    Deeq | Sunday, January 21, 2001 - 11:53 am Hoogaamiyayasha beelaha ugu waaweyen soomaaliya ayaa waxaa shir uga furmi doonaa magaladda baydhaba 26 ka bishan. waxeyna ku tala jiraan in ay dhisaan maamul guud oo ka dhexeeya goboladda Gedo,Bay,Bakool,Shabeeladda dhexe/hoose,iyo Jubooyinka. Goboladaas oo u dhigma in ka badan seddax meelood dalka soomaaliya waxaa ku nool dad u dhigma soomaali barkeed lehna barwaaqo ay ku gaari karaan isku filnaasho xagga wax soo sarka beeraha iyo xoolo dhoofinta. Waxa kaliyah oo dhex yiilay waxey aheyeed is af garawaa iyo iska hor keenis habar gidir sabab u aheyeed iyadoo si gaar ah weliba u xusuuqaday beesha raxan weyene hubna isu dhiibtay. Arrintaas waxey u egtahay tu dhammatay dowlad ku sheega h/gidirna malageedi baa galay. ee soomaliya tageera shirkaas xaq u dirirka ah soomaali sharfteedna soo celin doona. Waa sharf xumo in abaal gud habar gidir loogu daro dhibka ay soomaali iyo qarankaba u geesatay. |
    Anonymous | Sunday, January 21, 2001 - 12:04 pm xageen galnaa ilaa aaqiraa lees heestaaye.qofkii horumar gaarayo yaan laxasdine hala taageero shirkan guul guul guul. balse yaa isku soo haray oo laga tagey? hawiye. yaase hortaagan horumarka hawiye? |
    somali | Sunday, January 21, 2001 - 07:34 pm Habar gidir Ilhaay oo keliya uun baa siduu doono ka yeeli kara...Aadane waxba uma dhibi karo...ninkii neceb Habargidir waxaa dhib ugu filan nacaybka uu u qabo oo laga yaabo inuu habeenkii ku riyoodo Habargidir oo hurdada ka soo boodo asagoo...markaad qof Habargidir ah aragto oo aad neceb tahay waad naxaysaa naxdintaas wadnahaaga wax bay u dhibeysaa...markaad qof H/G ah la sheekeysato calooshaada waxa ku jira iyo afka waxaad ka leedahay isma laha taasoo dhibaato kuugu filan...markaad kaligaa tahay waxaad ku fekertaa sidee Habargidir wax u yeeshaa?!! ma internetkaad ka caysaa?!! ma been iyo wax aan jirin iyo qabiillo kale inaad ku dirto ayaad sameysaa?!! tolow sidee wax ugu dhibtaa?! waxaad talo ku soo gunaanaddaa inaad SomaliNet forum diradiraale iyo cay aad u geliso wax kale oo aad nacaybka nafataada ku jira ku qanciso ma heysatid!! Waxaan u maleynayaa inaad u baahan tahay talo laga yaabee inay ku anfacdo haddaad yeeshid.. qabiillada soomaaliyeed ee aad neceb tahay Hawiye, Isaaq, Daarood, Digil Mirifle, iyo kuwa kale....haddii aad jeclaato oo aad ogaato in qabiil walba qof xun iyo qof fiicanba ku jiro waxaad xal u heleysaa dhibka ku haysta ee qabiil nacaybka ah...This may help u...good luck...Ilaahay ha ku caafiyo... |
    BAIDOA | Monday, January 22, 2001 - 02:57 am GUUL JUBALAND waxaan u rajenayaa JUBALAND in uu noqdo wadii ay soomali ku gaari laheed midnimo dhab ah |
    adiib | Monday, January 22, 2001 - 07:34 am doqonyohow, habar gidir waa qabiil kamid ah qabaa ilka somaliya, uma fiicna umana xuma, waxaa kujira sida binii aadamka iyo gaar ahaan somalida inteeda kaleba qof xun iyo qof fiican intaba sheikh iyo sheydaanna wey leeyihiin,waxaanse kuweydiin lahaa goorma ayuu kugu bilaawday naceybkoodo? ma is weydiisey waxa aad naceyb uga tari kartid,xitaa haddii aad habaarto alle kaa aqbali maayo waayo xaq maaha, dhib kalena uma geysan kartid,waxaase hubaal in ciil iyo carabani kuguhayaan dunida aakhirana haddii aadan katowbadkeenin khatar badani kugu soo fool leedahay, allaha ku hanuuniyo . |
