We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Friday, January 19, 2001 - 06:32 am Salaamu caleeykum..Haddii Ethiopia eey dhulbalaarsi dooneyso ama si siyaasad ku dheehan tahay soomaliya ku qabsato maxeey sameeyn kartaa?? Waxeey sameeyn kartaa oo eey ubaahan tahay nin kasta oo mucaarad ku ah doowlada kmg ah iyo mud.Ali Khaliif Galeey iyo nuuni qaate kasta oo isku sheegaya qabqable dagaal.hadii eymaan ta taageeran dowlada Ethiopia dad soomali udashay ee kutaageran qabsasho,ama dhulbalaarsi iyo fargalin siyaasadeed iyagu bari maxeey kudan beeyn karaan??.Hada iyo dad ka soomaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa waa in uu kafikiraa Ethiopia sidii uu ugaceshan lahaa dalkiisa iyo dad kiisa. Waxaa iyana jirta Ethiopia in eey san ubaah neey doowlad gaar ah ama qaniil gaar ah iyo waliba shaqsi gaar ah.Waxaan ku talin lahaa anigoo ah Abdulaahi ali abdi in lagu banaan boxo doowlada Ethiopia la is kana diciyo af iyo adin ba Abdulaahi ali abdi DanmarK TLF 00 45 26548143 EMAIL:somaliguul@hotmail.com doowlan gaar ah ama qabiil gaar ah
|
| | Friday, January 19, 2001 - 05:32 pm ? ? ?
|