Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: AN OPEN LETTER TO THE DAAROOD NATION
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINQALE

Saturday, January 20, 2001 - 03:56 am
KU: NIN KAFTAN YAQAANKA AH

WAXAAN SHAKI KU JIRIN KAALINTA MUGA WAYN EE DADKA ISAAQ KAGA JIRAN SOOMALIDA , MEEL KASTAY JOOGAN

DHAQAALAHA ,CILMI , HORUUMARKA , TAARIIKHDA,KALKACAL JINISIYADDEED , WAXTAR , CEEB LA'AAN .

WAXAAN QIRSANAHAY CIDA KU LABAYSA AMA DHIGAAL U NOQOTA IN AY TAHAY DAAROOD ISMAIL .

LABAD QOLOBA WAA LAYAQAAN INAY ABTIRSIINYO AHAAN AY KA SOO JEEDAN DUNIDA CARABTA OO LA HAYD ILLBAXNIMO AAD U BALAADH .
f.G
WAA HAGAAG HADDABA
WAA MAXAY WAXA AY DAAROOD U DOONAYO SOMALI WEYN MAANTA AYNU JOOGNO 2001 ?
HALKA UU ISAAQU KA RAADINAYAY LABADII QARNI EE LA SOO DHAFAY .
5 GOBOL EE SOOMALID GUMAYSTUHU QAYBIYAY WAXAAY DAAROOD DEGSIIN UYEELANAYAAN 35% DEGAAN AH MARKA LAGA REEBO JABUUTI 4 TA KALE ISAAQU WAXAA UU DEGSIIN U YEELANAYAA 25% MARKA LAGA REEBO NFD IYO SOUTH SOMALIYA 5 GOBOL .
HALKA HAWIYE KU KOOBAN YAHAY SOUTH SOMALIYA OO KALI AH IYO TIRO YAR OO SOMALI GALBEED AH .
S=MAXAADSE U MALAYN LAHAD HADDII SOMALI WEYN HIRGALI LAHA HALKEE DAAROOD KA JOOGI LAHAA? J=WAXA UU NOQON LAHA UMAD HORUUMAR GAADHA OO XOOG BALAADHAN LEH SOMALIDUNA TIXGALISO .
MAANTASE WAXAA HALKOODII GALAY OO AWOODA SOMALIYA KU LA LOOLAMAYA ISAAQA HAWIYE .
DAAROODNA WAXA UU KU JIRAA GODKII HADDIMADDA AHAA EE AY QODEEN IYO DHAQANKII XUMAA EE AY KU TACLIIMIYEEN SOMALIDA , TAAS OO AH EEXO, KHAAYINNIMO , IYO IN SHAADHKA DOWLADDA LAGU MAAMULO QABIILO LAGUNA BOOBO QABIILO KALE .
ISAAQUNA WAXAA UU MAALAYA NAFSIGGII LAGA GALAY ISAGA OO DHISAYA GURIGII SOMALI WEYN WAXAANU WALI DADKAYAGA KA MAYDHAYNA DHAQANKII IYO CADDOOYINKII XUNXUMA EE LA BARAY IYO RAADADKII NAXLIGA AHAA EE LA KALA DHEXDHIGAY DADKA.
WAXAANU IS BEER XAADHAYNAYNAA RAFIIQAYAGII AANU CEEL IYO COLAADBA WADAAGI JIRNAY
SOMALILAND DADKEEDU XATAA HARTIGA IYO GUDIBIIRSIGA WAXAAY U GUNTADEEN INAY SOMALI DIB
U SOO NOOLAYAAN 5 GOBOL EE GUMAYSTUHU U QAYBIYAY SOMALIYA . NASIIB DAROSE WAXAA BEENIYAY TAA DADKII REER KOONFURKA AHAA OO SOMALI WEYN KU KOOBAY 2 GOBOL OO KALIYA , WAXAY REER WAQOOYIGU RAALI KU AHAYEN HESHIISLI MAY KA BAQO QABIN KHIYAANO KAGA TIMADDA WALALAHOOD ,
WAXA DHACAY DAGAL SOKEEYO OO XOOG LEH OO LA ISU HUWADAY SHAADH DOWLADEED WAXA MUDO 30 SANNADOOD AH LA AASAYAY WAXAAY HORUMAR IYO ILLBAXNIMO IYO MAAL IYO TAARIIKH LAHAYEEN REER SOMALILAND , WAXAA ISAAQ OO AH DADKA UGU BADAN SOMALILAND LA HORKEENAYA DADKII LA DEGAAN KA AHAA .

WAXAA SI CADA CID WALIBA U TAQAAN IN ISAAQU DEGSIIMO BALAADHAN LA LEEYAH DAAROOD ISMAACIIL
WAXAAN SI GAAR AH UGU BAAQAYAA DHULBAHAN TE IYO WARSANGALI IYO OGAADEEN IYO ITA KALE EE DAAROOD EE ANU WADDA DEGNO WAXAAN LEEYAHAY OODI ABKA DHOW
WAXAA ANAGA OO NALA XAQIIRAY , NA LA DUUDSIYAY , LA DAMCAY IN DAL IYO DADBA NA LA DHAXWAREEJIYO AANU WALI DIYAAR U NAHAY IN ANU NABADA KA IIBSANO NINKII MACNAHEEDA YAQAAN , QASAWA SALANKA SOOMALI KU DHACAY IYO WEESAQA LA GALIYAY WAXAA U AABAHA AHAA WAA LA OGYAHAY WALAHOOWGAN DADKA KU DHACAY IYO UTIMAHAN COLAADEED WAXAY DANBARSANAYAAN NINKII LEH , TAARIIKHDUNA WAY SOO NOQOTAA,

WAXAAN DAAROOD U GU BAAQAYAA IN AY DIB ISU SAXAAN OO AY EEGAN WAXAY GAF GALEEN IYO SIDDA AY U SIXI KARAAN .

