Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo si diirran loogu soo dhoweeyay shirka Madaxweynayaasha Afrikaanka uga socda Yaounde-Cameroon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Saturday, January 20, 2001 - 06:39 am
Somali President well received in Yaounde as he attends the summit.
Yaounde – The President of the Somali Republic, Dr. Abdikasim Salad Hassan and a high level delegation he led were warmly welcomed as they arrived in Yaounde yesterday.

The president and his delegation were met at the airport by the Cameron president and was saluted with presidential honor.

President Kasim who is currently attending the Franco-phone summit has met the president of Sudan, Algeria, Chad, Benin, Burundi, Senegal, Djibouti, and Mali, and raised with them the bilateral relations between the two sides.

President Kasim also met the foreign ministers of Eritrea, Tanzania and Tunis as well as the Secretary Generals the UN and the OAU, Kofi Annan and Salim Ahmed Salim and other dignitaries

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Sunday, February 18, 2001 - 12:55 am
Horta marka hore yaa ku siisay awooda iyo xaqa aad ku leedahay Cabdiqaasim waa madaxweynaha Soomaliya, cabdiqaasim waa hogaamiye kooxeed, siiba laba kooxood, kooxda hore waxaa la yiraahdaa tuugadii CArta iyo dhiigmiiradyadii umada soomaliyeed, waana kooxda uu si aad u jecel yahay, kooxda labaad waa tan uu ka dhashay oo la yiraahdo Jaahiliintii Ceyr oo Sacadku adeegsan jiray oo sida ba'an abgaalku madaxa musaabiirta ugu soo kawin jiray, weligoodna madaxweyne kama dhalan kama dhalan doono, iyagoon inta wax barta ku looban dhulkoodii ay maanta ku joogaan canshuurta. Hadaba saaxiib Cabdiqaasim hadii aad la jeceshahay madaxweynimo guriga habartaa gee, hadii kale ku magacow hogaamiyaha dowlad isku sheega ku meel gaarka ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 21, 2001 - 05:32 am
Mohamed, magac fiicnidaa, hadalkaaguse waa xaar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuune

Thursday, February 22, 2001 - 12:24 am
beentaa mudulood weligood jirdil dagaal habargidir kuma sameyn musmarkuse wuxuu ahaa dadkale oo aan meesha shuqul ku lahayn, hadaan anagu habargidir ugama xumin xukun ee adiga maxaa kuu daran? ma musmaarka aad sheegtaa sidii bunka kuu qabtay? wixii c/qaasim ka horyimaada waa musmaar No=10