMA LAGU GOYN JIREY.WALIGIINBA IDINKAA WEERAR LAYDINKU SOO QAADI JIREY WAANAD IS DIFAACI JIRTEEN EE WAR DIRIROOY WAR DIRIROOY WAR DIRIROOY,WAR DIRIROOY |
    WIILBARI | Sunday, January 21, 2001 - 02:23 pm WAR CIDI KAAMA SAARIN KISMAAYEE ADIGAA HADH GALAY MUNAAFAQNIMADA DHEXDAADA KA JIRTA AWGOOD MORGAN UGA SAARAYE MAXAAD HABARGIDIR U EEDAYN,MIDA KALE WAXAAN KUU SHEEGAYAA WAX PUNTLAND LA YIRAAHDO MA JIRO INTA NINKAA WAALANI MEESHA JOOGO,ANAGA WAXAA NOO HOGAAMIYAYAAL AH KING KONG ,XASAN ABSHIR,MAXAMED ABSHIR ,INA CABDIRASHIID CALI SHARMA,ARKE,CALI KHALIIF GALAYDH IYO QOF KASTOO MIYIR QABA OO WAX HOGAAMIN KARA MARKAA YAAN BEEN LA ISKU MAAWEELINE,AYNU TAAGEERNO DAWLADA IYADAA DAN INOOGU JIRTAAYE. WASALAAMUCALAYKUN. |
    Daljirka Dahsoon | Sunday, January 21, 2001 - 09:44 pm GURYA BA'AY MUXUU YIRI Boosaaso ayaanba kusoo socday ee ma maanta ayuu yiri KISMAAYO. Ninku ma qarwayaa mise anigaa u mooday. War dabadaada hadaad igala baxsato ayaad nasiib leedahay ee iska aamus. Aniga 1000 qof oo reer KISMAAYO ah oo ra'yigooda dhiibanaya ma kaaga soo saxiixaa. Stay tune, Yaa Qawmu Luud. |
    Daljirka Dahsoon | Sunday, January 21, 2001 - 09:50 pm GURYA BA'AY MUXUU YIRI Boosaaso ayaanba kusoo socday ee ma maanta ayuu yiri KISMAAYO. Ninku ma qarwayaa mise anigaa u mooday. War dabadaada hadaad igala baxsato ayaad nasiib leedahay ee iska aamus. Aniga 1000 qof oo reer KISMAAYO ah oo ra'yigooda dhiibanaya ma kaaga soo saxiixaa. Stay tune, Yaa Qawmu Luud. |
    ABDIQASIM | Monday, January 22, 2001 - 09:36 am kismayo dadkii lahaa ayaa haysta dowladuna way ku kaalmaynaysaa. Ina masalana haduu mar amxaaro u tegey dariiqa la marsiiyo waan agaranaynaa. |
    nacalad haku dhacdo kan sida xun wax u qorey | Monday, January 29, 2001 - 01:14 am whata bad toolk you for ever there yaa qoomul luud |