    jimcaale xaayow | Monday, January 22, 2001 - 09:46 am waxaan aad ula yaabanahay beryahaan danbe in habargedir ( siiba, Ceer ) iyo ( Mariixaan ) ay ka hadlayaan ( Midnimada Soomaalya ) waxaa yaab leh. 1 (Mariixaan markii la oranaayay war wadankan iskaga tag hana burburinin ilaa iyo daqiiqadii u dambaysay sanadkii-1990, oo waa diidanaydeen hadda maxaa idinku dhaliyay (Wadani,nimada) oo marka aad rabtiin ma jeebka ayaad kala soo baxaysaan meel kastana waad la taagan tihiin mise xishood idinkuma harin??? 2 Waxaa soo haray H/gider ( ceer )waxaan idin waydiinlaah goortii (baydhabo) aad 8-sano hantida dadka cunayseen oo aad dulmi ku joogteen, gabdhaha soomaaleed xoog ku haysateen, waa arin yaab leh ayadana ma maantaad garateen midnimada soomaali in ay muqadas tahay oo aad meel walba aad la soo taagan tihiin itoobiyaan ayaa wadan qabsan raba idinka ayaa itoobiyaan ka xun??? |
    CADALE | Monday, January 22, 2001 - 10:45 am MARKA HORE MAGACA NOO DAA JIMCAALE UMA QALINTIDE EE WAXAADAN AHAYN HA ISKA DOONIN WELIGAA ADIGOO RABA INAAD ISKA HORGEYSO DAD OO HAKU JAHANAMO TEGIN. WIIL HARTI |
    Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 10:46 am war aniga ima soo gaairn lacagta loo qorsheeyey in lagu sameeyo mudaaharaadyada. dadka oo dhana qarash ayaa soo gaaray inta aan la sameyn mudaaharaadyada. marka waxaan kacodsanayaa in lacagtii aan ku abaabuley haleey soo shubo. waxaana kacodsanayaa DKMG qarashkii ku baxayna aniga ayaa sii bixiyey. |
    CADALE | Monday, January 22, 2001 - 10:50 am HADANA MA MAGACAAN BAAD KU SOO GESHAY HOWL LA'AAN BAA KAA BADATEY ANIGU WAXAAN KU LEEHAY OO KELIYAH ISKA AAMUS OO HADII AY HOWL KAA DHACDO SHAQADAADA QABSO . |
    Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 10:57 am jimcaale-wiil harti-arintan nama quseysee anaga labadiinaba haddaad tihiin abgaal, wiil harti adiga -harti oo kaliya ayaa isticmaashay inkasta oo aan aniga xitaa harti ahey waana ka xumaaday sida aad walaalahaga kale uga tagtey haddii run kaa tahay, |
    LATALIYE | Monday, January 22, 2001 - 01:16 pm guul guul guul HIIRAANLAND. GEESIGII KHLAADAA GOBANIMADII SOO HELAY. GUUL GUUL GUUL aqri hiiraanpage 21-01=01 |
    5,TA GIDIREEY | Monday, January 22, 2001 - 02:25 pm WAXAAN KA XUMAHAY IN INBADAN OO DOODAN KAQAYBQADANAYSA AY LABXAYAAN MAGACYO QBIIL AYSAN UDHALANIN HADABA WAA IN AAD TAAS KATANAA SU SHAAN UJEEDADIINA SIDAAS KUMA GAARIKARTAAN FADHI KUDIRIR IYO WAXAA LOO KALA BAXAY INTERNET KUDIRIR, WAXAAN HALYAR ORAN LAHAA NINKA LEH HABARGIDIR AYAA BAYDHABO XOOG KUHAYSATE HADASSE DADKA GOBALADAAS UDHASHAY WAXAY GAAREEN GO,AAN AY MAAMULO KUSAMAYSANAYAAN WAR MA IS WAYDIINAY YAY YIHIIN NIMANKA KU ANDACOONAYA INAY XAQA RAXANWAYNTA UDAGAALAMAYAAN AYNA RAXANWAYN SAMO LAJECELYIHIIN SOO MAAHA NIMANKA AANU MARQAATIGA CAD U HAYNO MARKII 90,MEEYADII DAGAALKA SOKEEYE SOCDAY KU FAANIJIRAY INAY