    AQQON YAHAN | Saturday, January 20, 2001 - 07:54 am anaa eeday qabiilka anaa eeday qabiilka anaa eeday qabiilka haddana sii kala goo go'aayayee. awoodeydii dhamaatey awoodeydii dhamaatey awoodeydii dhamaatey haddana cadow ii hawoonayee hogaamiyayaashii soomaaliya sida eey noo sheegeen qalad ayeey dowladaan iyo xaqdaro ayeey lu jirtaa danta eey rabeen ma in soomaali laqeybshaa? aawey muwaadiniintii aawey soomaali weyn? ma gumeysiga ayaa loo fududeeyay danihii uu naga lahaa? xaq daro ayaa jirta xaqana ayaan soo celineynaa . riyaddii mabeeniwday? yaa sax san kuwii hore iyo kuwan dhamaantood . fadlan wixii fashilay adigoo si caqli gal ah u dhiibanaya fikradaada halkan uga jawaab. aqoon yahanka oo kaliya. |
    Saalax | Saturday, January 20, 2001 - 08:11 am SomaliLand- PuntLand-HiiraanLand-JubbaLand haddana waxaan sugnaa MuqdishoLand iyo HobyoLand maeka miis haleysigu yimaad xalka soomaaliya halkaa halagu qeybsado. Prof.Saalax |
    YAASIIN | Saturday, January 20, 2001 - 08:41 am haddii nin waliba sanad madaxweyne noqonayo qof walbana gobolkiisa uu u madax banaanaanayo iyo baarlamaanka ra'yigeyga min 60 qof oo dhamaan ay kuwada jiraan qabiilada kuwada hoos nool. magaca wadankana loo daayo soomaaliya. sidaas ayaan xal u arkaa. sida wadanka switzerland. nidaamkaas aan wax ku darno waxna katagno, |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 05:55 pm AMBA HEES AMBA HA HEESIN SHAATI GUDUUDNA DOWLAD AYUU SAMEYSTEY. SOMALILAND PUNTLAND JUBBALAND IYO KUWA JIDKA KUSOO JIRA MEESHA EEY KU DANBEEYAAN HALA ARKO REER GALBEEDKA AYAANA YIRI KUWAN SHAQO NASUGEYSA AYEEY QABANAYAAN HADDA HALAGA AAMUSO. ILAA EEY IYAGANA SII KALA TAGAAN 10 SANO AYEEY KU KALA TAGEEN. 100 SANANA ISUGUMA IMANAYAAN |
    Jimcaale | Tuesday, January 23, 2001 - 12:39 am Somaliland good make strong unit Puntland good do good job to unite all puntland Hiiranland good do excellent job. to establish all and unit all hiiraans. Jubaland- good do unit all the and prosperity. maxaaba haray waxaan noqonay sida USA: Africa oo dhan muddo yar ayaan ka hormaraynaa Somalia oo noqotay states. yabiiiiiiiiiiiiii |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 07:21 am war joog. waxaa soo socda muqdisho land (Abgaal) HobyoLand ( H/GIDIR ) hadda ayuu nasoo gaarey araajidooda / |
    kaahin | Wednesday, January 24, 2001 - 06:12 am meelaha iyo beelaha, puntland waa majeerteen ,somaliland waa isxaaq, jubbaland waa darood dalkale doonaaya waana tartan furan |
    kaahin | Wednesday, January 24, 2001 - 06:12 am meelaha iyo beelaha, puntland waa majeerteen ,somaliland waa isxaaq, jubbaland waa darood dalkale doonaaya waana tartan furan |