Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : TO / FARIIN DEG DEG AH SOOMAALI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMOUD

Friday, January 19, 2001 - 06:10 pm
ASALAAMU CALEYKUM WARAXMATU LAAH .

EARIIN DEG DEG AH OO KU SOCOTA QOF WALBA MUSLIM
war waxaan idiinka digayaa naar.
arinta soomaalya waa masiibo rabaaniya/
war wanaaga isu sheega xumaantana isaga diga.
war bad baadsada wadankiina. qabiil yuu ku qaadin aan beri qabriga markii lagu dhigo aan waxba kuu tareyn. war alle u noqda. xusuusta qiyaamo.aduunyada waa imtixaan.safar ayaad ku tihiin.war walaalayaal badbaadi beri wixii ku sugayo iyo aduunyadan waxaad u timid maxaad ka heysaa .
beri qayaamadaada maxaad ka sameysay. aawey dadkii qabiil ku dagaal galay hadana ku dhintay ilmahoodii-kuwii dagaalka qabiil ku dhaawacmay yaa dib u fiirshay.hadaad dhimatay ama aad ku dhaawac matid isla markaana qori aadan qaadi karin nin kale ayuu helayaa.
marka walaalayaal bad baadi iskana bad baadi dhiig muslim ah. wax walaba oo gacantaada carabka niyada aad ku sameyso waa laguugu xisaabinayaa hadey wanaag yihiin.
xumaana sidoo kale. Ogowna Suuratul Walcasri ayaa soo koobtay micnaha Aduunyadan laguu keenay.qur'aanka 114ka 6666 aayadood ayadaa soo koobeysa.
xusuusta fariintii alle/wamaa khalakhtul jina wal insa ilaa liyacbuduuhu.
FADLAN INTERNETKA haku soo qorina xumaan iyo waxyaabaha dadka sii kala fogeynaya.
wabilaahi towfiiq..


waa walaalkiin
mahamoud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jahwareer

Monday, February 05, 2001 - 12:46 am
Adiga waan kuu mahadnaqayaa fariinta aad nafartey laakiin waxaad u egtahay qof jiifay oo hada soo toosey wax kale kuma dhihi karo waad i boloogtey mar hore.