Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Dhibaatada Soomaaliya Ka Jirta>>>>>>>>>>MAJERTEEN, the Solution>>>>>>>>>>>>>>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ-4-LYFE

Friday, January 19, 2001 - 05:40 pm
Salaamu calaykum

Run hadii la sheego, Jamhuuriyadii Soomaaliya (1960-1969) Majerteen baa xukumi jiray dhibaato badana ma jirin. Hadana Puntland anaga ayaa xukuma waxaana ka dhignay dhulka ugu fiican Soomaaliya oo dhan. Halka wax aanu uga fiicanahay qabiilada kale waxaa waaye waan hilmaanaa wixii dhacay. Cafis & masaafix. The most generous people in Somalia, the Majerteen. I love you!

MJ-4-LYFE