JABHADAHOODA KU NOOL YIHIIN BAKAARDA AY RAXAN WAYNTA DHULKA KU AASATO OO BALO LAQID IYO WAXDARAN FAAN KADHIGAN JIRAY DADKAAS OO UU KAMIDYAHY MOORGAN, WAAX WAX YAAB LEH INAAD KUDOODAAN WAXAAN JIRIN MARWALBANA WAXAAD ISKUDAYDAAN INAAD XEELAD ISTICMAASHAAN LAAKIIN HADAAN NAHAY BEELWAYNTA HAWIYE WAXAAN LA SOCONAA DHAGARTA AY MALEEGAYAAN NIMANKA AANU MIDMIDKA UNAQAAN MARNANA ANGA WAL WAL NAGUMAHAYSO DURBAANADA AAD TUMAYSAAN WALINA WAXAAN DIYAAR UNAHAY CIDII WANAAG IYO SAMO RABTA INAAN SOO DHAWAYNO DALK MAANTAY DAWLAD QARAN AYAA KAJIRTA INAY KASOO QAYBGALAAN CAFIS AYAANA UFIDINAYNAA, CIDII GARDARADA U SACABA TUMAYSAN OGOOW MADUUGOOBIN TAARIIKHDII IYO DHACDADII DHACDAY 90,MEEYADII OO GUUSHU AY KU RAACDAY DHAGAR MAQABAYAASHA SOOMALIWAYN . |
    Ibnu-Jabarti | Monday, January 22, 2001 - 05:34 pm f*ck you all traitors.SOmalia lama kala qaybin karo even hadaad Yuhuud iyo Maraykan soo wadataan. Down with somaliland Down with puntland Down with hiiraanland Down with jubbaland Down with x-land Long live greater somalia |
    Jimcaale | Tuesday, January 23, 2001 - 12:29 am waxgaradka soo qoray maqaalkaan ee doonaya taageerada, anigu ah nin reer Mudug ah magac weyn ku leh cariga mudug, waxaan taageersanahay dhismaha Goboladda isu tagay ee ayahooda ka tashanaya waana xalkii Soomaaliya ku gaari lahayd nabad. guul guul guuuuuuuuuuuuul Jubland ha is raacdo ayahooda guul. ilaahay baan u baryayaa in uu laabtooda isku furo dekedda Kismaayo ha noqoto sida midda Boosaaso iyo Berbera ama haba ka sii fiicnaato. Wa bilaahi tawfiiq. |
    LIBAAX | Tuesday, January 23, 2001 - 04:22 am IT IS PAYBACK TIME TO THE DEVILS.HARTIS WILL BE BACK IN KISMAAYO INSHAALLAH SOON.RUNAWAY BEFORE IT IS TOO LATE.CRIMINALS,DESTROYERS OF OUR ENVIROMENT YOU WILL BE PROSECUTED IN HAIGUE INSHAALLAH. |
    nabadkunool | Tuesday, January 23, 2001 - 04:37 am Sida aan la socono waxaa dhowaan 26-1-2001 lagu dhawaqayaa maamul gobaleed la yiraado GREAT JUBAland oo kale ah isbahaysi ay yelanayaan Bulshaweenta degan gobalada BAY,BAKOOL,GEDO,sh/hoose,jubada dhexe iyo jubada hoose. waxaana si buuxda u taageersan Qabilooyinka kale ah Raxaween,Mariixaan,Majeerten,Ogadeen,Biyomaal, sheegaal,abgaal,xawaadle iyo inta nabada jecel. Waxaana si cad uga horjeeda Qabiilka H/GIdir Su`asha waxaa weeye maxaa H/gidir ka quseeya gobaladaa? waayo ma degto gobahaas aan soo shegay Waxaan kaloo aqristoow ku waydiiyey soo tii ARTA lagu hashiyey maha in 3 sano ka bacdi federaal la qaado? tani soow horudhacii federaalka maha |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 06:35 am waryaa murusade ayaad hilmaantey. ogow qoraalkana haka hilmaamin guul guul guul |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 06:54 am sheekh m n (Madoobe)si waxgaradnimo ah ayuu ugu jawaabey bbc da. |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 07:33 am Ar xaa habargedir maha uyaal. Walee ani goofkey waaka xoreehaa viva Great Muuse Suudi Yalaxow. |
