Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Sadka Dadweynuhu waa Sun Ina (C/Yusuf) Xanuunka Gaajada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Friday, January 19, 2001 - 09:50 am
Saxiib

Waaba yaabey Ceeb nin aan ka xishooney
Burbur iyo Halaag ka shaqeeyo si uu meesha u sii
joogo ,Wuxuu isku dayayaa in uu abuuro Cadaawad cusub dagaalo hor leh gaajo iyo Xauun, dadka
reer puntland lama qabaan C/yusuf weyna uga dhamaatey wuxuu u qabtey ma jirto dadka ku nool
walaal xisaab, la xisaabtan midka dhacaayo xoolahaaga Sharaf ku dhimo xoolaha agoonta iska dhaaf saxiib ilaah u soo noqo