Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: XOOGGA SAAR IN AAD AAKHRADAADA U SHAKHEYSATID !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMOUD

Friday, January 19, 2001 - 07:47 pm
Xoogga saar in aad aduunyadan inta aad joogto aaqiradaada u shaqeysato.
qof walboow is weydii maxaa aduunyadan u timid?,
maxaa lagaa rabaa? aaqirana maxaa kaaga horeeya?
carab kaaga adin kaaga iyo niyadaada-xisaabi inta aanan lagu xisaabinin.
haddii ay wax qalad ahna ku jiritid ka towbad keen. allana inuu kaa cafiyo ka dalbo.
dhamaanteena xaqa alle hana tuso

wabilaahi towfiiq