    shilke | Tuesday, January 23, 2001 - 09:53 am waryaada ..wartyaadda...faq faq badanaa..warma kaadi farsle?.aniga waxaan ahay libaaxii soomaaliya weer iyo dawaco isha iyo eegmadda ayaa argagax ku rida.haddii durbanka aad naga deenweeysaan majeerteenow wallaahi waxaan idiin daba maraynaynaa puntland oo ah meesha aad ukunta dhigateen ee dhaaaaq dhaaaaaaqda iga daaya waan sii jeedaaye haysku keey so jeedin. |
    afar iyo adeer | Tuesday, January 23, 2001 - 09:56 am majeerteen durbaba ma himaantay dagaalkii duufaanta?.ma ogtahay in aan baydhabo berrito ku soo kaadshi karo haddii dan igagasho,oo aan ka sifayn karo bur cadda majeerteen iyo daba leef oo idil.aqooni ha jidho. |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 03:48 pm HAWIYE HORAAN IDUUNKU SHEEGEE CAQLIGU 12MIDNIGHT AYUU IDINKU SOO DAGAA. WAAR AMA H/GIDIR AHOW AMA ABGAAL AMA WAXKALABE ANAGA HAWIYE AYAAD NOO TIHIIN EE ISGURGURKA ISKA DAAYA OO YAAN DHEXDIINA LAGA FAA'IIDAYSAN. TANKALE, HADDII GOBOLWALBA DAMCAY INUU IS MAAMULO DEE MAXAAD UGU DIIDAYSAAN, JUBALAND, XAQ AYAY U LEEDAY MAAMUL GOBOLEEDKEE. IDINKU HAWIYE XAGEE MAAMULIDOONTAAN? MISE WALE XAMAR AYAA ISKU HAYSATAAN? WALEE HAWIYAAN KOB CAANOLEH KASOO DURDURIN. WAAR ISKA DAAYA ISKALA GURKOO MIDOOBA, SIMAALINBA GOBOL U BAXAYO AYAA XAMAR OO QUDI IDINKU SOO HADHIYE. DADKA KALANA U OGOLAADA XAQOODA. ILAAH HAWIYE HA ISU KEENO OO HA MIDOOBAAN, HADDII KALE HA OGOLAYSIIYO KUWII RARANJIRAY IN AY RARTAAN. MAHADSANID |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 06:52 pm ANONYMOUS THE LAST, WARKAAGU WAA FIICAN YAHAY WAXAAN KUU SHEEGAYAA DADKAN MEESHA WAXA KU SOO QORAYA HAWIYE MA AHA WAA QOLYIHII SIDII LOO MAKALAY CIILKA KU ABAADAY OO HADBA WEJI LA SOO BAXAYA IYO MAGAC CUSUB. HAWIYE MAANTA WUXUU KA SHAQEYNAYAA SOMALI WEYN SIDAY ISUGU IMAN LAHAAYEEN, DOWLADDA UU MADAXDA KA YAHAY DR. CALI KHALIIF GALLEYR SOOMAALI OO DHAN BAY KULMISAA OO SIDA LA OG YAHAY REER AAN KU JIRIN MA JIRO, MADAXWEYNUHU QARANKA AYUU MADAX U YAHAY. SOOMAALIDA INTA BADAN EE XALAASHA AH WAXAY U ARKAAN XALKA DHIBAATADA DHEERAATAY EE SOOMAALIYA INUU MEESHAAS KU JIRO. HAWIYE QABIIL AHAAN WAA MIDEYSAN YAHAY ILAAHAY UUN BUU KA CABSADAA, WAXA DHACAYANA WAA ARKAAN, TEGIDDA C/LAAHI YUUSUF, GABYOW, MOORGAN, CUMAR MASALLE AY RAXANWEYN U TAGEENNA CADAAWADDA AY HAWIYE IYO SOOMAALI OO DHAN U QABAAN AYUUN BEY SII CADDEYNEYSAA WAANA NIMAN QABIILLADII AY KA DHASHEEN SOO DAYRIYEEN OO XATAA MAJEERTEENKA OO AAD OG TAHAY SIDAY DAAROOD INTIISA KALE "CLAN EXTREMISTS" UGU YIHIIN CIISE MAXAMUUD IYO CISMAAN MAXAMUUD ODAYAASHOODI MADAXDA U AHAA XAMAR BAY FADHIYAAN OO WAXAY DOONAYAAN INAY DOWLADDA SOOMAALIYEED WAX LA QABSADAAN. ADIGA, MR ANONYMOUS THE LAST, WAXAAN KUU MALEYNAYAA INAAD ISAAQ TAHAY, WAXAAN KUU SHEEGAYAA SOOMAALIDU INAYSAN KALA MAARMIN, QABIIL QARAN MA NOQDO ABSOLUTELY, IT IS ALREADY A DECADE NOW, SIYAASADDA AH IN MINI OUTSIDE MANIPULATED STATES DALKA LOO KALA JAJARO MA AHA SUCCESFUL POLICY FOR THE SOMALIS, MADAXWEYNE CIGAAL OO AH A VETERAN SOMALI POLITICIAN WAAD OG TAHAY INUU KA YIRI BBC-DA IYADOO NIN WALIBA DHAGEYSANAYO "SIDAAN WEDKII I DILI LAHAA U HUBO AYAAN U HUBAA INAY SOOMAALIDU ISU IMAANEYSO" MARKA XATAA IDINKA EXTREMIST SOMALILANDERS BAL YARE CAGTA U DHIGA RAALLINA AHAADA