KAFTAN YAQAAN IYO KUFKAY OOQUDHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaaladi

Thursday, February 01, 2001 - 04:58 pm
waligiiba iidoor waxaa lagu yiqiin daba dhilif
uu gaal iyo amxaar u noqdo waa shaqadda teer iyo goor tii sayidka , alla maad ka cabsatid markaad nin yahaow leedhay wadaniyiin baanu nahay
waxa aad tihiin dad aan milad iyo diin toon lahay
oo caqliga ad rag ugu baqayso qaad baa wadda e

adiga jabhad iyo mucaarid iy balaba dadka u hor kacay mmalin dar bbad soomali ka dhalatay alla xaaqyow umadda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

das

Thursday, February 01, 2001 - 05:05 pm
To: galladi

waxba ma aad ogid iga aamu ninka la kaftan haddii kale raga habaar wax ka reebayo ee afkaaga xiro oo sugo inta nin rag ah ugu jawaaboayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAF78

Thursday, February 01, 2001 - 05:08 pm
IIDOOR MARDUUF QAADA HELLAYBAA II SHEEGAYSA

JAWWAB MALEH EE ILOW.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 01, 2001 - 05:10 pm
iidoor beach ,,,,,,huhuhuhuuuuu.....

hooyadda u sheeg .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.LANDER

Thursday, February 01, 2001 - 05:12 pm
waar daaroodow nacnacda iska dayoo ninka u jaawaba

DIINQALE WALEE HANAD BAATAHAY HOOYADANA GEESIBAY DHASHAY ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Thursday, February 01, 2001 - 05:15 pm
DIIN QALE HALKAA KA HAY

WAANU KUGU DAYNAY OO ADIGA KU FILLANE

doqonkii ogadeen ah doolo laga qaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puntlander

Monday, February 05, 2001 - 05:50 am
lol Hodan yaa ogaadeen ka hadlaayay maa jirantahay mise anaa kuu maleeyeeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mci

Monday, February 05, 2001 - 02:11 pm
abtoow somaliland waxaa xoreeyay hawiyye hadii kale waligeed waa la heeysan lahaa ama daarood bari ama somaliland aan nahay dheh abtoow taas socon meeyso.
hawiyye rules,,,there is nothin' called somaliland,,,,one nation,,one capital, one folk.

if u wanna take appeal concerning this, u may contact to muuse suudi yalaxoow ,, he will tell u the same thing,,,,

i don't get it one thing: why u all runnig after Tigree by the way? hawiyye + mareexaan + ogaaden r real somalis,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duriyada

Tuesday, February 06, 2001 - 03:51 am
salaan.

Ninyaw waxad ka hadlayisba maan fahmin waa maxay Somaliweyntan aad sheegaysaa?? iyo Isaaq baa la xaqiri jiray?? goorma?? sxb af soomaaliga horta farta waaweyn ka daa.

Hadlkana sngaabta soo taabo???? waa maxay waxad aad waday meelna u raaci kari waa?? anigu waxan ahay ragaad sheegaysid laakiin wax baa ka si ah afkaaga ma aha af Isaaq ???? bal ku noqo oo farta waaweyn idnaha ayaa igu xanuune naga daa.


mci?? sxb dawdaada liq oo iska seexo miskiinyaw Hawiye..lol waar waa ba kuwii oo bartay sida keebka loo qabto..lol yaab.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CLUB54

Friday, February 16, 2001 - 02:50 pm
TO:DURAYADDA


allow magaca aad qaada tay qiimo weyna adigu qiimo yaridda , ma diin qalaad fa hmi weyday aariikh baanad hay ii daa hanad ka .

DAAROOD JABIYE ,

INDHA HA KU XANUUNAYAN DHAKHTARADDA LA TAG


II DAA DUDAAG IYO HARTUU IGAGA DAYRAANE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADE

Thursday, March 22, 2001 - 09:30 am
WAXAA KAA DHUNSAN NINKA QORAY ARINTAANOO TAARIIKH FARA BADAN OO KU SAABSAN ISAAQA IYO SIDAY GUMAYSIGA U CAAWIYEEN OO CALANKA GUMAYSIGA U XAMBAARI JIREEN ,
WAXAA AY SHEEGAYSAA TAARIIKHDU HADAAD AQRISO BUUGA LA YIRAADO LAST 500 YEARS BRITISH EMPEIRE IN UU AHAA ISAAAQ WIXII GUMAYSIGA U OGOLAADY IN UU JABO SAYIIDKII OO WAXAAY AHAAAYEEN CIIDAMADII LUGTA EE SAYIDKA CIRIBTIRAY ISAAQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalia

Friday, March 23, 2001 - 09:35 am
to; all darood nation
yaan loo jawaabin ,wax ma garadka
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 13, 2001 - 11:10 am
NACASYAOW HANA AMRINE ININKA U JAWAAB AMA ISKA DHAAF OO AFKA XIRO HABAR YAHAY .