OO HA CAROONNINA, YES DHIB AAD U WEYN BAA LOO GEYSTAY SHACABKA REER SHEEKH ISXAAQ LAAKIIN WIXII DHACAY WAY DHACEEN MA SOO LAABANAYAAN SOOMAALOO DHANNA DHIBKII WUU KU HABSADAY, MARKAA KAALAYA OO WALAALIHIIN HAWIYE DAAROOD DIR DIGIL MIRIFLE WAX LA QEYBSADA OO DIB U DHISA GREAT SOMALIA GREAT HARGEYSA GREAT BURCO GREAT BERBERA GREAT REST OF SOMALIA, DALKA IDINKA AYAA MADAX KA AH THE DICTATORSHIP AND ONE MAN RULE IS OVER. DADKA CAWAANTA AH EE MEESHAAN CAYDA KU SOO QORAY IM SAYING TO U: REVISE YR MENTAL STATUS. |
    Galkacya | Tuesday, January 23, 2001 - 11:40 pm my freind anonymous- you are dreaming. wake up and look the reality. Puntland way dhisantay ilaa from Galkacyo, jariiban, ilaa bari salkiis waxaa ka talinaya the year of potician - President Abdullahi yusuf. Somaliland we know who is the leading president Egal. ilaa ka bilow Afgooyo, Bay, Bakool, Gedo, Jubadda hoose, Sh/hoose waxaa ay dhisanayaan dawlad goboleed oo waad maqashay guddoomiye ku-xigeenkii RRA sh- madoobe in uu yiri waxaan u dhismaynaa sida Puntland. Hiiraanland oo ayadana jidka ku soo jirta. saaxiib nin walba gobolkiisii ayuu state ka samaynayaa ka dibna waa la midoobayaa oo waxaa la noqonayaa dawlad federal ah oo ku dhisan si talawadaag ah. one man rule waa dhammaatay. C/qaasim bacaad buu jiifaa. ha iska hurdo Lafaweyne inta loogu imaanayo. runta kuu sheegayaa qaabka siyaasadda markii la dhameeyo jubbaland waxaa lala soo xariirayaa Caydiid, Mussa yalaxow, Cusmaan Caato, Dr- raajis si loo dhiso Banaadirland. Cabdilqaasim iyo Galayr intee ka baxayaan faryarobidix. |
    Anonymous | Wednesday, January 24, 2001 - 03:36 pm Saaxiib Anonymous Waad mahadsantahay inaad ii balbalaadhisay fikradii dawlada kumeel gaardhka ah. Waxa aan anigu ka hadlaayay waxa uu ahaa fikradayda anigoon u hadal qabiil, anigu waxa aan u arkaa in maanta qabiil wal oo soomaalika mid ahba dhibaato soogaartay dhexdooda, Ilaa ayka hashiiyaana aysan waxba u hirgalin. Midaynta hawiye waa mid aad adna ogtahay ana aan ogahay in aytahay lagama maarmaan. Hawiye waa midaysanyahayna marka aad tidhi waxa laga yaabaa inaadka hadlayso bulshada hawiye, laakiin aad iska indho tiraysid kuwa maanta ka taliya muqdhiso ee hubka sita ee hawiye. Hadii uu hawiye maanta midaysanyahayna C/qaasin iyo dawlada aad tidhi soomali oodhan ayay matalaysaa Hotel kuma aysan jiree ee xamar ayay ka talin lahaayeen, dakada iyo airportkana waa lafuri lahaa. In Hawiye midaysmo oo uu isu yimaado inta uuka baxo talada soomaaliya anigu waxa aan u arkaa in ay dawo u tahay goboladakale. Tankale ee isxukunka goboladu waata maanta Soomaali oo dhami u socoto, ana waa ogoy adna waad ogtahay in Soomaaliland Issaaq kali dagnayn. Waanad ogtahay in beeluhu aysan ogolaandoonin dhamaan in Soomaliya laga go'o aaduunwaynuhuna uusan aqblidoonin. Laakiin waxa Soomaaliland ay kamid noqon doontaa Co-fadaralka ka dhici doona soomaaliya cidiidoontaaba madaxwayne haka noqotee. Waxaanad ogaataa in Cigal hadalka uu ka yidhi BBC uu yahay hadal Soomaliland bulshadeedu laqabto badi ahaan. Laakiin waxa bulshadu 100% aykaga duwanyeen Cigal, waxa weeye in aan Soomaaliwayn la ogolaan marnaba oo la ogolaado Co-fadarala oo gobolwalba uu isxukumo, soona doorto qofka matalaya gobolkaas. Riyada Dowlada kumeelgaadhka ahna waxa ayla midtahay tii 1960 markii aan calankayaga dhiibnay, anaguna waaka kacnay hurdadii cidna ma aamino hada. Dhibtii nasoo gaadhayna waxa aynoo noqotay lesson oo hada cidna ciil uma qabno waayo Af-wayne waa ridnay xukunkiisiina ka shub, waxana aan nahay dad isku kalsoon guula gaadhay, wixii soomarayna u arkay qayb ka mind ah struggalkii xornimo. Markaa anigu waxa aan odhol lahaa hawiye halaysu keeno oo hala hashiisiiyo, gobolada is dhisayana faraha halaga qaado, by the end of the day waxa ay samanayaan cidna dhibkuma hayso ee waa mabdi'ii C/qaasim kutalo jiray in lagaadho 3 sano kadib ee ahaa maamul gobaleed, si Co-fadaral u yimaad. So if anything howshiibaa labilaabay. Ragan aad sheegayso ee u tagay maaymaayda qaarbaaba War Criminals ah oo adduun waynuhu raadinayaan sida kuwa kujira dawlada kumeel gaadhka ah marka, soomaali burburkeeda iyaga faa'iido in ay ugu jirto shaki kuma jiro. Majeertiinka aadka hadlaysaana sowkuwa Putland dhistay! ee bulshada puntland ay raalidaka yihiin xukunka C/Laahi Yusuf! malaa adigu ninyow waxa aad maqashaa waxa aad doonaysoone bal dib u warayso majeerteenka. Aanan idin saxee anigu NIN ma'ahi ee Haweenay Soomaaliyeed ayaan ahay. Soomaalilaandars oo dhana ma'aha Isaaq. Mahadsanid |
    Somali | Wednesday, January 24, 2001 - 08:26 pm Miss/Mrs Anonymous the last. Waad mahadsan tahay warkaagu ma xuma. Laakiin ogow inaad inyar contradiction laga fahmi karo fekraddaada oo ah: ragga aad tiri soomaali burburkeeda iyaga faa'iido inay ugu jirto shaki kuma jiro ayaad haddana waxaad ku sheegtay inay mudan yihiin in la iska dhaafo ha dhisaan waxay dhisayaane. Then, markaas qolo waliba waxay mudnaaneysaa inay waxay doonaan sameeyaan cidday doonaan gudaha iyo dibedda la xiriiraan cidda ay doonaan ay keenaan in the Somali territories oo qolo waliba ciidammo xabashi ama shisheeye/dowlado kale ah dalka Soomaaliya si ikhtiyaari ah ku soo geliyaan sida haddaba ka jirta dalka taasna federal ama co-federal lama yiraahdo. Federal system waa midka dastuurka ku meel gaarka ah ee soomaalidu qoratay ku yaalla. Dowladdana xil baa ka saaran ama xilkaas ha gudato ama ha ka soo bixi weydee inay ka hortagto by all means wixii qarannimada dalka ka soo horjeeda sida shisheeyaha warlords-ku adeegsanayaan ee ciidammadiisa gudaha Soomaaliya aad u joogaan. Soomaalidu sidaad sheegtay waa qabaa'il, by the end of the day qabiil doonaya in qabiil kale u taliyo ma jiro, waxaad og tahay in qabiil waliba oo soomaaliyeed dhexdiisa ka diriray Hawiye Isaaq Daarood. Waxay ila tahay in laga faa'iideysto fursadda qaaliga ah dowladda KMG ee soomaalida u dhexeysa oo arrimaha soomaalida lagu xalliyo under its umbrella si miyir leh, haddii taas la waayo oo aan soomaalidu ka faa'iideysan dowladdan soomaaliyeed ee loo aqoonsaday for the 1st time after a decade as a Somali National Government by th International Community the UN all Arab and Muslim States, oo markaas haddana soomaalidu wax uun bey burburin jirtay waxba ma dhisi jirine ay burburiyaan inay adkaan doonto shir dambe oo soomaalidu u dhan tahay oo la isugu yimaado iyo cid waqti iyo maal dambe ku bixineysa soomaali heshiisiinteeda, qaxooti uun bey soomaalidu iska noqon doontaa adduunka ku kala firirsan, mini states-kanna waxay iska noqonayaan meel hal qabiil ama laba joogto oo iska taag daran oo dibedda looga taliyo oo amxaarku siduu doono ka yeelo maadaama isagu soo dhisay, taasoo ah sida ay daneynayaan shisheeyaha iyo cadawga soomaalida. In conclusion dowladda KMG is your last chance. |
    Anonymous | Sunday, January 28, 2001 - 12:21 am SOMALI HARTA WAAD MAHAD SANTAHAY INAAD II SOO JAWAABTAY. TALKALE WAXA AADKU MAHADSANTAHAY SIDA AAD U AAMINSANTAHAY UGUNA DHEERANTAHAY INAAD FIKRADA DKM AAD SUPPORT GAARAYSID. ANIGU SE SHAQSI AHAAN WAXA AAN QABAA IN DKM AY TAHAY DAWALAD LAGU DHISAY QABIIL OONAY AHAYN DOWAL LAGU DHISAY WAX QABAD SHAQSIYADEED. MAADAAMA DAWLADA LAGU DHISAY QABIIL, ANIGA WAXA AY ILA TAHAY IN QABIILADA OO DHAN HASHIIS DHEXMARO GAAR AHAAN KUWA MAANTA ISKU DHACSAN. HAWIYE WAA QABIILKA MAANTA UGU LEETA SOOMAALI MARKA LAGA HADLO XAGA NABAD GALYADA. IN LAYSU KEENO LANA HASHII SIIYO WAA SHAY LAGAMA MAARMAAN AH WAXANA AAN FILAYAA INAAD TAAS IGU RAACI DOONTO. TANKALE EE AAD TIDHI DKM WAA DOWLAD DAQUDH AH EE SOOMAALIYEED EE LA ICTIRAAFAY, WAARUNTAA EE BALWAXA AAD FIIRISAA SABABAHA LOO ICTIRAAFAY, IYO WAXA KU KALIFAY IN LA AQOONSADO DOWLADAN ADUUN WAYNAHA. AQOONSI MARKA AANKA HADALANA WAXA KHASAB AH KOLKA HORE IN AQOONSIGU KAYIMAAD MEESHAADKA TALISID. DKMG AYAANDARADA HAYSATAA WAXA WEEYE MAANTA ISKADAA IN LAGA AQOONSADO GOBOLADAKALE AH WAXA LAGA AQOONSAN LAYAHAY MUQDISHO. WAQOOYI IYO GOBOLADA DHAXANA IYGAABA MADAXWAYNEYAAL LEH. MARKA ANIGA WAXA AY ILA TAHAY INTAY RAGAN FARDAHA FUUSHANI KA SOO DAGAAN AYKA BILAABAAN TALO GRASSROOTSKA OO ISUKEENAAN BULSHADA. HAWIYE AFTOODA WARLORD EE ISHAYSTANA SU'AALAAN WAXA AY DADKOODA U BAABINAYAAN? GOBOLADAN DHISMAYANA FARAHA KA QAADAAN OO WALIBA SUPPORT UGU DARAAN ILEEN WAXA AY QABANAYAAN HOWSHII LOOWADA SOCDAY EE AHAYD CO-FADARALKA. BANAADIR XASULOONI LAQABADSIIYO OO BAL RAGAN U HAYSTA BULSHADOODA HOSTAJKA LA SU'AALO WAXA AYDAMAC SANYIHIIN. DKMG AHNA MEEL MAGAADHAYSO ILAA HAWIYE ISU YIMAAD OO AYNABAD DHEXMARTO. DADKAN LA ISDIIDSIINAYO EE WARLORDSKA AHNA KHATAR AYAY GALINAYAAN MAANTA WAX WALOO SOOMAALINIMO U DHALAN LAHAA HADDII AAN LAYSU KEENIN. HADDII SE DAWLADA KMG AY DIYAAR U TAHAY IN LAYSKU DHACO OO CIDKALE ISDILI MAYSEE HAWIYE LAYSKA HORKEENO LANA LAAYO WARLORDSKA THEN BULSHADU WAXA AY U ARKAYSAA IN DKMG AYSAN DHAAMIN WARLORDSKA HAWIYANA ANIGU WAXA AAN U ARKAA IN DANBI AAD U WAYN LAGA GALIDOONO. TEEDAKALE WAXA SOOMAALIDI MEEL U GAADHIWAYDAY ISDIIDSIINTA AY ISDIIDSIIYAAN RUNTU WAXA AYTAHAY. NINYOW MAWAXA AAD ILEEDAHAY MAANTA DKMG WAXA AY FILAYSAA IN SOOMAALI OO DHAMI KUDABA FAYSHO? MASEKA FAKARTAY BULSHOOYINKA XASILOONI FIKRADA AYKA HAYSTAAN DKMG AH IYO WAXA AYKU SOO KORDINKARTO BULSHOOYINKAA? TAKALE CISMAAN CAATO WAXA UU DILAY CAYDIID SU UU UGUTALIYO KOONFUR, WAAKA AWOODBADNAA DKMG WAAYO ISAGU WAXA UU DIYAAR U AHAA INUU DILO WIXIIKA HORYIMAAD, WAANAKU GUULAYSAN WAAYO OO XAMARLAMA DHAAFIN XUKUNKIISII. MUUSA SUUDINA BALCAD IYO XAMAR BADHKEED XUKUNKIISII WAA DHAAFIWAAYAY ISAGOO ISBA KADARNAA C. CAATO. MARKAA WAXA AAD ILEEDAY DKMG OO AAN U DIYAAR AHAYN IN AY DHIIG MUSLIN ISKU DAADISO DISHANA BULSHO SOOMAALIYEED AYAAN RAGAN DHIIGYO CABKA AH TARTIIB UGA TAGAYAAN IYO DOO AAN XALKALE LARAADIN? MIDNA WAAKUGU RAACSANAY, IN SOOMAALI AY MAANTA CHANCE HAYSATO AY ISUGU TIMAAD, TAAS WAA SHAY RUN AH OO HADDII AY SOOMAALI DOONAYSO IN AY ISU TIMAAD WIXII HORANA SIDA S/AFRICA ILOWDO OO CHANCE KAAN AYKA FAA'IIDAYSTAAN AY SAMAYNKARAAN. LAAKIIN ADIGU WAXA AAD IILA EGTAHAY QOF WAX GARAD AH WAXANA AAN KAA FILANAYAA IN AAD XAAJADA GUNTEEDA EEGTID! HADDII AAN SIDA S/AFRICA AAN YEELO WAXA LOOBAAHNAA SOMEONE LIKE MANDELA TO BRING THE COMMUNITIES TOGETHER AND SADLY WE'RE STILL WAITING FOR THAT ST. SO MAY DEAR FRIEND LET US PRAY AND HOPE THAT C/QASIM WHOM I THINK IS THE CLOSES PERSON TO MANDELA IN OUR COMMUNITY FIND A WAY TO DEAL WITH THE ENEMY WITHIN. WAXANA AAN EEBE KA BARYAYAA INUU MIDEEYE SOOMAALI IYAGOO CADAALAD AH. C/QAASIMNA WAXA AAN ILAAH U FILAYAA INUU GACAN QABTO OO UU KADHIGA KA HAWIYE ISU KEENA SU UU SOOMAALI WAYN ISUGU KEENO. MAHADSANID SOOMAALI WAA SUUBAN |
    cali mar dhoof | Tuesday, February 06, 2001 - 03:27 pm aslamu calaykum. waxaan halkan ka dareemay in ay qabiil iyo qurun ka socto , waryaada adduunyada waa hore ayeey tagtay,intaad saas u hadleysaana iilama muuqato inaan horumar aan gaareyno addunka wuxuu ku hormaray ganacsi iyo sidii dhaqaale loo sameeysan lahaa,intaadse qabiil iyo qurun aad ka sheekeysanaysaan faa,ido nooma soo socoto,wax ha la barto,waxaana aan aaminsanahay qofku qabiilkuu doono ha ahaado midna midka kale inuusan ka khery badneeyn illaa kan eebbe u dhow mooyaane,anigaa kaa fiican iyo anigaa kaa fiican intaad ku fakaraysaanna waxaad u baahan tihiin inaad wabarataan waayo waxbarasha ayaa u cadaw ah qabiilka iyo kala qeeybsanaanta. |
    Gaaloos | Monday, March 19, 2001 - 06:14 am war kuwaan jubbaland iyo ku haayo war jubaland waxaa iska leh Gaaljecel waana hawiyyee ee baydhabo isugu taga ama meel kale walee inaadan kismaayo iyo meel kale ku soo laaban inta gaaljecel nool yahay. |
    Somaali | Monday, March 19, 2001 - 06:13 pm jubadda hoose iyo j/dhexe inta badan Hawiyaa u badan Gaal jecel laf dhabarka hiddaha iyo dhaqanka Somaaliyeed ayaa iska leh .shirka Ethiopia waddana waxaa shirka Madax loo doortay Ina Caydiid oo Habar Gidir ah...Abdullahi Yusufna ku xiggeen,,Baydhabana asalkeeda Habar Gidir ayaa leh.......... |
    mahamad ali | Tuesday, March 20, 2001 - 11:34 am waan doonayaa in aan lahado H/GIDIR oo aan u shee go in aay san SH/HOOSE BAAY IYO WALIBA KOON FUR OO DHAN waxba u yaalin oo aay san ayada laheeyn oo ay is kaga tag to hadii kale waxaa dhici doon to haduu illaah yiraah do maalin si hada ka qaab daran kaga bixi doonto waxaan rabaa in aan kula dar dar mo KONFUR ISIN MALATAANE KU BAHAAY UNINE MASUUN KU WEELAANO WALAA ISIN WADAAN BAAY |